Webmaster

“Puntland Waxaanu Ku Heshiinay In Aanay Carqaladeyn Hawsha Qaadashada Kaadhadhka Cod-Bixinta…” Wasiirka Arr. Gudaha

Laascaanood 12. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Amniga Gobollada Sool iyo Sanaag ee ay Sabtida ka bilaabmayso Qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashooyinka soo socda. Wasiir Faratoon wuxuu sheegay inay jiraan Kooxo uu ku tilmaamay Fallaago oo uu sheegay inay dhibaato amni daro ka wadaan Gobollada bariga,…

Read More

‘’Xisbiga Waddani Haddii uu Is Macaashsiiyo Madax-Wareer ayaa Ku Dhici Doona’’ Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Mudane Samaale

Hargaysa 12. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland,  C/casiis Maxamed Samaale, ayaa ugu baaqay xildhibaan C/raxmaan Talyanle in uu ku adkaysto go’aankiisii uu markii hore ku aqbalay in Baashe Maxamed Faarax, uu kaga guulaystay xilka guddoomiyenimo ee Wakiillada. Waxa kaloo uu  kula taliyay xildhibaan Talyanle, in guul-darada  uu aqbalo ay macnaheedu tahay in…

Read More

“Maanta Gobolka Sool Dhammaantii Waa Guri Nabadeed Oo Kala Dambayn Iyo Nidaam Leh, Taleex, Xudun Ilaa Xuduudkaa Aynnu Maanta Joogno Ee Dharkayn-geenyo, Saax-dheer Ilaa Boocame.” Wasiirka Madaxtooyada JSL SAWIRO

Dharkayn Geeyo 12. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuuse Biixi Cabdi oo ku sugan gobolka Sool ayaa maanta si ballaadhan loogu qaabinay deegaamada Kalabaydh iyo Dharkayn-geenyo oo ku yaala koonfurka gobolkaasi.   Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamuud Xaashi oo ka…

Read More

Waan dareemay kalgacal  (2) Idiris Toox yare

Jawiga wakhtigu waa mid qalbigaaga ku abuurraaya farxad, kalgacayl, iyo jaceyl nololeed. Waxa cirka ku shaqllan darruuro, cadceeddu na waxay u sii carraabaysaa godkeedii, waxay soo dirraysaa fallaadhihii macasalaamaynta oo qof walba qalbigiisa ku reebaya xusuus. Qalbigaygu ma kasaayo/garanaynin nimco, iyo badhaadhe ka weyn marka aad isku hesho Maandeeq, iyo Jawigaa aadka u macaan. Waxa…

Read More

Mid ka Mid ah Wargaysyada ka soo Baxa Masar oo Aqoonsi Dadban Ku Tilmaamay Cilaaqaadka Somaliland iyo Isu Taga Imaaraadka Carabta

Qaahira 11. August 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska SASA Post oo ka soo baxa dalka Masar, ayaa aqoonsi dahsoon ku tilmaamay heshiisyada ay wadagaleen Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu. Wargeysku wuxuu shalay  shalay daabacay warbixin lagu falanqeeyey danaha saldhigyada dalka Imaaraadka carabtu, ka samaysteen dalalka  Liibiya, Eriteeriya, Yeman iyo Somaliland, wargeyska Dawan ayaa akhristeyaashiisa u soo turjumay intii…

Read More

Caaqil Sheegay In Wasiirka Madaxtooyadu Masaxayo Taariikhda Iyo Wax-Qabadka Wanaagsan Ee Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 11. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaan maanta halkan mahad-naq weyn ugu dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ah shaqsi qiime weyn ku leh dalkan iyo dadkan, kaasoo aanu maanta caruurtayadii la dhalatay  wadada cusub ee ceerigaabo aanu ugu magac darnay magaca Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Maanta waxaan doonaayey in aan halkan wax-badan ku…

Read More

Madaxweynaha Dib loo Doortay ee Iran oo Markii Kowaad Sadex Haween ah u Magacaabay Jagada Madaxweyne ku xigeenkiisa

Tehran 11. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dib loo doortay dhowaan ee dalka Iran Xassan Ruuxaani ayaa magacaabay sadex haween oo noqon doona madaxweyne ku-xigeenada dalkaas. Waa markii ugu horraysay oo haween loo magacaabo xilal sidaas u sarreeya, tan iyo markii uu dhacay kacdoonkii Iran 1979-kii, marka laga reebo hal wasiir oo lagu magacaabi jiray Mardiyah…

Read More

Labo kamid ah Dowladihii Xayiraada kusoo rogay Qadar oo Hawadooda u fasaxay Diyaaradaha Qatar Airways

Doha 11. August 2017 (SDN/QJ):- Labo dowladood oo kamid ah Xulufadii Sacuudiga hogaaminayay ee xayiraada kusoo rogay dowlada Qadar ayaa hawadooda u fasaxay Diyaaradaha shirkada Qadar Airways oo horey looga mamnuucay in ay maraan hawada Wadamada Xulufada ah. Dowladaha Imaaraatka Carabta iyo Baxreyn oo kamid ah dowladihii xayiraada kusoo rogay dalka Qadar ayaa go’aankooda isbadal…

Read More

Lamaane Booliis Ah Oo Shaqada Looga Eryey Been Layaab Leh Oo Ay Sheegeen

Delhi 11. August 2017 (SDN/QJ):- Lamaane katirsanaa booliiska dalka Hindiya ayaa shaqada laga ceyriyay, kadib markii ka been sheegeen in ay fuuleen buurta adduunka ugu dheer ee lagu magacaabo Everest oo kutaala dalka Nepal. Guddi baaritaan ku sameenayay sheegashada lamaanahan katirsan booliiska dalka Hindiya ayaa ugu dambeyn ogooday in lamaanahan ka been sheegeen in ay…

Read More

Tiknoolajiyada Dagaalka Xiddigaha, Gantaalo Cusub Oo Ciidammada Badda Ee Maraykanku Hirgaliyeen !

Washington 11. August 2017 (SDN/QJ):- Tiknoolajiyada Dagaalka Xiddigaha waa magaca Cusub ee ay Khubarada falanqeeya Hubka Casriga ahi u bixiyeen Gantaalaha Cusub ee Tijknoolajiyada haatan loo adeegsado, waxaanay gantaalaha noocaasi oo kale ah Jarayaan Xawaare ku lix jibaarmaya Xawaaraha Codka. Ciidammada Badda ee Dalka Maraykanka ayaa dhawaan soo saarey gantaal cusub oo la yidhaahdo Railgun,…

Read More

Loolanka u dhexeeya Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani Ka Dhego adayga Go’aanada Guddida Anshaxa ee Komiishanka Doorashadda & Sida loogu qanci karo Natiijadda Doorashadda DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira. Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo. Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana, qadar Eebbe weeye. 27 sanno oo go,doomin ah…

Read More

Wada Hadalkii u Dhexeeyay Somaliland Iyo Khaatumo oo Ka Furmay Magaaladda Widh Widh DAAWO

Widhwidh 10. August 2017 (SDN/QJ):- Wafti uu hogaaminayo Murashaxa madaxweyne UCID Eng Faysal Cali Waraabe isla markaana uu wehelinayay Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Mudane Maxamed Xaaji Aadan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Widh-widh . Waxaana Deegaanka Widh-widh waftigan ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif, Wasiirka amniga Khaatumo Mudane Kayse, Madax dhaqameed iyo…

Read More