Webmaster

‘’Waxaan Markhaati ka ahay in Aniga iyo C.raxmaan Talyanle Midna uu Dibada ku Dhintay Midna Gudaha ayuu ku dhintay Sidaa Awgeed Waxaa Dadka Deegaanka aan Ka Soo Jeedaa ay Isugu Noqon doonaan Tashi Buuxa oo Balaadhan,Kumana Qanacsani…’’ Xildhibaan Saleebaan Cali Koore DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland kuna abtirsada Xisbiga Kulmiye Isla markaana Culays badan lagu saaray inaanu u tartamin Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ayaa sheegay in aanu aqoonsanayn Doorashadii loogu doortay Mudane Baashe Maxamed Faarax Xilka Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee uu arbacadii hore baneeyay Gudoomiye…

Read More

Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Wax Is Daba Marin ka Dhacday Madashii Shalay ee Doorashadda Gudoomiyaha Wakiiladda,Loolanka Xisbigiisu Ugu Jiro Qabashada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Wakiiladda & Xiliga uu Iska Casilayo Xubin-nimada Golahaasi DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Gudomiyihii hore ee golaha wakiilada Somaliland isla markaana iminka ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa waxaa uu ka Hadlay is dabo marin la sheegay in ay ka dhacdey doorashadii shalay ka dhacdey xarunta golaha wakiilada. Gudoomiyaha ayaa sheegay in aanu arintaasi waxba ka hor dhaceyn…

Read More

‘’Xildhibaan Talyanle Wuxuu Helay 39 Cod Laakiin Waa La Musuq Maasuqay’’ Xildhibaan Baar Siciid DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Baar Siciid X. Faarax oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegtay in Codayntii Shalay ka dhacday Golaha Wakiiladda ee Lagu Dooranayay Gudoomiyaha Golahaasi la Musuq Maasuqay Isla markaana uu Xildhibaan C.raxmaan Talyanle Helay 39 Cod balse la siiyay Gudoomiye Baashe.

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Cigaal Iyo Rayaale Kaga Duwanaaday Muranka Mas’uuliyiinta Dawladiisa

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa aad uga duwan labadii madaxweyne ee ka horeeyay ee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo Md. Daahir Rayaale Kaahin, marka la eego adkaynta nidaamka dawladnimo. Marxuum Cigaal oo talada Somaliland qabtay iyadoo ay xaaladu dalku ahayd mid liidata amni ahaan dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaanba,…

Read More

Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye oo u Shiraaqday Isla Markaana Socdaal ugu Kicitimay Gobolada Bari & Ujeedada ka danbaysa DAAWO

Berbera 07. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiya ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Si balaadhan loogu soo dhaweeyay Deegaanka Laasa Dacawo ee Gobolka Saaxil. Weftiga Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ayaa Ujeedada Safarkiisu salka ku hayaa sidii uu uga Qayb gali lahaa Hawlgalka Qaadashada…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Digniin u Dirtay Shirkadaha Diyaaradaha ee Iyagoon Ogolaansho ka Haysan Wasaaradda Duulista soo Fadhiista Madaarada Iyo Amnigooda oo ay Diiday inay Kafaalo qaado DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe oo Kulan Warbaahineed ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa digniin u diray Diyaaradaha aan Wasaaradda Duulista Somaliland ogolaansho ka haysan ee is yidhaa fadhiista Garoomada Diyaaradaha ee Somaliland.

Read More

Dardaarankii Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur ee Walaaca uu ka Qabo Xaalada Kala Guurka ah ee Doorashadda & Jawaabtii Wasiir Maxamud Xaashi ka Bixiyey DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah gacanta midig ee Madaxweyne Siilaanyo, ayaa damaanad qaaday in Madaxweyne Siilaanyo dalka gaadhsiin doono doorasho xor iyo xalaal ah. Wasiir Xaashi ayaa hadalkan yidhi isagoo ka jawaabayay hadalo dardaaran iyo digniin ah oo uu wasiirkii hore ee daakhiliga Maxamed Nuur Caraale (Duur)…

Read More

‘’Habar Jeclooy Nin Ka Codkiina Doonaya Ee Muuse Biixi Waxuu Iga Qaaday Beer Isaga Iyo Beeshisa’’ Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Kornayl Cismaan Dacas oo Qayb weyn ku lahaa Dhismaha Ciidanka Qaranka Somaliland dhalasho ahaana ka soo Jeeda Bariga Burco ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi uu Xoog kaga haysto Beer uu ku leeyahay deegaanka Geed deeble.

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Ka Hadlay Sida ay u Socoto Diyaar Garawga Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Gobolada Sool Iyo Sanaag DAAWO

Laascaanood 07. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Guddida Heer qaran ee Doorashooyinka oo ku Sugan Magaaladda Laascaanood ayaa ka hadlay Xiliga ay Gobolka Sool ka bilaabmi doonto hawlgalka qaadashadda Kaadhka Codbixiyaha.

Read More

‘’Ilaa Iyo Hada Deegaanka Ceel-afweyn Waxay Colaadu gaadhay Halkii u Saraysay ee Xumaani ay Gaadho’’ Boqor Cismaan Buur-Madow DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Buur-madow oo ka mid Madaxdhaqmeedka reer Somaliland gaar ahaan kuwa ku dagaalamay deegaanka Ceel-Afwayn ayaa ka hadlay markii ugu horaysa mashaqada halkaasi ka dhacday waxaanu sheegay in uu wax badan ku taliyay balse Xukumaddu Talaabo kale qaaday .

Read More

Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani oo Xisbiyada u Soo Jeediyey in ay Si Fiican u Tartamaa

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Cabdilaahi, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee la filayo in sannadkan ay dhacdo, waxaanu ku taliyey inay dhacdo Doorasho xor iyo xalaal ahi, waxaanu Xisbiyada ugu baaqay inay si nadiif ah ay u tartamaan, anshaxana ay ilaaliyaan. Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Cabdilaahi, oo Wargeyska…

Read More

Dhibaato Adag Oo Laga Soo Sheegayo Cisbitaalka Magaalada Burco Oo Qarka U Saaran.. DAAWO

Burco 07. August 2017 (SDN/QJ):- Sida ay ku warameen qaar kamid ah bukaanka jiifa Isbitaalka weyn ee magaaladda Burco waxaa xaalad aad u adagi ka jirtaa cusbitaalkaasi oo ku dhow in albaabada la isugu dhufto. Qaar ka mida waalidiinta bukaan-jiifka ah ee ku sugan cusbitaalka Burco oo Warbaahinta uga waramayay xaalada Cusbitaalka ayaa tilmaamay inuu…

Read More

Golaha Shacabka Somalia oo Ansixiyey Miisaaniyada Dawladda Federaalka Somalia ee Sannadkan Dhawrka Bilood ka Hadheen ee 2017

Muqdisho 07. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay Miisaaniyada dowlada ee sanada 2017-ka oo gaareysa adduun lacageed oo dhan $246 milyan oo dollarka Maraykanka ah . Kulanka Baarlamaanka ee lagu ansixiyay Miisaaniyada dowlada ee sanadkan waxaa goob joog ka ahaa 169-Xildhibaan , waxaana Miisaaniyada in a ansax noqoto…

Read More

‘’Ururkani waxa uu Mas’uul ka yahay ilaa afar boqol oo dhakhtar oo reer Somaliland ah waxaana sannad kasta nagu soo biiraya ilaa Lixdan dhakhtar oo cusub’’ Xogwaran uu Bixiyey Gudoomiyaha Ururka dhakhaatiirta Somaliland

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Dr Cabdirisaaq Yuusuf Cabdilaahi wuxuu ka Mid yahay Dhakhaatiirta ka hawl gala Somaliland waxaa kale oo uu yahay Gudoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland waxaanu iftiimiyey Waxyaabaha uu Ururkani qabto iyo Taakulo Caafimaad oo uu Isaga oo Kaashanaya Mid ka mid ah Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland uu u geysto Caruurta yar yar ee…

Read More

“Hadii qofku yidhaahdo diimahu waa isku mid isagoo islaam ah, diintuu kaga baxayaa..”Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday in qofkii yidhaahda diimahu way siman yihiin, isagoo muslim ah uu diinta islaamka kaga baxayo, culimada islaamkuna dhamaantood isku raacsan tahay. Qeybtii labaad ee khudbadii uu Sheekh Maxamed kaga hadlay halista kiristaanka iyo in la simmo diimaha ayuu ku bilaabay: “Nusuus…

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo Ku Taliyey in Masaajidka laga Dhigo Qayb ka Mid ah Nolosha Bulshada

Istanbul 07. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogaan ayaa sheegay in jiilka cusub ee dalkiisa u soo baxaya uu yahay mid garanaya taariikhdiisa, xadaaraddiisa iyo dhaqankiisa, waxa aanu dadkiisa ugu baaqay in ay dardargeliyaan kaalinta ay masaajiddadu mustaqbalka ku yeelan doonaan guud ahaan dalka Turkiga, kana dhigaan xarumo dhaqdhaqaaq iyo shaqo joogto…

Read More