Khaatumo Oo U Kala Jabtay Laba Garab Oo Waaweyn, Koox Diiddan Wada-hadallada Somaliland Oo Madaxweyne Ku Doortay Buuhoodle Iyo Caqabadaha Muuqda DAAWO
Buuhoodle 09. August 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf u dhexeeyay Madaxweynaha Kooxda Khaatumo iyo ku-xigeenkiisa oo dhawaan Xilka laga qaaday ayaa Cirka isku Shareeray isla-markaana Jawi cusub geliyey Xaaladda Siyaasadeed ee Khaatumo. Kooxda Khaatumo ee uu hoggaamiyo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Toddobaadkan shaaciyey inay Xilka ka qaadeen Madaxweyne ku-xigeenkii Kooxdaasi Cabdalle Maxamed Cali Haybe, ka dib…
