Webmaster

    Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud: Iscasil Si Aad Ubadbaadiso ‘Geedi Socodka Nabada’

    Qoraalkaan inta aan ugelin, aan idin xasuusiyo qoraal aan qoray taariikhdu markay ahayd April 12, 2014 oo aan cinwaan uga dhigay “Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud: Ma La Gaarey Waqtigii Aad Is Casili Lahayd?” Qoraalkaas oo ku saabsanaa sida ay QurboJoogta Soomaaliyeed uga xumaadeen in Madaxwaynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ka aamuso sida waxshinimada leh oo…

    Read More

      Ra’iisul Wasaare Cabdiwali: “waa wax aad looga xanuunsado in hooyada Soomaaliye​ed aysan helin daryeel caafimaad xiliga dhalmada”

      Muqdisho, 06, May, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta ka qayb galay xafalad lagu daah furayey Barnaamijka Caafimaadka Asaasiga ah oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Caafimaadka. Munaasabadaan ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda, dhakhaatiir, khubaro dhanka caafimaadka ah, Danjiraha boqortooyad Ingiriiiska u fadhiya Soomaaliya, Isku…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

        Read More

          DAAWO:Siyaasi Abdillahi Kader Waberi oo ka waramaya sida xisbiga MRD ee Jabuuti ummadii u kala qeybiyay

          Brussels May 06,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga reer Jabuuti ee Abdillahi Kader Waberi oo ku nool magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa noqday siyasigii u horeeyay ee ku dhiirada in uu bulshada u soo bandhigo sida ay masuuliyiinta qurbejooga ee xisbiga Jabuuti laga mumnuucay ee MRD ummadda u kala qeybinyaan. Masuulkani waxa uu si faahfaahsan u sheegayaa cago jugleynta…

          Read More

            Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Arrimaha Gudaha oo Ka Hadlay Sababta uu Xilkiisii ku Waayay iyo Khilaaf Weli taagan {DHAGAYSO}

            Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Xaflado ay Xilalka kula Kala Wareegayeen Mas’uuliyiintii uu Madaxweyne Siilaanyo horaantii Todobaadkan Magacaabay ayaa Maanta Xilalkii loo Igmaday Si rasmi ah ula Wareegay. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka Mudane Cismaan Garaad Soofe ayaa Xilalkii isna u kala wareejiyay Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Wasiir…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi : Saaxiibo Mid Kastaaba Kan Kale Ka Sugayo Abaal Uu U Galay In Uu Guddo Iyo Loolanka Adag Ee U Bilowday.

              Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, wuxuu toddobaadkan ku dhawaaqay inuu yahay murashax xisbiga KULMIYE gudihiisa uga tartami doona inuu noqdo murashaxa madaxweyne ee xisbiga u meteli doona doorashada madaxtooyada ee kal dambe qorshaysan inay qabsoonto. Hadalka Muuse Biixi, wuxuu yimid maalmo uun ka dib markii uu dhammaaday shirweynihii xisbiga…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Khudbad Sannadeedkiisii Distooriga ahaa ee Mudada badan dib u dhacday Beri u jeedin doona labada gole

                Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maalinta bari ah Khudbad sanadeeda Dastuuriga ah ka hor jeedin doona laba gole Baarlamaan ee Somaliland, taasi oo uu kaga hadli doono Xaaladaha dalka iyo Hawlaha Xukumaddiisa. “ Madaxweynaha ayaa bari laba aqal ee Wakiilada iyo Guurtida ka hor jeedin doona Khudbad sanadeedii, waxaana…

                Read More

                  Daawo gudoomiyhaa xisbiga mucaaradka ee UCID Eng Feysal Cali Waraabe oo ka soo dagay Heathrow airport

                  London 05May14(SDN)Waxaa xaleey garoonka Heathrow ee magaaladan London ka soo dagay wafdi uu hogaaminaayay gudoomiayaha xisbiga Daryelka & Cadalada Eng Feysal Cali Waraabe. Waxa gudoomiyaha garoonka diyuurada Heathrow ku soo dhaweeyay taagerayaasha xisbiga Kulmiye ee UK. Hadabo markii uu yimid waxaa casho sharaf loogu sameeyay maqaayada Savanaha ee ku taalo galbeedka magaalada London. Hoos ka…

                  Read More

                    Mareykanka oo Xero ciidan siistay Dimuqraadiyad sal dhigata Jabuuti,iyo cadadka lacagta madaxweynaha Jabuuti jeebka loogu shubay

                    Washington May 06,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa heshiis kula gashay dawlada Jabuuti kirada xerada Lemonier ee fadhiisinka u ah ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ku sugan. Madaxweynaha Mareykanka oo iska indho tyiraya xaaladaha siyasadeed eek a jira dalka Jabuuti ayaa amaan kula dul dhacay dawlada Jabuuti. Heshiiskan Obama iyo Geelle ayaa ciidamada Mareykanka siinaya ogolaasho ay Jabuuti…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo Iyo Kooxda Ku Hareeraysan Oo Ka Naxay Hadalkii Muuse Biixi, Kuna Mashquulsan Qaabkii ay Jawaab u Bixin Lahaayeen

                      Hargeysa:May,06,2014(SDN/QJ)-Dhawaaqii dhawaan ka soo yeedhay Guddoomiye Muuse Biixi ee  uu ku sheegay inuu u taagan yahay Musharaxnimada Madaxweynenimo ee Xisbiga Kulmiye, ayaa shaki iyo isku dhexyaac badan ka dhex dhaliyey Madaxtooyada Somaliland oo aan ku farxin hadalkan. Sida ay sheegayaan warar aanu ka helayno Madaxtooyada Somaliland, waxa Hadalkaas aad u dhibsaday Hoggaanka sare ee Dalka…

                      Read More

                        Cidda Sida Rasmiga ah Uga Dambaysa Mooshinka Xasan Sheekh Oo La Ogaaday

                        Muqdisho:May,06,2014(SDN/QJ)-Waxa isa soo taraya cidda ka dambaysa in meesha laga saaro maamulka iyo hoggaanka Dawladda Xasan sheikh Maxamuud oo haatan Baarlamaanku u micciyo lisanayo. Duufaanta meesha lagaga saarayo madaxweyne Xasan Sheeekh ayaa ilaa iyo shalay cirka isku shareertay, waxase Haatan caddaatay cidda Afuufaysa ee dabada ka riixaysa in madaxweyne Xasan laga takhaluso. Qaar ka mid…

                        Read More

                          Nuxurka Kulan Lagu Kala Dhantaalayo Mooshinkii Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Xalay Saraakiisha iyo Taageerayaasha Xukuumaddu ku Yeesheen Villa Somalia

                          Muqdisho:May,06,2014(SDN/QJ)-Aqalka looga arrimiyo Somalia ayaa habeenkii xalay galay Mashquul xad-dhaaf ah, waxana Buux-dhaafiyey Saraakiish, culimada iyo taageerayaasha  sarsare ee Kooxda Xasan sheikh is looga hortago Badheedhaha kaga yimi dhinaca Baarlamaanka. Shirarkan oo ilaa iyo Xalay goor dambe ka socday Madaxtooyada ayey saraakiisha iyo waxgaradka Xisbgiga Dam-jadiidku wax iskaga weydiinayeen Weerarka cusub ee Dhinaca Baarlamaanka kaga…

                          Read More

                            Ceerigaabo: Rabshado Sababay In Dib Loo Dhigo Imtixaan Laga Qaadi Lahaa Shaqaalaha Diiwaangelinta Gobolka Sanaag iyo Ciddii imtixaanka Qaadi lahayd oo La Garan La’yahay

                            Ceerigaabo:May,06,2014 (SDN/QJ)-Waxa Maalintii shalay Baaqday  Imtixaankii Laga qaadi lahaa Shaqaalaha Loogu Talo galay Inay Ka Hawlgalaan Diiwaangelinta Shacabka Gobolka Sanaag, kaas oo qorshuhu ahaa in lagu qaado  xarunta Jaamacadda Sanaag. Sababaha Imtixaanka Dib loogu dhigay ayaa lagu sheegay Warar suuqa soo galay oo sheegay in Imtixaanku galay gacanta dad dawladda u shaqeeya, kuwaas oo iyaguna…

                            Read More

                              Ardayda Dugsiyada Sare Ee Burco Oo Dagaal Qabyaaladaysan Isku Qaaday iyo Tiro Arday ah Xabsiga La Dhigay

                               Burco:May,06,2014(SDN/QJ)-Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada Sare ee Magaalada Burco ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii uu iska horimaad qabyaalad ku salaysan dhex maray. Sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaadhayaa waxa ciidanka ammaanku qabteen Arday kor u dhaafaysa ilaa 20-arday, xilli ay dagaal isku qaadeen isla-arday kale oo ay isku dugsiyo yihiin oo…

                              Read More

                                DAAWO:Soomaalida Minneapolis oo masuuliyiin ka tirsan dawlada Mareykanka kala hadlay tacadiyada dawlada Kenya kula kaceyso Soomaalida

                                Minneapolis May 06,2014(SDN/QJ)-Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka oo is abaabulay ayaa la kulmay qaar ka mida masuuliyiinta dawlada Mareykanka ee Gobolkaas ka soo jeedsi ay ugala xaajoodaan in dawlada Kenya culeys lagu saaro in ay joojiso bar tilmaansiga Soomaalida Kenya.

                                Read More