Webmaster

    Do not be afraid of the Somalis, Kenyans told

    “I boarded a matatu number 48 to Kileleshwa at Odeon Cinema stage in the city centre. The matatu had seven other non-Somali passengers. They all alighted calling me a terrorists. I felt very embarrassed and shocked”. This is the story of Adan Mohamed, the winner Uongozi Season One, the TV reality show that sought to…

    Read More

      Musharaxa madaxwaynaha xisbiga ucid Jamaal Cali Xuseen oo kulan la qatay Wasaarada arimaha dibada Ingriiska ee u qabilsan Comms| Diaspora Outreach Lead

        London 08May14 (SDN) Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga ucid mudane jamaal cali xuseen oo ay ku weheliyaan xubna ka tirsan xisbiga ucid xoghayaha waxbarashada fawsi Xaji Yusuf xoghahya xibiga ucid laanta Uk Mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale iyo xoghayaha garabka haweenka Marwo Farduus Cige iyo xubno ka tirsan jaaliyada somaliland ee ku dhaqan uk, wafdiga musharaxa xisbiga…

      Read More

        20-tan Hay’adood Oo Caalami ah Oo Warbixin Dhiillo Leh Ka Soo Saaray Nolosha Dadka Soomaalida ah

        Muqdisho:May,08,2014(SDN/QJ)-Is-bahaysi ay leeyihiin inka badan labaatan Hay’adood oo caalami ah ayaa  ka dayriyey Nolosha Dadka soomaalida ah ee Somalia ku nool, waxana ay sheegeen in Halistii dhawaan laga soo baxay markale dib loogu noqon karo. Warbixinta ay hay’adahani ka soo saaren Soomaaliya,waxaa ciwaan looga dhigay “halis ay Somalia ugu jirto inay dhibaatadii ay ka soo…

        Read More

          Halkan Ka Akhri Magacyada 24-Soomaali ah Oo Laga Badbaadiyey Dooni Kula Degtay Turkiga iyo Giriigga Dhexdooda

          Athens:May,08,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Qaar ka mid ah dalalka yrub ayaa shaaciyey Magacyada 24-Qof oo  Somali ah, kuwaas oo ka badbaaday Doonni Doddobaadka ku qallibantay Badda u dhexaysa Giriiga iyo Turkiga. Ciidamada Ilaalada xiibaha Giriiga ayaa shaciyay Dad gaadhaya 24 Qof oo Somali ah oo ay sheegeen in ay kabad badeen doon ay saarnayeen oo qarqoontay . Magacyada…

          Read More

            Dagaal Culus Oo Xalay Buuralayda Gal-gala ku dhex Maray Al-shabaab iyo Ciidanka Daraawiishta Puntland

            Gal-Gala:May,08,2014(SDN/QJ)-Buuralayda Gal-gala waxa Habeenkii xalay ka dhacay Dagaal muddo socday oo u dhexeeyey Kooxaha Al-shabaab oo halkaas Saldhigyo  ku leh iyo Ciidamada Daraawiishta Maamulka Puntland. Inkastoo ay adagtahay in Goobtaas warar sax ah laga Helo, haddana wararka na soo gaadhaya ayaa sheegay in dhimasho iyo dhaawacba ka dhasheen isku dhacaas labada dhinac dhex maray. Sida…

            Read More

              Maxay Al-shabaab Ka Tidhi Khilaafka Madaxweynaha Iyo Baarlamaanka Somalia Soo Kala Dhex Galay?

              Barawe:May,08,2014(SDN/QJ)-Xarakada Dagaalka kula jirta Dawladda Somalia ayaa Markii ugu horraysay ka Hadashay Khilaafka ka dhex taagan madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xubno ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo haatan gaadhay heer Madaxweynaha Is-casilaad laga Dalbado. Shabaabka ayaa waxay sheegtay in la iska horkeenay Madaxweynaha Dowladda Federalka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo tilmaamtay in ay isku dirkaas wadaan…

              Read More

                Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo yeelanaya iloolo u gaar ah

                Muqdisho May 08,2014(SDN/QJ)-Xildhibaananada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeelanaya ilaalo u gaar ah ka dib dilal isdaba jog ah oo lala beegsaday bishii ina dhaaftay. Kooxda Al Shabaab ayaa shaacisay olole ay ku beegsanayo xildhibaanada ka tirsan baarlamaankaSoomaaliya. Xildhibaanada ayaa maalmihii danbe ku eedeynayay madaxweynaha iyo dawladiisa in ku fashilmeen sugida amniga dalka isla markaana dalbaday in…

                Read More

                  Shalay: Mush-xaraddii Haweenka, Muusowgii Mudanayaasha iyo Mawaadiicdii aanu Magac-dhebin Madaxweyne Siilaanyo

                  Hargeysa:May,08,2014(SDN/QJ)-Habkii Loo Abaabulay Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo ku imanayey Labada Gole, ayaa ahayd mid ka duwan kuwii sanadihii hore lagu arki jirey, waxana Goobta awaamiirteeda inta badan Bixinayey Shaqaalaha ka hawl gala Golaha, iyadoo Shaqaalaha Madaxtooyada iyo ciidankaba ay ka muuqatay martinimo iyo ixtiraam ay u hayeen Shaqaalaha Golaha. Ma jirin wax is afgaran waa ah…

                  Read More

                    Ugu Yaraan 80-Qof Oo Ku Geeriyooday Kenya Iyo Tiro Kale Oo Aragoodii Weyday

                    Nairobi:May,08,2014 (SDN/QJ)-Inta la ogyahay 80 qof ayaa  ku dhintay Dalka Kenya tobonaan  kalena way  indha beeleen, kadib   markii ay cabbeen Khamri sumaysan oo  la Tuhunsan yahay in khaldan loo farsameeyey. Warkan oo ay maalintii shalay Baahisay Waraaladda Wararka ee AFP, ayaa lagu sheegay in masiibadani ay dalka Kenya ku habsatay, isla-markaana ay waxyeelladani soo gaadhay…

                    Read More

                      failed to get employment from government, a number of Somali land politicians criticize the government

                      Many Somali land politicians criticize the government after they fail to be nominated for official post. Somali land is small country with a limited resources and it is unfeasible that every member of the government party sympathizer secure an employment from the government and therefore, the personalities classifies as this category have to hang around until their opportunity become in reality. Consequently, it is unethical criticizing the government as a…

                      Read More

                        Somali lawmakers alloted bodyguards

                        The Federal Parliament of Somalia has announced on Tuesday that members of the house would be provided two guards each. The Second Deputy Speaker of the National Assembly, Mahad Abdalla Awad, who disclosed the news to the media, insisted on the rights of legislators to be adequately protected. The assassination of two Somali lawmakers in…

                        Read More

                          50-Madax-dhaqameed Oo Ka Soo Jeeda Beesha Hawiye Oo Hargeysa soo Gaadhay, Madaxtooyada Oo Saxaafadda u Diidday iyo Warar ka soo Baxaya Ujeeddadooda

                          Hargeysa:May,08,2014 (SDN/QJ)-Waxa Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Soo Gaadhay shalay Gelinkii Dambe Madax-dhaqameed Reer Muqdisho ah oo aan la fahmin ujeeddada ay halkan u yimaadeen. Ujeeddada Odayaashan oo dhammanatood la sheegay inay ka soo jeedaan Beesha Hawiye, ayey  Madaxtooadu Gawaadhi kaga soo daabushay Madaarka, waxana loo diiday inay saxaafaddu wax sawirro ama war ah ka hesho…

                          Read More

                            Macallin Kenyan ah Oo Habeenkii Xalay Lagu Toogtay Magaalada Galkacyo

                            Galkacyo:May,08,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii Xalay Lagu DilayMagaalada Galkacyo nin u dhashay dalka Kenya oo muddo macallin ka ahaa Dugsi   Vission International lagu magacaabo oo halkaas ku yaalla. Macallinkan ayaa la sheegayaa in Habeenkii Xalay abbaaro 8:00-habeenimo lagu toogtay wajahadda hore ee Dugsigii uu dhigayey, isagoo markaas ka soo baxay Xiisad uu Halkaas ka bixinayey. Macallinkan ayaa magaciisa…

                            Read More

                              Tacsi ay dirayaan Shaqaalaha Al Mustaqbal Boarding School

                              Haddaanu nahay maamulka, Macallimiinta iyo dhamman shaqaalaha Al-mustaqbal Boarding Schools waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa , geeridii naxdinta lahayd ee ku timi  halyeygii waxbashada pro. Cabdi Axmed siciid oo ku geeriyootay magaalada Hargaysa waxaana aanu marxuunka alle uga baryeynaa inuu jannatul fardawsa kawaraabiyo ehelada, qaraabadii iyo dhammaan umadda somaliland Samir iyo iimaan ka siiyo….

                              Read More

                                Murashax Jamaal Cali Xuseen oo wareysi xasaasi ah siiyaya TVga Somsat Daawo.

                                London 07.May 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya Waxa uu Siiyay Telefishanka Somsat kaas oo uu kaga hadlay arrimo badan oo taabanaya Nolosha iyo Siyaasada Somaliland halka ay Wakhti Xaadirkan Marayso. Wariye Axmed Cawil smaciil oo ahaa wariyihii qaaday wareysiga ayaa su’aalay musharax Jamaal…

                                Read More

                                  Madaxweyne Xasan Sheekh “Dhaqanka Dowladdnimadda aan ilaalino waliba Dowladnimadda dhaxdeeda aan ku ilaaliino”

                                  Mogadishu, 07,May, 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahii ugu dambeeyey booqasho ku joogay dalalka Itoobiya iyo Imaaradka Carabta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha oo shir-jaraa’id ku qabtay Garoonka Aadan Cade International Airport ayaa ka warbixiyey safaraddii uu ku tegey dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa yiri. “Ra’iisul…

                                  Read More