Xisbiga mucaaradka ah ee ODM oo dalbaday in ciidamada Kenya Soomaaliya laga soo saaro
Nairobi May 05,2014(SDN/QJ)-Xisbiga mucaaridka ah ee ODM ee dalka Kenya ayaa soo jeediyay in ciidamada Kenya laga soo saaro dalka Soomaliya si loo helo nabad. Xisbiga ODM ayaa sheegay in shacab badani dhimanayaan inta ay ciidamada Kenya ku jiraan Soomaaliya isla markaana ay xaaladu gacanta ka sii baxeyso. Siihayahay guddoomiyaha ODM Anyang Nyong’o ayaa dalbaday…
