Qisada La Yaabka Leh ee Baalashle Madaxweyne Noqday!! Wuxuu Lahaa Han Buuxa!!
Brazil 07. August 2017 (SDN/QJ):- Wuxuu ka dhashay qoys sabool ah waxayna qol yar ka deganaayeen xaafadaha qoysayska faqiirka ah ee magaalada São Paulo halkaasi oo ay ku badnaayeen dadka maandooriyaha isticmaala. Hooyadii ayaan korintiisa qayb weyn ka qaadatay waxaana uu qiray arinkaasi isagoo yidhi “Hooyaday waxay I bartay sidii aan meel are u gaadhi…
