Webmaster

    Hoggaamiyayaasha Maamulka Jubba Oo Ra’isal Wasaaraha ku Gacan Saydhay Qoddobo Saldhig u ahaa Wadahalladooda iyo Kala Fogaansho cusub oo Soo Baxay

    Kismayo:15-April-2014(SDN)-Wararka Laga Helayo Wadahadallada Dhexyaalla Waftiga Ra’isal wasaaraha Somalia Hoggaaminayo iyo  Maamulka Jubba, ayaa sheegaya inay JIraan Qoddobo Muhiim ah oo la isku  Mari la’yahay. Arrimaha la isku Mari La’yahay, ayaa waxa ugu horraysa Arrinta Barre Hiiraale oo Muddooyinkii u dambeeyey Magaalada Muqdisho ku sugnaa, iyadoo waliba Maamulka Jubba ay aaminsan yihiin in  Dawladdu soo…

    Read More

      The Somali Prime Minister visits important sites in Kismayo

      The Prime Minister of the Somali Federal Government His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed arrived in Kismayo, the capital of the Interim Jubba Administration, on Saturday, April 11th 2014. The Prime Minister and his delegation, which includes Somali Federal Government cabinet and parliament members, received a warm welcome in Kismayo from Ahmed Mohamed Islam (Madobe), the…

      Read More

        The best books on Somalia: start your reading here

        Set in Somalia around the 2006 US-backed Ethiopian invasion, the final volume in Farah’s Past Imperfect trilogy can be read as a standalone novel. This absorbing story puts a human face to the tragedy of a failed state. Three members of a Somali-American family return to find their homeland imploding under an Islamist regime in…

        Read More

          Mombasa crackdown nets 100 foreigners

          AT least 100 Somali nationals were yesterday arrested in Mombasa in the ongoing countrywide crackdown on “illegal” immigrants. An operation launched in Changamwe and Kisauni areas by a combined team of regular and administration police led to the arrests. Changamwe police boss Joseph Muthee said 69 of the foreigners were arrested at Nuru in Changamwe,…

          Read More

            The Somali Question, The Kikuyu Answer

            The Somali community is currently going through a rough time in Kenya, and it is not the first time. The colonialists did not care about them at all and never bothered to develop North Eastern. This non-developmental policy seeped into the post-independence governments and the region continued to be isolated from mainstream government development. In…

            Read More

              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

              Hargaysa 14.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA SOMALIDIASPORANEWS.COM [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarIsniin14.mp3″] Hargaysa SDN….

              Read More

                Wasiirka Maaliyada ee Punt land oo Qallinka Ku Duugay Mashruuc lagu dhisayo Garoonka Garowe iyo Jaamacada Badhan

                Garowe 14.April 2014 (SDN)- Wasaradda Maaliyadda Puntland ayaa maanta  magalada Dubai heshiis kula gaartay Shirkad la yiraahdo Marco oo qaadatay qandaraaska lagu dhisayo madaarka diyaaradaha magalada Garowe iyo waliba Jaamacadda magalada Baran ee Gobalka Sanaag. Dhaqaalaha lagu dhisayo labadaasi xarumood ayaa waxaa ku deeqday dowladda Kuweyt wuxuna gaaraya toban malyan sida uu sheegay wasiirka Maaliyadda…

                Read More

                  Madaxweynaha Somalia oo ka qeybgalay baroor-diiqda weerarkii maxkamadda

                  Muqdisho 14.April 2014 (SDN)- Madweynaha Jamhuuriyada Federal-ka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb-galay baroor-diiq loo sameynayay weerarkii argagixiso ee sanad kahor lagu qaaday xarunta maxkamadda gobolka Banaadir. Dad kor u dhaafaya soddon qof ayaa ku dhimatay weerar ay al-Shabaab 14-kii April sanadkii hore ay ku qaadday xarunta maxkamadda gobolka ee degmada…

                  Read More

                    Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland oo Beeniyay in Hay’aduhu ay Lacag Siiyaan Gacan ku dhiiglayaasha ay Xabsiyada ku hayaan {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 14.April 2014 (SDN)- Taliye ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Gaashaanle Sare Xasan Cali Cawad “Xasan Cali Dheere” ayaa Maanta sheegay inaanay Waxba ka Jirin Warar bulshada lagu dhex faafiyay ee lagu sheego in Maxaabiista dilalka Gaysta lagu Naaxiyo Xabsiyada isla markaana aan la marin Qisaastii ku waajibtay. Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Waxaa…

                    Read More

                      “Waa Xaaraan Waana Arrin Naxdin Leh In Ardayda Loo Adeegsado Rasaas Nool Iyo Jeel Sidii Cadaw Shisheeye Ah”

                      Hargaysa 14.April 2014 (SDN)- Xoghayaha Waxbarashada Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Axmed Cabdilaahi Maxamed (Dhagayare) oo shirjaraaid ku qabtay xarunta guud ee xisbigaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa ayaa si ba’an u cambaareeyey rasaastii noolayd ee loo adeegsaday ardaydii jaamacadda hargeysa. Xoghaye Dhagayare ayaa wuxuu hadalkiisa ku bilaabay “ waxanu maanta halkan ka cambaaraynayanaa falka…

                      Read More

                        Fanaanada Nimco Degan oo soo saartay hees Cusub oo la magac baxday ( Garan`waa) oo lagu xusayo Madaxwaynaha Somaliland daawasho wacan soo saristii qurbejoog

                        LondonApril14(SDN) Fanaanada Nimco Degan oo soo saartay hees Cusub oo la magac baxday  ( Garan`waa) oo lagu xusayo madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silaanyo heestan oo weka qurbejoog iiyo somdaily news ay qayb libaax ka qateen oo loogu talagay shacab waynka reer soomailand ee reer Uk Nimco oo ka hadlaysa dareenkeeda ayaa waxay qurbejoog u…

                        Read More

                          Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Doorka Saxaafada ee Xuska 18 May,Iyo Tabashada Shaqaalaha Wasaaradiisa {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 14.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir oo Kulan la qaatay Shaqaale weynaha Wasaarada Warfaafinta ayaa ka Waramay kaalinta Wasaarada Warfaafinta iyo Saxaafada Madaxa banaani ay ku leeyihiin Xuska Wasiirku waxa uu ka hadlay Xuska Munaasibada Qaran ee 18 May iyo Doorka kaga beegan Wasaarada Warfaafinta iyo Saxaafada…

                          Read More

                            Ra’isal Wasaare Cabdi Weli Sheekh oo Maalintii 3aad Kismaayo Jooga iyo Kulamo uu la qaatay Duqayda Jubooyinka

                            Kismaayo 14.April 2014 (SDN)- Raysu wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed  oo maalintii saddexaad booqasho ku jooga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta la kulmay odayaasha dhaqanka ee deegaannada Jubbooyinka. Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ayaa waxaa goob-joog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan maamulka KMG ah ee Jubba, waxayna madaxda dhaqanku…

                            Read More

                              Yemen:Laba Gabdhood oo Soomaali ah oo nafta iska Jaray

                              Al-Jawf April 14,2014(SDN/QJ)-Laba gabdhood oo Soomaali ah qoxooti ku ah dalka Yamen ayaa la sheegay in ay nafta iska qaadeen. Labada Gabdhood ayaa la sheegay in mid ka mid ahi ay dab isqabadsiisay halka ta kalena ay xabad isku dhufatay. Gabdhahan oo ku noolaa degaanka Al-Jawf Ayaan  la garaneyn sababta ay isku dileen police-ka ayaa…

                              Read More

                                Cedar-Riverside addresses crime, victims

                                For the Somali community of Cedar-Riverside, the impact of misconceptions about crime hits home. Neighborhood residents met at the Brian Coyle Center on Tuesday to discuss crime and resources available to victims during National Crime Victims’ Rights Week, which ran April 6-12. Minnesota hasn’t observed National Crime Victims’ Rights Week in four years, said Carla…

                                Read More

                                  Orodyahan Mo Farah oo guuldaro weyn kala kulmay tartankiisii u horeeyay ee ordka Marathon-ka

                                  London April 14,2014(SDN/QJ)-Oradyahanka Soomaaliyeed ee ku tartama dhalashada dalka Britain Mo Farah ayaa guuldaro laxaad leh kala kulmay tartankiisii u horeeyay ee uu uga qeybgalo orodka dheer ee Marathonka London. Oradkan oo aan aheyn mid hore looga baran ka qeybgelkiisa ayaa dhererkiisu yahay 26.2 mile waxaanu ku guuldareystay in uu kaalinta kowaad ka galo. Mo Farah…

                                  Read More