Webmaster

    British Petroleum signs exploration agreement with Somalia

    Nairobi 15, April 2014 (SDN)- British Petroleum has entered an agreement with the Somali government to resume its oil and gas exploration activities, which were abruptly stopped in 1991 after the central government was toppled. Reports indicate that the Somali government has been involved in negotiations with several petroleum companies who were operating in the country…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo xil xukuumaddiisa ku cusub u magacaabay xubin ka tirsanaa Xisbi-yahanada UDUB-tii burburtay

      Hargeysa 15, April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta Lataliyihiisa arrimaha hay’addaha u magacaabay Mr. Cabdifataax Siciid Axmed. Sida lagu sheegay degreetada magacaabista oo uu ku saxeexnaa afhayeenka Madaxtooyada Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul, Madaxweynuhu wuxuu Mr. Cabditafaax Siciid Axmed u magacaabay lataliyahiisa arrimaha hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah. Masuulka…

      Read More

        Why Sheffield is throwing its weight behind Somaliland

        London April 15, 2014 (SDN/Guardian)- A council in the British city of Sheffield has voted in support of independence for the Horn of Africa’s famous non-state state, Somaliland. Somaliland declared independence from the Somali Republic in 1991 following a long-running war with the Mogadishu-based national government. It has, however, never been recognised by the United…

        Read More

          Maamul Goboleedka Puntland oo ka Hadlay Qabsashada Somaliland ee Degmada Taleex

          Garowe 15.April 2014 (SDN)- Shir Deg deg ah oo ay gollaha wasiiradda Puntland ku yeesheen magalada Garowe ayaa waxay go’aan qodobaysan kasoo saareen qabsashada ciidamada Somaliland ee magalada Taleex. Qodobada kasoo baxay shirka wasiiradda oo ka dhacay madaxtooyadda Garowe ayaa waxaa warbaahinta u akhriyay wasiirka warfaafinta Puntaldn Cabdiwali Xirsi Indho-guran wuxuna sheegay inay ka xun…

          Read More

            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

            Hargaysa 15.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA SOMALIDAISPORANEWS [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarSalaasa15.mp3″]…

            Read More

              Wararkii u danbeeyay ee Magaalada Taleex oo ay Ciidamada Somaliland Maamulkeeda la Wareegeen

              Taleex 15.April 2014 (SDN)- Ciidamo Somaliland ka socda oo saakadii hore soo gaaray deegaano ka tirsan degmada Taleex ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen Degmada Taleex oo maalmihii ugu danbeeyay shir laga qaban qaabinayay. Wararku Waxay Sheegayaan in ciidanka Somaliland ay magalada kasoo galeen labo jiho ayna wadaan howlgalo kala duwan oo ku aadan…

              Read More

                “meesha cadow iyo cid aanu ku duulnaa ma jiraan oo si caadi ah ayaanu ku tagnay waana nalagu soo dhaweeyey.” Kornayl Cismaan Cabdilaahi

                Taleex:15-April-2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Ciidanka Qaranka Soamliland Cismaan Cabdilahi Siciid ayaa ka Hadlay Tallaabada ay ciidanka qaranka Somaliland kula wareegeen Magaalada Taleex ee Gobolka Sool. Kornayl Cismaan cabdilaalhi siciid ayaa qiray inay ciidanka qararka Somaliland Si Buuxda Gacanta ugu hayaan Magaalada Taleex ee Gobolka Sool. Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland oo u warramay Idaacadda BBC-da ayaa xusay inay Taleex…

                Read More

                  Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ayaa Bilaabay Dhismaha Maxkamadda Degmada Cadaadley Oo Hore Gudoomiye Cirro U Dhagaxdhigay

                  Cadaadlay 15.April 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI ayaa Wax-qabad dhisme ah ka bilaabay Degmada Cadaadlay ee Gobolka Marood-jeex, iyada oo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo xoghayaha xanaanada xoolaha Md. Xasan Axmed Muuse (Goodaad) uu shalay socdaal ku tagay degmada cadaadley  halkaasna uu ka bilaabmay dhismaha maxkamadda degmada cadaadley oo qabyo ahayd muddo dheer….

                  Read More

                    Xilka Qaadis lagu Sameeyay Afhayeenkii Booliska Somalia

                    Muqdisho 15.April 2014 (SDN)- Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay afhayeenkii ciidanka booliska Jeneraal Maxamed Cumar Madaale. Wareegto ka soo baxday xafiiska taliska booliska Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday afhayeenkii hore, waxaana xilkaas loo magacaabay gaashaanle dhexe Cabdiqaasim Axmed Rooble. Dhowaan ayaa lagu wadaa in shaqada u la wareego afhayeenka cusub…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Soomaalida Canada oo dareenkooda ka dhiibtay habka Kenya ula dhaqmeyso Soomaali dalkooda ku nool

                      Edmonton April 15,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dawlada ee dalka Kenya ayaa maalmihii u danbeeyay waxa ay hawlgalo ka dhan ah Soomaalida ka wadeen xaafada Soomaalida uGu badan ay ku nooshay magaalada Nairobi. Ururada udooda xuquuqda adaanaha iyo kuwa Qaramada midoobay ayaa falkan canbaareeyay isla markaana ku booriyay dawlada Kenya in ay Soomaalida ula dhaqanto sifo sharciga waafaqsan. Hadaba…

                      Read More

                        Xisbiga Talada haya ee Kulmiye oo la fialaayo inuu soo dhawayn u samayo xubno ka tirsanaa hogaankii sare ee xisbiga Ucid

                        LondonApril 15,2014(SDN/QJ) Xubno ka tirsaanaa hogaankii xisbiga UCID ee sida deg dega ah xilalka iska casilay wakhtiyo kala duwan ayaa waxa la filayaa in Hargeysa loogu qabto xaflad soo dhawayna, xubnahan oo la filaayo inay ku biraan xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa waxa ka mida Cabdixakiim Garad Maxamed gudomiye ku xigeenkii labaad ee xisbiga UCID…

                        Read More

                          Faallo:Shidaalka Soomaaliya waxa uu beddelayaa sicirka saliidda ee caalamka haddii la soo saaro

                          Xeebaha Soomaaliya ee bad-weynta Hindiya ayaa  loo badinayaa in ay ku jiraan kayd shidaal oo ka mid ah  kuwa ugu weyn adduunka . Khuburada dhinaca daraasaadka Juquraafiga ayaa tilmaamaya in balaayiin birmiil oo shidaal aan weli la taaban ah uu ku jiro  badda iyo berriga Soomaaliya. Sida uu qoray Strategic Intelligence,  Dowladda Soomaaliya waxa ay …

                          Read More

                            Muddaddii Xisbiga Kulmiye U Qabtay Soo Xeraynta Ergooyinka Shirweynaha Oo Maanta ku Eg iyo Murankii Beelaha Oo Wali Taaga

                            Hargeysa:15-April-2014(SDN)-Waxa Guud ahaanba Maanta oo Salaasa ah ku eg muddadii uu Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye u qabtay Inay Beelaha iyo Gobolada Somaliland ku soo Gudbiyaan Tirooyinka Ergooyinka Shirweynaha ka qayb qaadanaya.  Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Xisbiga Kulmiye Abuukar Xaamud Jibriil, ayaa Laba Maalmood ka hor sheegay in muddadu la sugayo  soo xeraynta Ergooyinku ay…

                            Read More

                              Ardayda Jaamacadda Hargeysa Oo Maalintii Saddexaad Mudaharaadsan, Waxbarashadii OO Joogsatay iyo Ardaydii Xidhnayd Oo Saldhigyada Koonayaasha Magaalada Lagu Daadiyey

                              Hargeysa:15-April-2014(SDN)-Xaaladda Jaamacadda Hargeysa, ayaa meel halis ah maraysa, waxana Gebi ahaanba istaagtay Waxbrashadii iyadoo ay Ardaydu Go’aan ku Gaadheen inaanay Soo Xaadirin Xiisadaha  la Bixinayo. Arrintan ayaa ka dambaysay markii ay Jaamacaddu Go’aan ku gaadhay in la Kordhiyo Lacagta laga Qaado Ardayda, taas oo Sababtay inay Ardaydu Mudaharaad kaga Hortagaan, iyadoo Booliskuna Xoog u adeegsaday….

                              Read More

                                Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo La Sheegayo Inuu Galkacyo u Baqooli Doono

                                Gaalkacyo:15-April-2014 (SDN)-Sida ay sheegayaan Warar Hoose oo aanu Helaynaa, Ra’isal Wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh ayaa Qorshaynayaa inuu Toddobaadkan Booqasho gaaban ku Gaadho Magaalada Galkacy ee Xarunta u ah Maamulka Galdumug. Ra’isal wasaaraha ayaa la sheegayaa inuu Halkaas kulamo kula yeesho Madaxweynahha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas oo isaguna Halkas wali ku sugan, iyagoo Arrimo badan iska…

                                Read More

                                  Faahfaahinta Qaraxyo Xalay ka Dhacay Muqdisho Oo Dhimasho iyo Dhaawac Keenay

                                  Muqdisho:15-April-2014 (SDN)-Waxa Habeenkii Xalay  ay Qaraxyo Xooggani ka dhaceen Goobo ku Yaalla Magaalada Muqdisho, kuwaas oo Keenay Dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada dhacay ayaa ahaa Laba, iyadoo Lala Badhtilmaameedsaday Baallayaasha amaba Laydhadhka itiinka Badan ee Qorraxda ku shaqeeya, kuwaas oo ku yaallay Degmada Hoddan, waxana Guud ahaanba Baaba’ay Iftiimiyihii Halkaasi K Yaallay. Sida ay sheegayaan dad…

                                  Read More