Webmaster

    Dawladda Kenya Oo Ku Dhawaaqady Qorshe ay ku Hubaynayso Ciidankeeda Booliska Si Looga Hortago Qalalaasaha Jira

    Nairobi:14-April-2014(SDN)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa markii ugu horraysay ku dhawaaqday Qorshe ay 10,000  oo ciidanka Booliska ka Tirsan ugu tababarayso Ka Hortagga kooxaha Rabshadaha ka wada Dalkeeda. Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi Kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay Axadii Shalay in dowladiisa ay dhiseyso ciidamada booliska dalkaasi, iyadoo tababar la siinayo saraakiil kale oo booliska ah, si…

    Read More

      Dhimasho iyo Dhaawac Xalay Muqdisho Loogu Geystay Saraakiil Ka Kala Tirsan Madaxtooyada iyo Nabad-sugidda Somalia

      Muqdisho:14-April-2014 (SDN)-Waxa habeenkii xalay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Kaaraan lagu  Toogtay Laba Sarkaal oo ka  Kala tirsanaa Madaxtooyada iyo  nabad-sugidda Somalia. Toogashadan ayaa la sheegayaa in labada sarkaal ee loo geystay midkood dhintay, halka mid kalena dhaawac soo gaadhay. Saraakiishan La weerary, ayaa lagu sheegay magacyadooda Axmed Sheekh oo isagu dhintay  iyo Cabdiraxmaan Gadhweyne…

      Read More

        Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Keenay Oo Ciidamada Ethiopia iyo Shabaabka Ku Dhex Maray Deegaano Ka Tirsan Gobolka Bakool

        Buurdhuxulle:14-April-2014(SDN)-Wararka laga Helayo Deegaanka Buurdhuxule ee Gobolka Bakool, ayaa sheegay inuu Halkaas Fiidkii hore ee Xalay Ciidanka Ethiopia iyo kooxaha Al-shabaab ku dhex maray Dagaal muddo socfay oo khasaare geystay. Sida ay sheegayaan goob-joogayaal halkaas ku sugani, waxa dhintay  ilaa iyo 15-qof oo ka mid  ah Garabyadii dagaalamayey, halka ay tiro intaa ka badanina dhaawacyo…

        Read More

          Bakhtiga Kalluunka Oo Toddobaadyadii ugu Dambeeyey Qariyey Xeebaha Gobolka Sanaag iyo Sababaha Loo Aanaynayo

            Ceerigaabo:14-April-2014(SDN)-Dadweynaha Deggen xeebta Gudban ee waqooyiga Gobolka Sanaag, ayaa indhahoodu ayaamihii ugu dambeeyey Qabanayeen Kalluun tiro badan oo meyd ah, kaasoo ku soo caaryey Goobaha xeebaha ah. Sababta Kalluunkani u soo Caariyey, ayaa lagu sheegay inay ugu wacan tahay doonyaha iyo maraakiibta Halkaas ka kalluumaysta Gaar ahaan noocyada Xaawiga iyo Jiriifka oo fara baas…

          Read More

            Tiradii ugu Badnayd ee Ka Tirsan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Oo Soo Saaray War-saxaafadeed ay Dibadda KU Dhigeen Caddaalad-darro ku Dhex Huursan Wasaaradda

            Hargeysa:14-April-2014(SDN)-Cadaadiskii iyo Caddaalad Darradii ay qabeen shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa ugu dambayntii Oodda jabsatay, waxana dhibka ay qabaan caddeeyey tiro badan oo shaqaalaha ka mid ah. 20-ka mid aha shaqaalaha wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland, ayaa maalinti shalay soo saaray Warsaxaafadeed ay kaga soo horjeedaan nidaamka ay masuuliyiinta wasaaraddaas ula dhaqmaan iyo hannaanka ay…

            Read More

              Madaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka UAE ayaa ka mahadceliyey dadaalka UAE ee arrimaha Amniga iyo dib u dhiska Dalka

              Muqdisho, 13 April 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee UAE, H.E. Mohamed Al-Othman. Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa aqoonsiga ee Safiirnimo. ” Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta aad iyo aad bey ugu faraxsantahay in maanta xiriirkii…

              Read More

                ‎Somali‬ President thanks United Arab Emirates for cooperation on security and development

                ‪Mogadishu‬, 13 April 2014 – His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new United Arab Emirates (UAE) Ambassador to Somalia. His Excellency Mohamed Al-Othman presented his credentials to the President in Villa Somalia, Mogadishu. Accompanied by Somalia’s Foreign Minister, His Excellency Abdirahman Duale Baileh, the Ambassador pledged his country’s continued support to the…

                Read More

                  “Xukuumadu marka ay XidhXidhayso Saxaafada waxaan u arkaa inay axsaan u samaynayso,balse anigu Iyagoo Feedho qaawan inay Meesha ka baxaan…..” Gudoomiyaha Golaha Dhexe Kulmiye {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha golaha-dhexe ee Xisbiga taladda haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) ayaa Waraysi Dhinacyo badan taabanaya oo uu Siiyay Shabakada Somalidiasporanews.com ayaa Waxa uu kaga hadlay arrimo door ah oo ay ka mid Yihiin Albaabo u Xidhista Wargayska Haatuf, Qabanqaabada Shir Weynaha 3aad ee  Mudo Dhaafay ee Xisbiga Kulmiye,Qaabka lagu…

                  Read More

                    Wasaarada Duulista oo Si adag uga Jawaabtay War Sheegaya in Wasiirka Duulistu ku eedeeyay beesha degta Konfurta hargaysa inay Baloodhaysanayaan Madaarka

                    Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Wassaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland   waxay ay si adag u beeninaysaa war Been abuur ah oo uu maanta qoray wargeysa Ogaal “  Wasiirka Duulista oo ku Eedeeyey beesha degta Koonfurta Hargeysa inay Doonayso Sidii ay Baloodho uga dhigan Lahaayeen Madaarka Hargeysa .” Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka Wasaarada…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Waraxad13.mp3″] Hargaysa SDN….

                      Read More

                        “Maanta waxaa uu waagu inoo baryey maalin ka mid ah maalmaha Siilaanyo Lagu Xasuusan doono” Mujaahid Xasan Guure

                        Hargaysa 13.April 2014 (SDN)-Guddoomiyaha Gudida Madasha Wada Tashiga Mujaahid:Xasan Guure Jaamac ,ayaa  si kulul u dhaliilay rasaastii maanta galinkii hore booliska Somaliland gaar ahaan ka caasimadda Hargeysa uu kala hor tegay ardayda Jaamacadda Hargeysa oo muddaraad salmi ah kaga cabanayay lagac lagu kordhiyay. Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Maanta Warbaahinta ugu warmaayey magaalada Hargeysa, ayaa…

                        Read More

                        Liverpool oo Faraciddile Ku Baxsatey Markii 3-2 Ku Ambibixisey Man City. By Jaahuur.

                        London-13,April-2014-(SDN)-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska iyo Liverpool oo hal ciyaari uga dhimantahay hanashada horyaalka Ingiriiska (Premier League). Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay galabta dhexmartey Liverpool iyo Man city,runtiina waxay ahayd ciyaar aan waxba la isu reeban qolo waliba waxay ku dadaaleysey 3-da dhibcood jeebka ku ridato. Tageerayaasha labda dhinac…

                        Read More

                          “Waxaa Gacanta lagu Dhigay 45 Ruux oo Rabshada Waday” Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Jeeniyare, Ayaa maanta ka Cadeeyay inay Ciidamada amaanku maanta qabqabteen ku dhawaad 45 dhallinyaro ah oo Maanta Magaalada Hargaysa ka sameeeyay Mudaharaad.. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex Waxa uu Sheegay in dhallinyaradan la Xidhay ay ahaayeen kuwii Rabshada dhaliyay Isla markaana ka dhego adaygay Ciidamada amaanka ee…

                          Read More

                            Qisadii Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka Qaybtii 2aad {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Waa Qaybtii labaad ee Qisadii Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka ee ka Dhex Unkantay Hal abuur Maxamed Cabdi Wabax iyo Mid ka Mid ah Hablihii Gayaankiisa ahaa . Sheekadan oo ah Qiso dhab ah Waxay ka Bilaabantay kuna dhamaatay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Waddanka Somalia . Shabakada Somaliadiasporanews.com ayaa Nasiib…

                            Read More

                              Xuska Maalinta Ciidanka Xooga dalka Somalia oo lagu qabtay Garowe

                              Garowe 13.April 2014 (SDN)- Munaasibad lagu xusayo maalinta ciidanka xooga dalka Somalia ayaa maanta  lagu qabtay magalada Garowe xarunta Puntland. Xuskan oo ka dhacay xeradda ciidamada 54-aad waxaa kasoo qayb galay madaxwayne ku xigeenka Puntland,saraakiisha ciidanka iyo dadwayne kale waxana ciidanka xerada ku jira ay soo bandhigeen dhoolatis kala duwan oo ay ku maamusayan maalinta…

                              Read More

                                Ra’isal Wasaaraha Dawlada Somalia oo Soo Kormeeray Xarumaha Dawlada ee Kismaayo

                                Kismaayo 13.April 2014 (SDN)-Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqday xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Bangiga, xarunta caymiska, dekedda, isbitaalka iyo goobaha waxbarashada ee degmada qaarkood ayuu booqday raysul wasaaraha. Cabdiwali Sheekh Axmed  ayaa warbixinno ka dhageystay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee…

                                Read More

                                  “Ardayda Jaamacada Hargaysa iyaga ayaa ka baxay Heshiiskii aanu Wada Gaadhnay” Wasiirka Waxbarashada {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa maanta ka hadashay Cabasho ay ka Muujiyeen Ardayda Wax ka barata Jaamacada Hargaysa Korodh lagu sameeyay Kharashka ardayda ay wax ku bartaan. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Sam Sam Cabdi Aadan Waxay Sheegtay inay soo dhex gashay kadib markii…

                                  Read More