Webmaster

    UK Sheffield City Council to Vote on Recognising Somaliland

    Sheffield 02.April 2014 (SDN)- On Wednesday 2 April, Sheffield City Council will debate a motion calling on “the British government to recognise Somaliland as an independent state and to encourage other governments around the world to do the same.” This historic debate will be attended by Somaliland’s Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis, Energy Minister Hussein…

    Read More

      Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo dawladda Talyaaniga uga mahadceliyay Qalab ay ugu deeqday ciidanka Qalabka sida

      Muqdisho, April 2, 2014(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa uga mahadceliyay dawladda iyo shacabka Talyaaniga taageerada ay u fudiyeen ciidanka Qalabka, wuxuuna ku tilmaamay ifafaalaha dib u soo laabashada xiriirkii soo jireenka  ahaa ee ka dhaxeeyey dawladdaha Soomaaliya iyo Talyaaniga.   Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday…

      Read More

        Prof Maxamed Sh.Cismaan Jawaari oo Kormeer ku Maray Degsiimooyinka Magaalada Baydhaba

        Baydhaba 02.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa maanta kormeeray qeybo ka tirsan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Kormeerka Jawaari ee magaalada ayaa la sheegay inuu ugu kuurgalayo saameynta rabshadaha siyaasadeed ay ku yeesheen magaalada iyo sidii dib loogu furi lahaa waddooyinka ku…

        Read More

          “Waar Waxa la yidhi nimankii Waddani ee Shefield wixii ay dedaaleen raxan wasiiro ahbaa dusha kaga degtay ” Muj Cali Guray

          London 02.April 2014 (SDN)- Gudoomiye ku -xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID  mujaahid Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray),ayaa  ku tilmaamay Wasiirradii Xukuumadda Somaliland ee tegay magaalada  Shefield oo maanta  golaheeda deegaaku cod u qaadayaan aqoonsiga Somaliland ku tilmaamay qaar mijo aan kala garanayn Qarannimada iyo mucaaradada..  Mujaahid Cali Guray waxa uu Wasiirada ka tirsan…

          Read More

            “Wasaarada Anigaa Wasiir ka ah Wax aan Ogolaadayna Wasiir ku Xigeen Ma Diidi karo” Wasiirka Caafimaadka {DHAGAYSO}

            Hargaysa 02.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Hortagay Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada isla markaana Warbixin ka siiyay Qadiyadii loogu diiday inuu Somaliland ka Hawl galo Dr Cali Macow oo uu Wasiirka Caafimaadku siiyay ogolaanshihii uu dalka ku Yimid . Wasiir Xaglo Toosiye oo…

            Read More

              “Doorashooyinka badan waxay sameeyaan burbur dhaqaale iyo colaad,waxaanan anigu ku talin lahaa in doorashooyinka laga dhigo ta deegaanka” M.weyne Xigeenkii hore ee Somaliland

              Hargaysa 02.April 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ku taliyey in la mideeyo Doorashooyinka marka laga reebo ta Goleyaasha Degaanka. Waxa uu tilmaamay in khasaare dhaqaale iyo Colaad ay horseedi karaan Doorashooyinka badan. “Doorashooyinka faraha badan dhaqaalaha ayay burburiyaan oo waxyeelo badan ayay leeyihiin, wax hawl yarna maaha, waxaanan…

              Read More

                “Annagoo Cagaftii eegayna ayaa gaadhi kale ka soo daba baxay, gaadhigii ayaa maydka Maryaha xidhan meeshii ku daadiyay” Qiso Hargaysa ka Dhacday

                Hargaysa 02.April 2014 (SDN)- Guddida baadhsita xasuuqii loo geystay shacabka Somaliland ayaa waxay  shaaca ka qaadeen in ay heleen goob cusub oo lagu xasuuqay dad aad u badan, kuwaas oo ay cagaf ku aastay god aad u weyn oo duleedka  madaarka Hargeysa. Goobatan cusub ee la helay ayaa waxay ku taallaa duleedka koonfur barri ee…

                Read More

                  Wadamada Somaliland ka Gacan Siiya la Dagaalanka Budhcad Badeeda oo Hargaysa Yimid Booqashana Ku tagay Xabsiga Mandheera

                  Hargaysa 02.April 2014 (SDN)- Wefti ka kooban dalalka Somaliland ka taageera la dagaalanka budhcad badeeda oo iskugu jira danjireyaal ka socda dalalka Norway, Australia, Holland iyo masuuliyiin Qaramadda Midoobay u qaabilsan la dagaalanka dambiyada iyo mukhaadaraadka ayaa shalay socdaal ku yimi dalka Jamhuuriyada Somaliland.   Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Xuseen Axmed Caydiid oo weftigan ku soo…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Guddida Gaadiidka Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay shirkada Turkiga ah ee wada dayactirka Dekedda Muqdisho

                    Muqdisho April 02,2014(SDN)-Kulan ay dhawaan yeesheen guddida baarlamaanka Soomaaliya ee Gaadiidka ayaa la iskula soo qaaday hawlaha dayactirka ah ee ay shirkad Turkiga laga leeyahay ka wado Dekedda Muqdisho. Shirkadan Turkiga ah ayaa uu Guddoomiyaha Guddida Aadan Dhuxuloow ku eedeeyay in aaney habooneyn sida shirkaadaasi u wado hawlaha dayac tirka Dekedda Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa intaa…

                    Read More

                      Prominent Islamist shot dead on Kenyan coast: police

                      MOMBASA, Kenya (Reuters) – A prominent Kenyan Islamist, accused by the United States and U.N. Security Council of supporting the Somali militant group al Shabaab, was shot dead on Tuesday, police said. Abubakar Shariff, also known as Makaburi, was killed as he left a court compound about 15 km (10 miles) north of the port city of…

                      Read More

                        Xildhibaanka degmada Kamukunji ee Nairobi Yuusuf Xasan oo Canbaareeyay Weerarkii Isli

                        Nairobi 01.April 2014 (SDN)- Xildhibaanka degmada Kamukunji ee magaalada Nairobi Yuusuf Xasan Cabdi ayaa cambaareeyay qaraxyadii sababay dhimashada iyo dhaawaca ee xalay ka dhacay xaafadda ay Soomalida u badan tahay ee Islii ee magaalada Nairobi. Yuusuf  Xasan ayaa sheegay in qaraxyada ay dhaceen xilli ay Soomaalida deggan xaafadda Islii ku tashadeen inay wax ka qabtaan…

                        Read More

                          Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo lagu Wado inuu Maalinta Beri ah ka Dego Magaalada Shafield

                          London 01.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ayaa Ku Sugan Dalka Ingiriiska. Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Oo Socdaalkiisa Uu Ku Jooga Dalka Ingiriiska Ka Bilaabay Magaaladda Dubai Ee Xarunta Isu Taga Imaaraadka Carabta Ayaa Lagu Wadaa In Uu Kulan Balaadhan La…

                          Read More

                            Guuxii Telefishanka Qaranka oo Dib u Bilaabmay Iyo Xilal uu Maareeyuhu ku Taxay Jufada uu ka soo Jeedo.

                            Hargaysa 01.April 2014 (SDN)-Waxaa Kaanboolka Wasaarada Warfaafinta Mar kale ka Curtay Guux hor leh oo ka duwan kuwii hore,Isla markaana ka unkamay Xilal uu Maareeyaha Telefishanka ay Madaxtooyadu maamusho Mr Khadar Cali Gaas u magacaabay raaska hoose ee uu ka soo jeedo. Sida aanu ku helayno Wararka waxaa  sidoo kale Jira dhaqdhaqaaq beeleed oo ay…

                            Read More

                              Hargaysa oo Hoy u Noqotay Xabaal Wadareedyadii Xiligii Siyaad bare iyo Kuwo Cusub oo Maanta la helay Ka Daawo Qurbejoog.com/Dhagayso

                              Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Gudida baadhista xasuuqa Somaliland ayaa maanta heshay laba god oo waaweyn  oo ay ku jiraan dad la laayay sanadkii 1988 kii. Labadan Xabaal Wadareed ayaa laga Helay Goob u dhow Madaarka Caasimada Hargaysa Xubno Goob joog ahaa Markii Xasuuqani dhacay ayaa ka sheekeeyay dhacdadii Maalintaas. Fiiro Gaar ah Hadii Qaybta Danbe…

                              Read More

                                Wasaarada Beeraha Somaliland oo Beeralayda ka Codsatay in Habkii Qadiimiga ahaa ee Qiiqa ay Isaga Eryaan Ayaxa Ka Daawo Qurbejoog

                                Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta ka war bixiyay  ayixii ka dilaacay dalka dhawaanta  iyo khasarayaashii uu soo gaadhsiiyay beeralayada dalka. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha ee Somaliland Waxa uu Xusay in Ayaxani uu Khasaare Balaadhan u Gaystay Deegaano kala Duwan oo uu ku Habsaday. Wasaarada Beeraha oo Ku…

                                Read More

                                  Culimada Ansaaru diin oo Meel adag Iska Taagay Sinaanshaha Magta Raga iyo Dumarka Dhaleecayna u Jeediyay Sheekhii hadalkaa Yidhi Ka Daawo Qurbejoog

                                  Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Culimada jaamacada Ansaaru-diin ee magaalada hargeisa ayaa maanta ka hadlay hadalki  ka soo yeedhay Sh Maxamed Maxamuud Xiirey ee ku saabsanaa sinaanta magta raga iyo dumarka. Culimadani Waxay Si adag u Naqdiyeen Hadalka ka soo Yeedhay Sheekhaas oo ay Ku Sifeeyeen Mid ka Hor imanaya Shareecada Diinta Islaamka . Hargaysa SDN….

                                  Read More