Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dublamaasiyiin ka Socotay Wadamo Yurub ah {DHAGAYSO/SAWIRO}

    Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socda wadamada Norway, Denmark, Holland, iyo Australia waxaana ku wehelinaysay kulankan wadamadaasi hay’adda UNODC oo safarka qaban qaabadiisana lahayd waxaana weftigaasi hogaaminaayey Safiirka Dalka Australia Mr. Geoffrey Tooth. Ugu danbayntiina Waxa Kulankan oo saacado…

    Read More

      “In badan baynu Soo Marnay Dad Cadow ah oo Qof inaga Mid ah oo dhaawac gaadhay ku Farxay” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO+ SAWIRO}

      Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday ka dib socdaal dhanka caafimaadka ah oo uu ku tegay wadamada jabbuuti iyo isutagga imaaraatka carabta. Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Hadal Kooban oo Mahadnaq ah Halkaasi ka Jeediyay ayaa Sidoo kale ka…

      Read More

        “ Dawladda Somaliland waxay soo dhawaynaysaa Talaabada Geesinimada leh ee Golaha degaanka Sheffield qaaday” Madaxweyne Siilaanyo

        Hargaysa 03.April 2014 (SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siraanyo ayaa Talaabo geesinimo leh ku sifeeyay Go’aanka Golaha degaanka Sheffield ee Ingiriisku ku aqoonsaday Somaliland. “ Dawladda Somaliland waxay soo dhawaynaysaa Talaabada Geesinimada leh ee Golaha degaanka Sheffield qaaday. Dadka Somaliland way u qalmaan in la citiraafo” ayuu Madaxweyne Siraanyo ku sheegay Boggiisa Twitter-ka. Golaha degaanka Sheffield…

        Read More

          Qurbojoogta: Maxaa Ka Jira Dhaqan Xumada Lagu Sheego?

          Marka hore iga gadooma afeeftaan: waxaan aaminsahaya in ALLAH uu na siiyey diin macaan, oo ay ku cadahay wixi xun iyo wixi fiican. Sidoo kalena, aan leenahay dhaqan ku saleesan diinteena, soo jireen ah, dhaqan la mida ahna uusan jirin. Hadii aan u soo noqdo warka muhimadiisa, sida ay aniga ila tahay, dhaqan gadoonka Soomaalida…

          Read More

            DHEGEYSO:Barnaajimka Dhaqaalaha iyo shirkada Xirfedleyaasha SAT ee Somaliland

            Hargeysa April 03,2014(SDN)-Barnaamijka Dhaqaalaha ee somalidiasporanews.com ayaanu todobaadkan ku soo qaadaneynaa Shirkad ay ku bahoobeen xirfadleyaasha xisaabaadka ee SAT oo ka jirta dalka Somaliland oo faahfaahin inaga siin doonta hawlaha ama adeegyada ay bulshadu u qabto ee lagu diirsaday. Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya iskuna soo duba riday weriyahayaga magaalada Hargeysa ee Maxamed Xasan Daacad…

            Read More

              DAAWO:Mucaaradka Jabuuti oo mudaharaad cajiib ah ku soo bandhigay Bruxelles Xadrana Jaanta isla helay

              Bruxelles April 03,2014(SDN)-Taageereyaasha Dalada Mucaaridka ah ee USN ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo isaga kala yimi qaarada Yurub ayaa isu soo bax aan noociisa lagu arag ku qabtay magaalada Bruxelles ee dalka Belgium. Mucaaridka Jabuuti ayaa isu soo baxoodo ku dhaleeceeyay France oo ay sheegeen in ay isha ka daawnayaan waxa Jabuuti ka socda isla markaana…

              Read More

                Kilimanjaro Moves Forward With Somalia ACA Block-Proven Probable 20 Millions Barrels of Oil: Kilimanjaro is Petitioning World Bank to Continue Funding

                BELIZE CITY, BELIZE, Apr 02, 2014 (Marketwired via COMTEX) — The directors and management of Kilimanjaro Capital (gxg:KCAP)(otc pink:KIMJF) are pleased to provide an update on the Company’s interest in Somalia where Kilimanjaro Capital currently has a 5% interest in the Amsas-Coriole-Afgoi (ACA) Block of 1,161,400 acres with a prospective oil resource of 21 million…

                Read More

                  ‘Living on borrowed time,’ said Kenyan Muslim

                  NAIROBI, Kenya — The charismatic Muslim leader on Kenya’s coast was certain he would be killed. Abubakar Shariff Ahmed — known as Makaburi — told an Associated Press reporter in October that “I’m living onborrowed time.” He said this after two other Muslim leaders of a mosque that Makaburi was associated with had been killed by unidentified…

                  Read More

                    ‘Gleam of hope’ in strife-torn Somalia

                    While some African countries have made huge strides in terms of peace and security, others are still struggling to find their footing, a U.N. official who monitors development in the region said. Ayaka Suzuki, 42, deputy director of the Africa I Division of the Department of Political Affairs at the United Nations Secretariat in New York, said…

                    Read More

                      Warqadii wasarada Arimaha Gudaha ee Britain ay ku mamnuucayey Jaadka oo soo baxdey iyo Mafrasho ku Yala wadkan oo xidhmay.

                      London 03April13 (SDN) Wasaarada arimaha gudaha ee dalkan inagriiska ayaa manta soo saartey warqad ay ku tilmaamayso Go,aankii ka soo baxay baarlamaanka ingariiska ee lagu mamnuucay Jaadka inuu soo galo,lagana ganacsado,laguna cuno dalka ingariiska. Go,aankan kasoo baxay wasaarada arimaha gudaha waxaa lagu cadeeyey in maalinta ugu dambeysa ee qaadka laga ganacsan karo ama lagu cuni karo…

                      Read More

                        Q&A: Somalia PM’s zero tolerance policy

                        Mogadishu 02, April 2014 (SDN/Al-Jazeera)- Four years ago, al-Shabab controlled large parts of central and southern Somalia, including most of the capital, Mogadishu. Security forces have since pushed the armed group out of Somalia’s major cities, but al-Shabab continues to launch periodic attacks, including an assault on the presidential palace in Mogadishu last month. Al…

                        Read More

                          Shir EU iyo Africa uga furmay Brussels, madaxweynaha Somalia oo ka qeybgalaya

                          Brussels 02.April 2014 (SDN)- Shir ay ka qeybgalayaan hoggaamiyeyaasha 80 dal oo Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ka kala socda ayaa maanta ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku jira hoggaamiye yaasha Afrika ee lagu casuumay shirka oo looga arrinsanayo colaadaha, muhaajiriinta sharci-darrada ku safra iyo casbida ka…

                          Read More

                            Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Soo Bandhigay Shaqo ka Joojintii Dr Macow iyo Xukuumada oo Sheegtay in aanu dalka ka Bixi karin Qurbejoog ka Daawo

                            Hargaysa 02.April 2014 (SDN)- Hogaanka Sare ee Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka iyo Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha C.laahi Abokor Cismaan ayaa Si Wada Jir ah Shir Jaraa’id oo ay Maanta u qabteen Waxay kaga hadleen Sababihii Keenay in la joojiyo baadhistii Caafimaad ee uu Somaliland ka Samaynayay Dr Cali Macow. Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka…

                            Read More

                              Jabuuti iyo Somaliland oo Heshiis argagixisada ah kala Saxeexday,Xeryo Ciidan oo Weftiigii Warancade Booqdeen ka Daawo Qurbejoog

                              Jabuuti 02.April 2014 (SDN)- Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Jamhuuriyada Jabuuti ayaa Maanta Heshiis Iskaashi oo Ku Saabsan La Dagaalanka Argagixisada Iyo Sugida Aminiga Waxay ku kala Saxeexdeen Magaalada Jabuuti ,Dhinaca Kalena Waxay Kormeer Ku Soo Wada Mareen Xarunta Akademiyada Ciidanka  Poliska Jabuuti . Weftiga ayaa Waxaa kale oo ay Booqdeen Xero Ciidan halkaas…

                              Read More

                                Sheffield oo Aqoonsi u Fidisay Somaliland,Iyo Madax ka Socota Somaliland oo ka Qayb gashay

                                Sheffield  02.April 2014 (SDN)- Xildhibaanadda golaha deegaanka ee maamula dawladda hoose ee magaaladda Sheffield ee dalka  Britain ayaa maanta shaaca ka qaaday inay aqoonsadeen madax-banaanida Somaliland.   Fadhigan oo ay ka soo xaadireen 88 Xildhibaan, waxa ogolaaday  inay Madax-banaanida Somaliland 86 Xildhibaan, waxa diiday hal Mudane, isla markaana uu ka aamusay hal xildhibaan oo kale….

                                Read More