Webmaster

    A Traitor in our midst

    In world standards, on almost all graphs illustrating the economic being of countries large and small, rich and poor in the world, a struggling Somaliland is valiantly climbing up from an unenviable bottom slot. The strongest rung on the ladder to a brighter future for Somaliland is embodied in its initiatives to develop its oil…

    Read More

      Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo Shacabka u soo bandhigay Kharashaadka ku baxa Soo dhaweynta Wasiirada Somaliland

      London April 04,2014(SDN)-Musharaxa madaxweynaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa ka waramay khrashaadka ku baxa hantida dadweynaha ee la xiriira soo dhaweynta baahsan ee loo sameeyo wasiirada xukuumada Axmed Siilaanyo ee dalka dib ugu soo laabta. Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraal arinkan uu ka soo…

      Read More

        Sadex Sarkaal oo Alshabaab ah oo Ku Geeriyooday Qarax Miino ay Farsamaynayeen

        Galhareeri 04.April 2014 (SDN)-Saddex ka tirsanayd Saraakiisha maleeshiyada Al-shabaab ayaa dhimatay, mid kalana wuu dhaawacmay, kaddib markii uu ku qarxay madfac oo ay ku farsamaynayeen deegaan ku dhow degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud. Goob-joogeyaal ayaa u xaqiijiyey Warfidiyeenka in ragga geeriyooday iyo kan dhaawacmayba ay  malleeshiyada u qaabilsanaayeen cillad-bixinta gaadiidka dagaalka iyo hubka. Warka ayaa intas…

        Read More

          Madaxweynaha Jabuuti oo Mucaaridka dalkaas ergo beeleed u dirsaday iyo ujeedadii uu ka lahaa oo fashilantay

          Jabuti April 04,2014(SDN)-Madaxweynaha Jabuuti ayaa ku fashilmay qorshe siyaasadeed uu dhawaan damcay in uu mucaaridka ku kala jebiyo nidaam Qabiil oo uu ka damacsanaa Qorshe dhaw iyo mid fogba. Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa dhawaan intii aanu u amba bixin dalka Belgium oo lagu qabanayay kulanka madaxda Qaaradaha Yurub iyo Africa ayaa odeyaal beeshiisa…

          Read More

            KALUUMAYSTIHII IYO KALUUNKII

            Nin kaluumayste ah ayaa kaluumaysi tegey, waxa shabakaddii u soo gashay , xabad kaluuna oo aad u qurux badan oo aanu weligii hore u arkin, waabay la hadashay oo waxay ku tidhi : haddii aad biyaha dib iigu celiso , abaal marin wayn ayaan ku siinayaa .. . waxaanan ka warhayaa inaad adiga iyo xaaskaaga…

            Read More

              Saacid Faarax Garaad “Ma xiisaynayo inaan Waqtigaan Xildhibaan noqdo

              Muqdisho April 04,2014(SDN)-Xili uu dhawaan shaaciyey xubintii uu ka hayay barlamaanka Soomaaliya inuu iska casiley Ex Xildhibaan C/laahi Maxamed Xirsi “qorrax” ayaa waxaa warar soo baxayay sheegayeen inuu badali doono Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Ilo lagu kalsoonyahay oo ku dhaw Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa sheegay xiligaan inuusan diyaar u…

              Read More

                Xisbiga Waddani oo Sheegay in Xiligii Dawladii Rayaale ay 46 Xildhibaan oo Uk ahi ay u Ololayn Jireen Qadiyada Somaliland,Halkay ku Danbeeyeen,iyo Sawirka Maanta

                Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna ku simaha Guddoomiyaha Axmed Muumin Seed,ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay lumisay intii ay xilka haysay 46 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska oo xilligii Xukuumaddii Rayaale taageersanaa Qadiyadda Madaxbanaanida Somaliland,waxaa kaloo uu Guddoomiye ku-xigeenka Xsbiga Mucaaridka ah ee Waddani hambalyo u…

                Read More

                  Barnaamijka Xiisaha Todobaadka iyo Shabakada Qurbejoog {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Dhagaystayaasha ku Nool Daafaha dunnida ee Ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com amase Qurbejoog.com Waxa uu Barnaamijkani yahay Todobaadle aanu ugu Talo galnay inaad Maad,Madadaalo iyo Xikaayaadba aad ka Heshaan. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA XIISAHA TODOBAADKA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BarnaamijkaXiisaha03.mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog@gmail.com

                  Read More

                    International recognition of Somaliland will boost its economy

                    As African leaders gather in Brussels for the EU-Africa summit, the foreign minister of Somaliland writes that despite substantial help from the EU, the country still faces important economic hurdles on its path to development, which could be remedied partly by international recognition. Mohamed Yonis is the Minister of Foreign Affairs of Somaliland. The fourth…

                    Read More

                      Somaliland iyo Jabuuti oo Wasiiradooda Arrimaha Guduhu Isla Yimaadeen Magaalada Lawyacado iyo Wixii laga Wada hadlay Qurbejoog ka Daawo

                      Lowyacado 03.April 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Md Cali maxamed warancadde oo Maanta ku sugnaa Magaalada Lowyacaddo gaar ahaan xuduuda dhanka jamhuuriyadda jabuuti ayaa ka hadlay arimo ku saabsan socdaalkiisii dalka jabuuti iyo waxyaabaha uga qabsoomay. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Waxaa Socdaalkan Ku Wehelinayay Wasiirka Dhigiisa ah ee Arrimaha Gudaha ee…

                      Read More

                        Xukuumada Somaliland oo Sheegtay inay Diiwaangelinayso Kalluumaysatada {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Kaluumaysiga Md Cali jaamac faarax (Buureed) ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa magaalada hargaysa waxa uu ku dhawaaqay qorshaha diiwaangelinta kaluumaysatada. Wasiirka ayaa sheegay inay diiwaan galin iyo kaadhadh aqoonsi u samaynayaan dhammaan Kalluumaysatada reer Somaliland ee badda ka Kalluumaysta iyo doonyahooda isla markaana loo samaynayo…

                        Read More

                          Gudoomiye Muuse Biixi oo Ka Hadlay Sababta Kulmiye uu Isugu Bedelay Xisbigii Udub iyo Asbaabta Kaliftay Kordhinta Tirada Ergada Shirweynahooda Mudo dhaafay

                          Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Ergada Shirweynaha Xisbi Xaakimka  Somaliland ee KULMIYE,ayaa mar kale la kordhiyay laguna daray tiro kor u dhaaftay Laba boqol,taasoo uu maanta Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ka war bixiyay tirada ay ku dareen iyo sababaha dhaliyay inaykordhiyaan ergada  ka soo qayb galaysa shirweynaha Xisbiga KULMIYE  oo dhawaan la filayo inuu…

                          Read More

                            Kenya oo Meesha ka Saartay inay Ciidamadeeda kala Baxayso Somalia badalkeedana Cadaysay inay Kordhin doonaan Ciidanka ka Jooga Somalia

                            Nairobi 03.April 2014 (SDN)-Wasiirka gaashaandhigga Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay inaysan ciidamadooda kala soo bixi doonin Soomaaliya tan iyo inta lagu guuleysanayo soo celinta nabadda iyo xasilloonida. Waxay sheegtay in sanadka 2014 uu yahay kii lagu soo afjarayay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Inkastoo aysan sheegin tirada haddana waxay caddeysay inay Kenya kordhin doonto tirada…

                            Read More