Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Jidkii ugu Muhiimsanaa ee Magaalada Boorama
Boorama 31.March 2014 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici ayaa furay waddo laami ah oo laga hirgaliyey gudaha degmada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Waddada oo dhererkeedu yahay 1.5 km ayaa waxaa hirgalinteeda iska kaashaday dowladda hoose ee Boorama iyo hay’adda Habitat ee caawisa mashaariicda horumarinta. Guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Boorama, Sulymaan…
