Webmaster

    Somali president in Baidoa to end political rift

    Baidoa 30.March 2014 (SDN)- Somali president Hassan Sheikh Mahamoud is facing very tough challenges in his attempts to end the political repercussion in the south-western city of Baidoa where clan representatives recently elected two different regional presidents each claiming to be the legitimate president for the controversial regional state. Leading a large delegation of cabinet…

    Read More

      Wasiiro Somaliland ka Socda oo ku Sii Fool Leh Magaalada Sheffield oo Sheegtay inay ku Cod u qaadayso aqoonsi ay Hesho Somaliland

      Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Xukumadda Somaliland ayaa wefti wasiiro ah u dirtay Magaalada Sheffield ee Cariga Ingiriiska, halkaasi oo Golaha degaanka Sheffield Cod ugu qaadi doonaan horaanta Bisha April Aqoonsi ay Somaliland u fidiyaan. Wasiirada Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis, Macdanta iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka qayb…

      Read More

        Wasiir Cukuse oo Sheegay in Aflagaadada uu Universal Tv u Gaysteen Isaga Iyo Madaxweyne Siilaanyo inaanay Denbi dhaaf ku helayn

        Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/Laahi Maxamed Daahir (Cukuse) Ayaa Sheegay In Aanu Arag Meel Ay Raali-Galin Ku Bixiyeen Madaxda Sare Ee Telefishanka Universal Ee Somaliland Hadii Ay Bixiyaana Aanay Dambi-Dhaaf U Noqonayn Dambigii Ay Ka Galeen Reer Somaliland. Mr Cukuse Ayaa Intaa Ku Daray In Aflagaado Ay Isaga Iyo Madaxwayne Axmed Siilaanyo…

        Read More

          Magaalada Baydhaba oo amnigeeda aad loo adkeeyay Xili uu Madaxweynaha Somalia Soo Gaadhay

          Baydhaba 30.March 2014 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wasiirro iyo xildhibaanno ayaa qeyb ka ahaa wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh ee gaaray magaalada Baydhabo. Ammaanka magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay. Rabshado ayaa toddobaadyadii ugu dambeeyay ka dhacay magaalada, kuwaas oo u…

          Read More

            Baarlamanka Somalia oo Xukuumada Ra’isal Wasaare C.weli ku Canaantay Qaabka ay Ciidamadu uga Hawl galaan alshabaab

            Muqdisho 30.March 2014 (SDN)- Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka DF ayaa dhaliil usoo jeediyay howlgalada ciidanka DF iyo kuwa AMISOM ay kula dagaalamayaan kooxda Alshabab iyo damaca siyaasadeed ee ku hoos duugan. Fadhiga baarlamaanka ayaa maalinkii shalay waxaa intiisa badan looga hadlay xaalada ammaan ee dalka iyo meel marinta miisaaniyada lagu shaqaynayo 2014-ka hase-yeeshee…

            Read More

              Dhakhtar Ruush ah oo Sifo Khaldan uga saaray Haweenay Hargaysa Joogta Makaanka iyo Wasaarada Caafimaadka oo ka Hadashay

              Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa shaaca ka qaadday in dhakhar ajnebi ah si khaldan makaanka uga saaray gabadh xaalad caafimaad u tagtay cusbitaal ku yaal caasimadda Hargeysa. Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo arintan uga warantay Wargeyska Jamhuuriya waxay sheegtay in gabadh 30 sanno jir ah ay dhakhtar…

              Read More

                DHEGEYSO:Boqor Raabi ayaa si Xoog ah u dhaliilay Golaha Deegaanka Caasimadda isla markaana mudaharaad ku baaqay

                Hargeysa Mar 30,2014(SDN)-Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka tirsan Madax dhaqameedka Somaliland,ayaa si Kulul u dhaliilay Shaqadda Golaha Deegaanka Casimadda oo UU ku Tilmaamay qaar lagu Hungoobay. Waxaana uu sheegay in uu si xidhiidh ah usoo bandhigi doonaan Hagar-daamooyinka ay Golaha Deegaanku ku hayaan Shacabka reer Hargaysa.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/raabi.mp3″] HALKAN GUJJI SI AAD…

                Read More

                  Hey’adda African Development oo deeq gaar-siisey qaar kamid ah xarumaha caafimaadka ee degmooyinka gobolka Gedo

                  Beled Xaawo Mar 30,2014(SDN)-Deeq-dani ay hey’addu gaarsiisey Xarumaha sida bilaashka ah dadka loogu daaweeyo ee ku yaala degmooyin kamid ah gobolka Gedo ayaa waxay ahayd hal Container oo iskugu jira qalabka loo isticmaalo Isbitaalada iyo daawooyin, kuwaasoo ay soo dhiibeen qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka iyadoo ay kaashanayaan Hey’adda ADEH…

                  Read More

                    Wasiirka Khayraadka Biyaha ee Somaliland oo ka Xog waramay Maxsuulka Shir uu Nairobi uga Qaybgalay Qurbejoog ka Daawo

                    Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Hargaysa Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Cabdule ayaa Ka Warbixiyay  Maxsuulka ka soo baxay Shir uu kaga Qayb galay Magaalada Nairobi ee Xarunta Waddanka Kenya kaas oo uu Somaliland ku Matalayay . Wasiirka oo Shalay Galab ku Soo Noqday Caasimada Hargaysa ayaa Xarunta Wasaaradiisa Kula Hadlay Warbaahinta…

                    Read More

                      “Ciidanka Qaranku meel kasta oo dalka ka tirsan wey tagayaan cidina ma odhan karto maxaa halkaa loo geeyay” Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

                      Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa sheegay in ciidanka Qaranka Somaliland ay tegi kaaan meel kasta oo dalka ka mid ah isla markaana aan la odhan Karin maxaa halkaa looga qaaday iyo   meeshaa maxaa loo geeyay,waxaa kaloo uu tilmaamay in Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan  nin ku hungoobay donistiisii kana baxay…

                      Read More

                        AU Drive Against Al-Shabab Faces Somalia’s Rainy Season

                        Washington — As the UN-authorized African Union Mission in Somalia (AMISOM) continues its military offensive against al-Shabab insurgents in central Somalia, the rainy season approaches. Ethiopian military forces joined the AMISOM force in January, bringing troop levels for the campaign to more than 22,000 peacekeepers. The enhanced force has expelled the jihadist rebels from an estimated 10…

                        Read More

                          Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee dawlada Federaalka oo looga yeedhay baarlamanka Hortiisa

                          Muqdisho 29.March 2014 (SDN)- Wasiiradda Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Amniga DF ayaa maanta 29.March.2014 Mooshin laga geeyay Baarlamaanka Somalia, si su’aalo looga weydiiyo arimo la xiriira Howlgalada ka socda dalka iyo Amaan-darada ka jira Gobolada dalka iyo Muqdisho. Mooshinkan oo ay diyaariyeen 15 xildhibaan ayaa waxay u gudbiyeen Afhayeenka Golaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sh. Cismaan…

                          Read More

                            Laba Wasiir oo Somaliland ka Socda oo gaadhay Dalka Australia iyo Nuxurka Safarkooda

                            Australian 29.March 2014 (SDN)- Wasiirka arimaha dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr: Sacad Cali Shire ayaa gaadhay Dalka Australia, halkaas oo ay shirar kula yeelan doonaan wasaarada arimaha dibada ee dalka Australia (The Australian Department of Foreign Affairs and Trade (DFAT). Booqashada weftiga wasiiradda dawlada Somaliland oo ah mid hawl shaqo oo…

                            Read More

                              Xukuumadda Somaliland oo Ictiraaf ka baadi-doonaysa Tuulo yar oo Ku taala Dalka Ingiriiska oo ay dabada ka riixayaan shakhsiyaad Magac ku raadinaya Dhaq-dhaqaaqyo ololeysan oo Madhalays ah

                              London Mar 2014(SDN)-Maalintii Shaley ee bishu aheyd 27/03/2014 ayaa warbaahinta mareegaha websate yada lagu baahiyey in Somaliland ay aqoonsaneyso Tuula yar oo kutaala dalka Ingiriiska taasi oo ay ka dambeeyaan shakhsiyaad ku raba inay ku hantaan Aduun,xil iyo Olole ay Xukuumada Siilaanyo ku galeyso doorasho cusub kaasi oo markale Siilaanyo doonayo inuu is sharaxo. Xukuumada…

                              Read More

                                Clashes Broke Out Last Night in Qoryoley

                                Further fighting took place late last night in Qoryoley after it was provoked by armed fighters from Al-Shabaab and attacked a police station belonging to the Somali police force in the district of the Lower Shabelle region. During the brawl, different weapons were used including AK-47’s with an extreme exchange of gunfire. The precise numbers…

                                Read More

                                  Global Guardian Adds Somalia To Service Area

                                  ARLINGTON, Va., March 29, 2014- Global Guardian, the international security and emergency evacuation firm has added Somalia to the list of countries where it provides personnel tracking, emergency response, security, medical support, and evacuation services. The firm’s security and emergency response coverage includes the Puntland and Somaliland states and Somalia’s largest cities such as Mogadishu, Hargeisa, Bosaso, Kismayo, Galkayo, Afgooye and…

                                  Read More