“Ma Jiro Wax Is fahmi waa ah oo Wasaarada iyo Baanka soo kala dhex galay” Wasiirka Maaliyada {DHAGAYSO}
Hargaysa 25.March 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xafiiskiisa Waxa uu daboolka kaga qaaday Khilaafkii la sheegay inuu soo kala dhex galay Wasaarada Maaliyada iyo Baanka Somaliland . Mudane Samaale Waxaa kale oo uu ka hadlay Sicir bararka dalka ka jira iyo doorka…
