Webmaster

    Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey falkii lagu laayay odayaasha dhaqanka

    Muqdisho, March 24, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyey falkii foosha xumaa ee lagu laayay odayaasha dhaqanka kuwaasoo lagu dilay nawaaxiga Buur-hakaba ee gobolka Bay iyaga oo ku sii jeeday guryahoodii.  Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in falkani uu yahay mid aan sal iyo raad ku laheyn…

    Read More

      Mingiste Siyaasi mucaaridnimo ku can baxay oo haatana bilaabay in uu Guulwadeyn wax uga doono Xukuumada Siilaanyo

      Hargeysa Mar 24,2014(SDN)-Siyaasiga Cabdi Maxamed Saleebaan oo Mingiste oo  hore u ahaa Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID ayaa war uu shaaciyay ku weeraray xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga qaranka. Mingiste ayaa sidoo kale amaan kula dul kufay Xukuumada Somaliland oo uu mudooyin faro badan mucaarid xag jiro ku ahaa,qoraalka Mingiste ayaa sidan u dhignaa:…

      Read More

        Gudomiiyha Jaaliyada Somaliland u Fadhiya Uk Cabdala Salim iyo Gudoomiyha ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer maxamed Cadilahi oo Edemo u soo jediyay Safiirka Cali Adaan Cawaale oo Joojiyey Banaanbixi ka dhici lahaa London

        London 24March14 (SDN) Gudomiyaha Jaaliyada  Somaliland u Fadhiya Uk Cabdala Salim iyo Gudoomiyha ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxamed Cadilahi waxay ka soo horjeesadeen qoraal uu warbahinta siyey Wakiilka Cali Adaan Cawaale oo Joojiyey Banaanbixi ka dhici lahaa London  taas oo ay ku sheegay waa arin ka soo horjeeda qaranimada somaliland waxanay ugu baqeen shacabaka…

        Read More

          War Cusub: Xogo Iftiimiyey In Madaxweyne Xasan Sheekh Aqalkiisa Dhexdiisa Lagu Sumeeyey Xilliyadii Turkiga Loo Qaaday

          Muqdisho:24-March-2014(SDN)-Waxa wali si Tartiib tartiib ah u soo Baxaya Xaqiiqda Sababihii uu Madaxweyne Xasan uu Bilo ka Hor Sababo Caafimaad ugu Tago Dalka Turkiga, balse uu Markii dambe Inkiray ama Diiday.   Ilow ku dhow dhow Adeegyaasha gaarka ah ee Xassan sh ayaa  soo Gaadhsiiyey Qaar ka mid ah warbaahinta  in Madaxweyne Xassan uu dhibaato…

          Read More

            SIR : Daawo Xog Qarsoon oo ku Saabsan Masuuliiyiin Somaliland ah oo La kulmay Hogaamiyayaasha Kooxda Awdal State iyo Sabtii keentay Iscasilaada Wariye C/laahi Xogta

            London Mar 24,2014(SDN)-Dhawaan waxa iska casiley xilkii uu uhayey Tvga SLNTV qaybta london oo ahaa madaxii Barnaamijyada C/laahi Maxamed Cali (Xogta) kadib Markii Barnaamij sir ah oo wareysiya uu duubay kaasi oo lug kuyeelaney rag kulan la sameeya oo ay hoos isugu xidhanyiin kooxda la baxdey AWDAL STATE ku waas oo kulamo qarsoodiya ku sameeyey…

            Read More

              Shariif Xasan Oo Lagu Eedeeyey Inuu Diyaar Hub Ka Buuxo Ka Soo Dejiyey Baydhabo

              Baydhabo:24-March-2014 (SDN)-Sida uu  Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo horre u soo noqday guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya  uu Warbaahinta u sheegay Shariif Xasan Sheekh ayaa Magaalada Baydhabo Geeyey Diyaarad Hub ah oo ka Soo Duushay Magaalada Muqdisho. Isagoo u warramayay mid ka mid ah Idaacaddaha maxaliga ee ku yaalla Muqdisho, ayuu sheegay in hubkaas  Shariifka…

              Read More

                Fadeexadihii Ugu Cuslaa Oo Dulhoganaya Ciidanka Booliska Somaliland, Taliyihii Saldhiga Dhexe EE Hargeysa Oo Xabsi Guri Loo Diray Iyo Dhacdada Lago Haysto

                Hargeysa:24-March-2014(SDN)-Taliyihii Saldhigga  Dhexe Hargeysa Maxamed Case, ayaa Xabsi Guri loo Diray kadib markii uu Dhawaan Saldhigaas Masuul Sare oo Dambi Culus Loo Haystay.   Saldhiga Dhexe ee Hargeysa ayaa uu dhawaan Ka Baxsaday  Maayarkii Magaalada Xarshin ee Ethiopia oo la soo qabtay xilli uu Hub ku Aasay Deegaanadaas uu xukumo, waxana ay Taasi Keentay shaki…

                Read More

                  Police reservist injured in fight with Somali militia

                   Mandera, Kenya: A Kenya Police Reservist was shot and injured in the arm after a fierce fire exchange with suspected Somali militia in Korome Location of Mandera East Sub County, Mandera County. Confirming the incident, the Mandera County Police Commander (CPC), Noah Mwivanda said the militia ambushed the KPR as they were on their way back…

                  Read More

                  Barcelona Ayaa 4-3 Ku Qarqisey Real Madrid (La Llga) (Goolasha Daawo) By Jaahuur.

                  Real Madrid-23-Mar-2014-(SDN)Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu kaga baaraandageyna horyaalka ka hilaacaya Spain (La Liga) oo aay isku rifayaan Real Atletico,Real Madrid iyo Barcelona iyo ciyaar aan la isku aabayeelin oo dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid. Saaxiibayaal ciyaartan dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid oo runtii aad u xiiso badneyd oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo…

                  Read More

                    Milateriga dalka Turkiga oo soo riday diyaarad dagaal iyo Raysul-wasaare Erdogan oo hambalyeeyay, maxay tahay sababtu?

                    Ankara 23, March 2014 (SDN/CNN)- Ciidamada dawladda Turkiga ayaa Axadda toogasho ku soo riday diyaarad dagaal oo Suuriya leedahay, kadib markii diyaaraddu ku xadgudubtay marin-haweedka Turkey, sida uu sheegay Raysul-wasaare Recept Tayyip Erdogan. “Diyaaraddahayaga F-16s (diyaaraddaha dagaalka), waxay kor ugu duuleen hawada, waxayna toogteen oo soo rideen diyaaraddaas. Waayo? Sababtoo ah haddaad qasto marin-hawadeedkayga, markaa…

                    Read More

                      Xoghayihii Xisbiga Kulmiye ee Canada oo is-casilay,maxey tahay sababtu?

                      TO: XISBIGA KULMIYE. OG: MADAXDA IYO MASUULIYINTA XISBIGA KULMIYE EE TORANTO CANADA. Taariikhda: 23-3-2014’   Ujeedo: Is Casilaad aan iska Casilay Xilkii Xoghayntii Xisbiga Kulmiye MagaaladdaToranto Canada. Marka hore waxan salaam   xushmad iyo qadariin mudaan ku salaamaya dhamaan madaxda iyo masuuliyiinta xisbiga kulmiye gaar ahaan gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee waqooyiga America  mudane mustafe carte iyo gudoomiyaha…

                      Read More

                        Islamic law is adopted by British legal chiefs

                        Islamic law is to be effectively enshrined in the British legal system for the first time under guidelines for solicitors on drawing up “Sharia compliant” wills.   Under ground-breaking guidance, produced by The Law Society, High Street solicitors will be able to write Islamic wills that deny women an equal share of inheritances and exclude…

                        Read More

                          Qatar Airways to open Djibouti route

                          Dubai: Qatar Airways is launching flights to Djibouti in Africa later this year, the airline announced on Sunday.   The three times a week service from the airline’s Doha hub to Djibouti will begin from July 27. Last September, Qatar Airways launched a three times a week direct service to Ethiopia, which shares a border…

                          Read More