Webmaster

    Militants execute 8 Somali chieftains

    MOGADISHU – Militants have executed eight chieftains from Somalia’s southwestern region of Bakool, local residents said. “The locals found eight chieftains of the city of Burhakaba with gunshots in the upper parts of their bodies,” Abdi Eido, a local resident, told Anadolu Agency. The chieftains were heading to Lower Shebelle region when their vehicle was…

    Read More

      Somali Pres. arrives in Kuwait for 25th Arab summit

      KUWAIT, March 24 (KUNA) — President of Somalia Hassan Sheikh Mahamud and an official delegation accompanying him arrived in Kuwait on Monday to participate in the 25th Arab summit, due tomorrow. Mahamud was received at the airport by His Highness the Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, His Highness the Crown Prince Sheikh Nawaf Al-Ahmad…

      Read More

        Kulan Garnaqsi ah oo Madaxweyne Gaas la Yeeshay Qaybaha Bulshada ee Magaalada Boosaaso Daawo

        Boosaaso 24.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa aqalka madaxtooyda Bosaso ku qaabilay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari, kuwaasi oo isugu jiray odayaal dhaqameed,aqoon yahan,dhalin yaro iyo haween. Dadkii kulanka ka qayb galay ayaa siyaabo kala duwan u tilmaamay xaaladda gobolka iyo baahiyha…

        Read More

          Madaxweyne-ku-xigeenka oo Xadhigga ka Jaray Xarun loo Sameeyey Dadka la Qabsaday Dawada TB-da iyo Maalinta Qaaxadda Adduunka oo si Weyn Looga Xusay Somaliland

          Hargeysa 24.March 2014 (SDN)- Maalinta Qaaxadda Adduunka oo sannadkasta 24 March laga xuso caalamka, ayaa si weyn looga xusay magaalada Hargeysa shalay, taas loo loogu debaal-degay munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Huteelka Ambassador ee magaaladda Hargeysa. Munaasibadan lagu xusayey maalinta TB-da oo uu soo qaban-qaabiyey xafiiska xakamaynta xanuunka qaaxada qaranka ee…

          Read More

            “Somaliland ogolaan mayso in xuduudaheeda laga soo talaabo gar-darrana lagu sameeyo” Wasiirka Arrimaha Dibada

            Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland,ayaa sheegtay in Xidhiidh wanaagsani uu ka dhexeeyo Dawladda Soomaaliya isla markaana ay dhankooda ku dedaalayaan si wanaajinta xidhiidhka Muqdishi iyo Hargeysa,hala ay diiin adag mar kale u dirtay Maamul goboleedka Puntland. Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo maanta waraysi siiyay TV-ga Qaranka,ayaa waxaa kaloo uu  ka hadlay…

            Read More

              War Deg Deg ah:-Madaxweynaha Punt land oo ku dhawaaqay Maanta in Somaliland ay Maalgeliso Kooxda Alshabaab ee Galgala ka dagaalanta

              Garowe 24.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  sheegay in kooxda Alshabab ee ka dagaalanta buuraha Galgala ay maalgalin iyo taagero ka hesho Sida uu Yidhi mamulka la magac baxay Somaliland. Hadalkaan ayuu Dr.Gaas ka sheegay kulan uu madaxtooyadda Bosaso kula qaatay qaar ka mid ah waxgaradka iyo qaybaha kala…

              Read More

                Daawo Waraysi Xiiso Badan oo Duuliye Sare Maxamud Maxamed Xayd kaga Sheekaynayo Waayihiisii Duulimaadyada Dagaal

                London 24.March 2014 (SDN)- Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa waraysi xiiso badan oo lala yeeshay duuliye sare Maxamuud Maxamed Xayd oo mar ahaa duuliyihii wadi jiray diyaaradii Gaanni,Waxa uu Si Xeel dheer uga Sheekaynayaa Sababihii ay Dawladii Somalia u tahli kari wayday Dagaalkii ay la Gashay Itoobiya isagoo Wadi Jiray Diyaarad kuwa Dagaalka ah oo…

                Read More

                  War Deg Deg ah:Ugaas Caan ka ahaa Jubooyinka oo Goor dhawayd lagu Khaarajiyay Magaalada Kismaayo

                  Kismaayo 24.March 2014 (SDN)- Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in galabta la dilay nin ugaas ahaa oo lagu magacaabi jiray Ugaas Maxamed Xuseen Hafoow. Goobjooge ayaa Warbaahinta  u sheegay in rag bistoolado ku hubeysan ay ugaaska ku dileen bartamaha suuqa Dallacaadda ee xaafadda Calanley, kaddibna ay baxsadeen. Ciidamada…

                  Read More

                    “Ciidamada Qaranku 40Km ayay Garowe u Jiraan Isagoo Maxbuusa “Madaxweyne Gaas” ayaan Garowe ka soo Qaban doonaa” Xildhibaan Indho Indho {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida deegaan ahaana ka soo Jeeda Gobolka Sool ayaa ku Hanjabay in Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land Mudane C.weli Gaas inay ka soo Dhex qaban doonaan Magaalada Garowe,Waa Hadii aanu Joojin sida uu Yidhi damaciisa ku aadan Deegaano ka Tirsan Somaliland oo…

                    Read More

                      “Waxay ila tahay Dalalkuna Abtirsiimo kuma dhisna. Xoriyad ayay leeyihiin, Xad bay leeyihiin” Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Fariin u diray Madaxweyne Gaas

                      Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan(Saleebaan Nuur)  ayaa Maamulka Puntland u soo jeediyey inay ilaaliyaan nabad galyada islamarkaana aanay guluf Colaadeed oo aanay Somaliland iyo iyaguba u baahnayn qalqaalin. “Madaxwaynaha Maamulka Puntland waxaan leeyahay aan nabad ku wada noolaano. Umadda Soomaalida ahi ciday doonto, Dal ahaan ha ku abtirsatee way…

                      Read More

                        Maamulka Golaha Deegaanka ee Hargaysa iyo Madax kale oo Furay Buundo Cusub oo laga Hirgaliyay Degmada Maxamud Haybe {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Maayar ku-xigeenka Magaaladda Hargaysa oo ay Wehelinayaan  raxan Xildhibaano oo  ka kala tirsan Golayaasha Wakiiladda,Guurtida iyo Deegaanka, ayaa maanta ka qeyb galay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jarayay Buundo Cusub oo laga hirgaliyay Degmadda Maxamuud Haybe ee magaaladda Hargaysa. Waxaana isla maanta uu Maayar ku-xigeenku…

                        Read More

                          Somaliland iyo Punt land oo Siyaabo kala Duwan uga Hadlay Ciidamo ka Tirsan Safafka Qaranka oo Dul Hoganaya Magaalada Badhan

                          Badhan 24.March 2014 (SDN)- Ciidamo faro badan oo ka socda Somaliland ayaa maalmihii ugu danbeeyay kusoo qul-qulayay deegaano ka tirsan Gobalka Sanaag ee Puntland waxana arrintaasi ka hadlay wasiirka warfaafinta Puntland. Cabdiwali Xirsi Indhoguran oo la hadlay VOA ayaa sheegay inay ka xun yihiin ciidamadaan ka socda Somaliland ee soo gaaray qaybo ka mid ah…

                          Read More

                            Ciidamada Dawlada Somalia iyo Kuwa Amisom oo Iska Caabin kala hortagay Guluf dagaal oo ay Alshabaab ku Soo Qaadeen

                            Badhaadhe 24.March 2014 (SDN)- Maamulka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa iska caabbiyeen weerar maleeshiyada Al-Shabaab habeenkii Axadda ay ku qaadeen magaalada. Guddoomiyaha degmada Badhaadhe, Faarax Haybe ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen saddex ka tirsan maleeshiyada Shabaab oo ku lug lahaa weerarka. Faarax Haybe…

                            Read More

                              Golaha Wasiirrada Somalia Oo Maanta Ansaxiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2014-2015-ka Oo Dhan $218 Milyan

                              Muqdisho:24-March-2014(SDN) – Golaha Wasiirada ee xukuumada Federalka ah ayaa Maanta yeeshay kulan gaar ah oo lagu soo bandhigayay Miisaaniyad sanadeedka 2014-2015. Waxaa kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdiweli SHeekh Axmed Maxamed.   Kulankan ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay qodobo kale oo ay ka mid aheyd falkii lagu laayay odayaasha dhaqanka ee nawaaxiga…

                              Read More

                                Xaalada Baydhaba oo Baaxaadagaysa Duqayda Dhaqanka oo ku Baaqay Ilaalinta amniga rabshadihii Shalay dhacay awgeed

                                Baydhaba 24.March 2014 (SDN)- Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobollada Baay iyo Bakool ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta isku khilaafsan maamul u sameynta gobolladaas inay ka fogaadaan wax walba oo keeni kara isku dhac hubeysan. Malaaq Shiino Nuur oo la hadlay Warfidiyeenka  ayaa sheegay in la billaabay waan-waan la doonayo in…

                                Read More

                                  Sadex Bilood Gudahood oo Afar Dil ka Dhaceen Gobolka Daad Madheedh iyo Gacan ku dhiiglihii u danbeeyay oo la qabtay

                                  Oodweyne 24.March 2014 (SDN)-Maamulka gobolka Daad-madheedh iyo madaxda ciidanka booliska ee gobolkaasi ayaa ka hadlay soo qabashadda nin ku eedaysay inuu nin ku dilay gobolkaasi. Masuuliyiinta booliska gobolka Daad-madheedh iyo maamulka gobolka oo shalay si wada jir ah shir jaraa’id u qabtay ayaa ka warbixiyay sida ay ugu guulaysteen gacan ku dhiigle magaciisa la yidhaahdo…

                                  Read More