Webmaster

Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir oo Xaaraan Ku Sifeeyay Kiniisada Hargaysa Dib looga Furayo Kadib Markii Ogolaansho laga Helay Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirrir ayaa sheegay in dal asalkiisu islaam yahay inay Xaaran tahay in laga dhiso Kiniisad,hadii laga dhisona waa in la dumiyaa waxaa kale oo aan la ogolayn in dib u dhis lagu sameeyo Kiniisad Markii hore dhisnayd. Waxaa kale oo uu Sheekhu sheegay in waddanku hadii…

Read More

Wiil u Dhashay Jabuuti oo Indhaha Lagaga Tuuray Biljim Oo Maraykanka Ka Helay Qalab Carrabka Wax Lagu Arkayo DAAWO

Washington 03. August 2017 (SDN/QJ):- Liibaan Mustafa Xasan oo ah Muwaadin Jabuutiyaan ah oo Araggiisa waayey kadib markii ay soo weerareen Rag la sheegay inay isku Xisbi ahaan jireen oo khilaaf Siyaasadeed ku dhex maray Magaalada Brussels ee Dalka Biljamka, ayaa Maraykanka ka helay Qalab uu wax ku arki karo. Liibaan oo lagu wareystay Dalka…

Read More

Warbixin uu Telefishanka Caanka ah ee CNN Ka Diyaariyey Heshiiskii Dhex maray Somaliland Iyo Shirkada DPW ee La Wareegtay Maamulka Dekeda Berbera

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka CNN ee caalamiga ah ayaa warbixin ka diyaariyay heshiiska maalgashi ee Somaliland iyo DP world. Warbixintan waxa lagu sheegay in qaranka aan la aqoonsan ee Somaliland uu ku guulaystay inuu hantiyo maalgashigii ugu balaadhnaa ee shisheeye. Shirkadda DP world ee xarunteedu tahay Dubai ayaa dekedda Berbera ku maalgashan doonta…

Read More

Xisbiga Waddani oo Wasiirro Xukuumadda ka tirsan Ku eedeeyey isku day lagu Fashilinayo Kaadh-qaadashada Sool iyo Sanaag DAAWO

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inay is-hortaageen Guddiga doorashooyinka Somaliland Safar ay ugu bixi lahaayeen gobollada Sool iyo Sanaag oo ay Qaadashada Kaadhadhka Codbixintu ka bilaabmi doonto 12-ka bishan aynu ku jirno. Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde, ayaa…

Read More

Siyaasi Qunyar Socodka ah ee C.laahi Cirro (Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha) oo Daboolka ka qaaday inuu Ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani DAAWO

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii arrimaha gudaha ee xukuumadii Daahir Rayaale  Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tirsanyahay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Md. Cabdillaahi-Cirro oo xalay uu wargeyska Geeska Afrika weydiiyay jiritaanka warar sheegaya inuu qaatay siyaasad ah inuu xisbiga Waddani ee mucaaradka ah ka mid…

Read More

Wax ka ogow Sababaha u Suurto Geliyey in Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti uu Marti geliyo Saldhigyo Mileteri oo Qaar Ka Mid ah Dalalka Adduunka ugu Quwada badan uu ka Samaysteen!!     

Jabuuti 03. August 2017 (SDN/QJ):- Shiinaha ayaa si rasmi ah u furay saldhig miltari oo uu ku leeyahay dalka Jabuuti, kaas oo ah kii ugu horreeyay uu dalkaasi ka dhiso dibedda, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters. Shiinaha ayaa billaabay dhismaha saldhigan sanadkii la soo dhaafay. Shiinaha ayaa sheegay in saldhigaas uu gacan…

Read More

Ciidammada Lubnaan Oo Ku Jaah-wareersan Siduu Dalkooda Kusoo Galay  Dahab Laga Soo Xaday Matxaf Ku Yaalla Jarmalka

Berlin 03. August 2017 (SDN/QJ):- Koox maafiya ah ayaa waxay 26-kii bishii March ee sanadkan kasoo xadeen magaalada Berlin ee Dalka Germany Dahab Taariikhi ah oo yaalay Matxaf ku yaalla Magaaladaas. Dahabkan ayaa la sheegay inuu le’eg yahay Taayirka gaadhiga sidoo kale Miisaankiisu yahay 100Kg, qiimaha dahabkaas ayaa lagu sheegay inuu yahay 4 Millyan oo…

Read More

Mid ka Mid ah Xayawaanada uu Aadamuhu u adeegsado Xaaladaha Colaadeed & Filashada Fiid meertii Banbooyinka Lagu Rakibay

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Xilligii uu socday dagaalkii labaad ee adduunku, weerarkii caanka noqday ee lagu burburiyey dekedda Pearl kadib, waxa ay khubaradii reer galbeedku sameeyey iskudayo kala duwan oo ay ku doonayaan in ay xayawaanka uga faa’idaystaan dagaallada. Fikradihii arrintaas la xidhiidhay ee yimid waxaa ka mid ahaa mid uu soo jeediyey oo…

Read More

Ciyaaraha Fiidiyowga oo La Rumaysan yahay inay Koriyaan Maskaxda Ilmaha Iyo Halisaha Caafimaad daro ee ay sababaan

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in ciyaarah loo yaqaanno ciyaaraha Fiidyowga ama ‘Games’ afka qalaad in ay kobciyaan maskaxda qaybaheeda ka masuulka ah danaynta, dhugmada, iyo xirfadda aragga, guud ahaanna ay wanaajiso shaqada maskaxda, laakiin taas macnaheedu ma’aha in aanay wax dhibaato ah lahayn ciyaarahani, oo waxa ay daraasaddu ogaatay in…

Read More

Madaxweyne Afrikaan ah oo Ku Faanay Inaanu Weligii Xanuunsanin & Xeeladaha uu Adeegsado

Kampala 03. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani oo haatan 63 jir ah ayaa sheegey in waligiis uusan xanuunsanin intii uu madaxweynaha ahaa. Musaveni oo talada dalkiisa hayey muddo 31 sano ah ayaa dadka weydiiyey iney weligood maqleen xanuunkiisa ama inuu isbitaal jiifo.   “Waligaa miyaad maqashay Musaveni ayaa xanuunsaday oo isbtitaal yaalla, 31kii…

Read More

Hadii aad Doonayso Ilme Maskaxdiisu Dhisan Tahay Talooyinkan u Raac Koritaanka Ilmahaaga

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Xilliga ugu badan ee maskaxda ilmuhu kortaa waa Afarta sano ee ugu horreeya cimrigiisa. Marka la is barbar dhigo koritaanka maskaxda ee 4 sano ee u horreeya iyo inta ay maskaxdu korto inta hadhay ee nolosha qofka waxa ay khuabrada caafimaadku caddeeyeen in Afartaa sano ay korto boqolkiiba 50, boqolkiiba…

Read More

Nin Badbaadiyay Nolosha Qoysas Kula Noolaa Dabaq Uu Deganaa Oo Dab Qabsaday

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Geesinnimadu hibo Ilaahay bixiyo waana arrin loo baahan yahay sidoo kale waxa habboon in aynu xasuusnaano in guusha uu qofku gaadho uu Ilaahay u fududeeyay. Haddaba, Nin magaciisa la yidhaahdo Cali Xasan Caamir ayaa waxa uu ku guulaystay inuu badbaadiyo saddex qoys oo ay dabaq wada deganaayeen, ninkan oo geesimnnimo…

Read More

Dawlada Talyaaniga oo Baarlamaanka Hor geeyay Qaraar u fasaxaya inay Ciidamo u diraan Biyaha Liibiya

Roma 03. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Dalka Talyaaniga ayaa Guddiyada Golaha Baarlamaanka hor geysay qaraar ku saabsn inay Ciidamo u direyso Biyaha dalka Liibiya kuwaasoo gacan ka siiya ciidanka ilaalada xeebaha Liibiya sidii loo joojin lahaa muhaajiriinta sharci darradda ah. Haweenayda Wasiirka Gaashaandhiga ka ah Talyaaniga Robertaa Beniiti ayaa Guddiyada Golayaasha Baarlamaanka iyo Odayaasha u…

Read More

Maraykanka oo Tijaabiyey Gantaal Kuwa Riddada dheer ee Balaastiga ah & Fariinta ay u direen Kuuriyadda Waqooyi

Washington 03. August 2017 (SDN/QJ):- Milateriga Dalka maraykanka ayaa waxa ay sheegeen inay Tijaabiyeen gantaal kuwa ridada dheer oo nooca balaastikada ah, waxana tijaabadoodu ku soo beegmaysaa maalmo kooban ka bacdi markii ay Kuuriyada waqooyi samaysay tijaabo taa la mid ah. Maraykanku waxay tijaabadan ku sameeyeen saldhiga ciidamada cirka ee Vandenberg ee Gobolka Kalifoorniya, waxana…

Read More