Webmaster

Shir Ku Saabsan Kobcinta Kalsoonida Iyo Iskaashiga oo u Furmay Labada Urur ee Jaamacada Carabta iyo Midowga Africa

Qaahira 03. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xarunta Jaamacada Carabta ee Magaalada Qaahira ka furmay shirweynaha Wadajirka ah ee kobcinta kalsoonida iyo iskaashiga ee Ururka midnimada Afrika iyo Jaamacada carabta iyadoo ay shirka soo xaadireen mas’uuliyiinta sare ee labadaasi Hay’adood. Kulankan ayaa lagu eegi doonaa fulinta go’aamadii ay jaamacada carabta iyo midowga Afrika ku heshiiyeen kulan…

Read More

Labada Wasiir Arrimo Dibadeed ee Maraykanka Iyo Ruushka oo Kulmaya Xili Cilaaqaadka labadaasi dal uu Cakira yahay

New York 03. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arimaha dibadda dalka Maraykanka Mr, Telirson ayaa sheegey in uu dhamaadka todobaadkan la kulmi doono dhigiisa dalka Ruushanka Sarge lafarof. Wasiirka khaarajiga Mareykanku ma sheegin dulucda waxyaalaha kullankooda ay kaga wada hadli doonaan dhigiisa  Ruushka,hase ahaatee waxa uu tilmamay inuu rumaysan yahay inaan kulankoodani ka baajin Karin cilaaqaadka…

Read More

Sucuudiga oo Sheegay in dad aad u badani ay ka Baro kaceen Gobol ku yaala Bariga dalkaasi oo Colaado ka aloosan yihiin

Riyadh 03. August 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya dalka Boqortooyadda Sucuudiga aya sheegay in Boqollaal qof ay ka barakaceen magaalada ku taalla bariga dalka Sacuudig ee Awaamiya iyadoo muddo toddobaadyo ah oo ay halkaasi ka socdeen isku dhacyo u dhaxeeya xoogagga amaanka iyo rag hubeysan. Maamulka magaaladaasi ayaa doonaya inay burburiyaan magaalada Qaddiimiga ah ee…

Read More

Nin Maayir Ka Ah Magaalo Caan Ah Oo Cunay Jiir, Ka Dib Sharrad Uu Dhigtay Oo Lagaga Guuleystay

Mont De Marsan 03. August 2017 (SDN/QJ):-  “Qofka wax ballan-qaada waa inuu oofiyaa” waxa sidaas ku tiraabay Duqa magaalada  Mont De Marsan Mr Charles Dayo, wakaaladdaha wararka ee Dalka France ayaa waxa ay qaadaa dhigeen in maayarku uu galay sharad ka hor ciyaartii dhexmaraysay labada kooxood ee Barcelona iyo PSG  ee ka mid ahayd tartankii…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo Caawa Xilkii Ka Qaaday Hanti Dhawrihii Guud ee Qaranka & Mas’uulkii Bedeli lahaa oo aanu Magacaabin

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto uu xilkii kaga qaaday Hanti-dhawrihii Guud ee Qaranka. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Afhayeenka Madaxtooyadda Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa lagu Sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland uu Go’aansaday inuu Xilka ka qaado Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka  Mudane, Maxamuud Aw Cabdi…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Kulan Kula Qaatay Qasriga Madaxtooyadda Gudoomiyihii Is Casilay ee Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta Madaxtooyada ku qaabiley Gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga Waddani oo maanta si rasmi ah iga casilay xilkaasi. Kulanka Madaxweynuhu markii uu soo dhamaaday waxa saxaafadda la hadlay afhayeenka madaxtooyada iyo Gudoomiye Cirro. “Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu maanta…

Read More

‘’Waxaan idiin sheegayaa in aanu jirin haba yaraatee wax sharci ah oo ii diidaya in aan wada ahaado Gudoomiyaha golaha Wakiilada iyo Musharax Madaxweyne, sida sharcigu ugu ogolyahay in uu tartamo Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka dalka! Nuxurka Khudbadii Gudoomiye Cirro ee Wakiilada

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Mudaneyaasha Golahaasi waxay Cod aqlabiyad ah ku ogaalaadeen Is casilaad uu Golaha u soo Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro. Khudbada Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa Fadhigan aan caadiga ahayn ka jeediyey Khudbad uu ku Sharaxay Marxaladihii uu soo…

Read More

Dalalka Reer Galbeedka oo Isha Ku Haya Doorashada Somaliland iyo Fariimaha ay Soo Gaadhsiiyeen Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Wadamada reer Yurub iyo Maraykanka ayaa si dhow ula socda doorashada madaxtooyada Somaliland ee qabsoomaysa November 2017, waxaanay dalalkani rajo weyn ka qabaan in doorashadu ku qabsoonto wakhtigeeda. Wadamadan oo kala ah Ingiriiska, Maraykanka Denmark, ururka Midowga Yurub iyo dalal kale ayaa waxay muddooyinkan u dambeeyay wufuud heer safiir ah…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenkii Khaatumo & Mas’uuliyiin Kale oo Buuhoodle Ku Soo Laabtay Uguna Baaqay Prof Galaydh inuu Xilka Ka Qaado Wasiirka Amniga Khaatumo Iyo Dulucda Hawsha ka socota Magaaladda Muqdisho ee Xagal Daacinta Wada hadalka S.land Iyo Khaatumo DAAWO

Buuhoodle 02. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Buuhoodle ka soo degay Madaxweyne Ku Xigeenka Kooxda Khaatumo iyo Wefti uu hogaaminayo oo uu qayb ka yahay Madaxweyne ku Xigeenkii hore ee Khaatumo. Weftigan oo Mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa Magaaladda Muqdisho ayaa waday Shirar lidi ku ah wada hadalka u socda Somaliland iyo Khaatumo.

Read More

‘’Waxaanan idiin sheegayaa anagu aad baanu u naqaanaa shaqada KULMIYE oo aad baanu idiin la soo jeedaynaa imikana Anigu maba seexdo oo waynu iska dhicinaynaa KULMIYE’’ Siyaasi Ismaaciil Yare DAAWO

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan oo Ku magac dheer (Ismaaciil Yare) Isla markaana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo la hadlayay Taageerayaal ku soo biiray Xisbigaas oo Xafladooda lagu qabtay Degmada Allay Baday ee Gobolka Gebilay ayaa sheegay in Somaliland aanay maanta isku dooran doonin Mujaahidnimo. Siyaasi…

Read More

‘’Ilaah ayaa igu Og Xukuumadda Kulmiye Sadex wax oo aan ku arkay Kumaan arag Sadexdii Xukuumadood ee dalka soo Maray’’ Siyaasi Abiib-timacad DAAWO

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Abiib Diiriye Nuur ‘’Abiib-timacad’’ oo ka mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku faanay inuu yahay Qofkii 7aad ee Ka Mid noqda Ururkii Dagaalka Hubaysan la galay Taliskii Siyaad barre ee SNM,Waxaa kale oo Abiib Timocad uu Sheegay inuu Afartii Xukuumadood ee Somaliland soo maray uu ka…

Read More

Qisada Wiil Dhalinyaro ah oo ka yimid Dalka Maraykanka oo Magaalada Hargeysa Shaahle ka ah (Maqaaxida Wareegta) DAAWO

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Waa Mid ka mid ah Dhacdooyinka la yaabka leh ee ay Sameeyaan dhallinyarada ku soo barbaartay dalka Maraykanka Waxa Wiilkan dhalashadiisu ka soo jeedaa Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu ka soo haajiray dalka Maraykanka, Waxa uu Somaliland ku soo kordhiyey Hal abuur Cusub oo Ganacsi kaas oo ah Maqaaxida wareegta.

Read More

‘’Ololihii Kulmiye Wuxuu Ahaa Isbadal Reeraysan Oo Lagu Fashilmay Waxaan Ka Mid Ahaa Dadka Ilaahay Dambi Dhaafka Ka Waydiisanayaa Waayo Masaajidka Badhtankiisa Ayaanu Uga Ololaynay.” Sheekh Aadan Siiro

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada uu haatan dalku ku sugan yahay. Sheekh Aadan Siiro oo ka hadal ka jeediyey munaasibad lagu furayey ururka Adkeynta Qaranimada Somaliland waxa uu isbadal lagu fashilmay ku tilmaamay go,aankii ay shacabka Somaliland ugu codeeyeen…

Read More

‘’Waxaana hubaal ah inuu Abiib Yahay Ninkii Ugu Horreeyey Ee Gurigii Dawladda Ee Uu Ku Jiray Iibiya,Halka Ismaaciil Yare ay Maxkamadaha Maalin walba iskula Jiraan dad ay Dhulal isku haystaan’’ Xisbiga Kulmiye oo u Jawaabay Laba Siyaasi oo Waddani ku Jira DAAWO

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa jawaabo ka bixiyey hadallo uu ku sheegay inay deelqaaf yihiin oo kaga yimid xubno siyaasiyiin ah oo dhawaan ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI. Afhayeenka xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbigu ku…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Si Rasmi ah Isaga Casilay Xilkii Gudoomiye-nimo ee Golaha Wakiiladda & Khudbad Sawiro badan Bixinaysa oo uu Madashaasi Ka Jeediyey DAAWO

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Mudaneyaasha Golahaasi waxay Cod aqlabiyad ah ku ogaalaadeen Is casilaad uu Golaha u soo Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro. https://www.youtube.com/watch?v=2M__64mvqHw

Read More

Xildhibaan Xasan Shahar oo Sas ka qaaday Kormeerkii Gudoomiyaha Xisbiga Waddani & Wefti uu Hogaaminayaa ay Ku Tegeen Degmadda Allay Baday ee uu Dhalasho ahaan ka soo Jeedo DAAWO

Allay Baday 02. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Shahar oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargaysa ayaa Gaadhay Degmada Allay baday oo ah deegaanka uu ka soo Jeedo kadib markii uuu Sas ka qaaday Kormeer Gudoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Wefti uu hogaaminayaa ku tageen degmadaasi oo ay ku qaabileen taageerayaal Cusub oo…

Read More

Somaliland oo Dalka Ka Mustaafurisay Haweenaydii Kiristaanka ahayd ee Sheegtay in ay Hargeysa Ka Furayso Kiniisadda

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Warar is soo taraaya, ayaa sheegaya in dawladda Somaliland ay dalka ka mustaafurisay haweenay Kiristaan ah oo Hargeysa kaga dhex dhawaaqday in ay ka furayso Kiniisad ay sheegtay in ay ku cibaadeysanayaan dadka Kiristaanka ah. Sida ilo wareedyadan ay noo xaqiijiyeen, ayaa sheegaya in haweenaydan la mustaafuriyey maalintii shalay iyada…

Read More

Urur Hargeysa ka dhisan oo ku dhawaaqey inay Maxkamada la Tiigsanayaan Cidii Ogolaatay in Kiniisad Hargeysa laga dhiso & Qodobo ay ka soo Saareen DAAWO

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Sheegtay in aanay Waxba ka qabin dib u furitaanka Kiniisada Mad-habta Kaatoliga oo Xiligii Ingiriiska laga sameeyay Somaliland, Hasa yeeshee Dad aad u badan oo reer Somaliland ah ayaa Dareen Cadho leh kaga fal celiyey go’aankaas Xukuumadda. Kiniisaddan oo ku taalla Xaafadda Shacabka ee Magaalada Hargeysa, gaar…

Read More