Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo Gebi ahaanba ka Baxay Heshiiskii Isbedelka Cimilada ee Paris lagu Gaadhay
Washington 06. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynha maraykanka Mr: Donald Trump ayaa u gudbiyey Qaramada midoobay qoraal uu maraykanku kaga baxayo heshiiski isbedelka cimilada aduunka ee lagu gaadhay magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Mr: Donald Trump waxa uu qoraalkan ku sheegay ilaa iyo inta uu dhamaanayo geedi socodka ka bixitaanka ee heshiiskani, in xukuumada maraykanku ay…
