Dr’s Edna Aadan oo Shacabka Somaliland Ka Codsatay inay Ku Garab istaagaan Xilka Cusub ee Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay & Weedho adag oo ay Ku Sar Jartay Sida ay ula Dhaqmi doonto Ergada laga Hor keeno DAAWO
Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Ergayga wada hadalada Somaliland iyo Somaliya uu dhawaan u magacaabay madaxweyne Siilaanyo Edna Aadan Ismaacil ayaa jeedisay khudbadii ugu horaysay oo ay ku codsanaynso in lagu garab istaago dardar galinta halitaanka waxay Somaliland xaqa u leedahay. Marwo Edna Aadan Ismaacil ayaa shacabiga Somaliland ka codsatay inay qaranimada Somaliland ka midoobaan…
