Webmaster

Guddoomiyahii Xilka Looga Qaaday Cagaf uu Ka Gudoomay Xisbiga Waddani ee Degmada Dhoqoshay oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaaladdaasi DAAWO

Dhoqoshay 02. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyahii hore ee Degmada Dhoqoshay ee dhawaan xilka guddoomiyenimo ee degmadaasi loogga qaadey arrimo la xidhiidha Cago-cagaf uu ka guddoomay Xisbiga WADDANI, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmadaasi, iyada oo uu halkaas ka sheegay in uu xilka guddoomiyenimo na uu si rasmi ah u wareejin doono maanta oo Arbaco…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mr Khayre oo dib-u-daah furay Kuliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda

Muqdisho 02. August 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Kuliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, taas oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, waxaana ka soo qeyb galay Wasiirro, Xildhibaano iyo qaar kamid ah madaxda warbaahinta madaxa banaan. Ra’iisul Wasaare Khayre…

Read More

“Xukuumadda Federaalka Somalia waxay Samaynaysaa Siyaasad ay ku kordhinayso Dhaqaalaha, iyadoon la kordhin Canshuurta” Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somalia

Muqdisho 02. August 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumada Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa ka qayb galay shir looga hadlayay dakhliga iyo dhaqaalaha Soomaaliya, kaa soo ay soo qaban qaabiyeen Bankiga Aduunka, waxaana ka soo qayb galay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasiirka Ganacsiga, Agaasimaha Guud ee Maaliyada, Shirkadaha Ganacsiga, gobolka Banaadir, Jaamacadaha…

Read More

“Puntland waxay tusaale fiican u tahay Soomaaliya inteeda kale” Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia

Muqdisho 02. August 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo madaxda maamulka Puntland, oo u dabaal degaya sannad guuradii 19-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay maamul gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland sanaddii 1998-dii. Mudane Khayre, ayaa sheegay in shacabka Puntland ay yihiin…

Read More

Qisado La Yaab Leh: Susan Xaddaad Waa Dhakhtaradii Reer Ciraaq ee uu Bush ka Codsaday inay ka Caawiso Amniga Qaranka Maraykan

Washington 02. August 2017 (SDN/QJ):- Susan Xaddaad oo ah xirfadle caafimaad oo u dhalatay dalka Ciraaq ayaa maalin maalmaha ka mid ah, waxaa talefan amakaag ku riday u soo diray qof isku sheegay in uu yahay basaas ka tirsan wakaaladda Dhexe ee sirdoonka dalka Maraykanka. Waxa uu af kala qaadku ku sii batay markii qofkii…

Read More

Booliska Kenya oo Shaaciyey Magaca Nin Somaali ah oo Ka Danbeeyay Weerar Hubaysan oo Lagu qaaday Guriga Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya

Nairobi 02. August 2017 (SDN/QJ):- Booliiska dalka Kenya oo baaritaano ku sameeyay weerar labo maalin kahor lagu qaaday guriga Madaxweyne ku xigeenka Kenya uu ku lahaa deegaanka Uasin Gishu ee magaalada Eldoret, waxaana booliiska aqoonsadeed shaqsiyada ninkii weerarkaasi ka dambeeyay. War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in Weerarka lagu qaaday guriga Madaxweyne kuxigeenka dalka…

Read More

Baarlamaanka Pakistan oo Cod aqlabiyad ah Ku ansixiyey Raysal Wasaaraha Cusub ee dalkaasi oo bedeli doona Raysal Wasaarihii is Casilay

Karachi 02. August 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Dalka Pakistaan ayaa Cod aqlabiyad ah ugu Doortay inuu noqdo Raysal wasaaraha Cusub ee ku Meel gaadhka ah ee dalkaasi yeelanayo Siyaasiga lagu magacaabo Shahiid Khaafaan Cabaasi kaas oo bedelaya Raysal wasaarihii is casilay ee Nawaad Shariif. Shahid Khaafaan cabbaasi oo 58 jir ah waxa uu helay 221 cod,…

Read More

Fadeexada iyo Ceebta Qabsatay Haweeneyda Ugu Caansan Telefishinka Qaranka Iran ee Shiicada ah iyo Ciqaabta ay Mutaysanayso

Switzerland 02. August 2017 (SDN/QJ):- Azadeh Namdari waa mid ka mid ah gabdhaha Wariyaasha ah ee ugu caansan Telefishinka Qaranka iiraan waxeeyna iminka faraha la gashay fadeexo halis badan taas oo soo jiiday inay ku kacaan shacabka dalka Iiraan . Wariye Azadeh Namdari oo hada fasax ku joogto dalka Switzerland ayaa waxaa laga soo qaaday…

Read More

Dawlada Qatar oo Hay’adda Caalamiga ah ee Ganacsiga Adduunka u Gudbisay Dacwad ka dhan ah Afartii Dal ee Xidhiidhka u Jaray

Doha 02. August 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Qatar ayaa u gudbisay Hay’adda caalamiga ah ee ganacsiga adduunka dacwad ka dhan ah afarta dawladood ee u jaray xidhiidhkii ganacsi iyo kii diblomaasiyadeed, iyadoo aanay soo bandhigin sababo meel mar ah. Wasiirka ganacsiga iyo dhaqaalaha Qatar Mr: Axmed Binu Jaasi, oo dacwadan gudbiyey ayaa dawladaha xidhiidhka u jaray…

Read More

Madaxweynaha Shiinaha oo Ka Hadlay 90 Guuradii ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Xoraynta Dalkiisa

China 02. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Shiinaha Mr: Jing-pin oo ka hadlay sanad guuradii 90aad ee ka soo wareegtay Aassaaska ciidanka xoraynta dalkiisa ayaa digniin culus u jeediyey cid kasta oo isku dayda in ay faragalin ku samayso dal weynaha Shiinaha iyo Badda ku gadaaman. Mr: Jing-pin waxa uu intaasi raaciyey in dawlada Shiinuhu qadarinayso…

Read More

Madaxweynaha Dalka Fenesweela oo Canbaarayn Xoogan u Jeediyey Dhigiisa Dalka Maraykanka & Tilmaan uu ku Sifeeyay Shakhsiyadiisa

Venezuela 02. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Venezuela Mr: Maduuro ayaa dhaleecayn xoogan u soo jeediyey dawlada maraykanka gaar ahaan madaxweynaha dalkaasi Mr: Donald Trump, isagoo ku tilmaamay in uu ku sifoobay karaahi iyo nacayb uu u hayo Bani-aadamka. Mr: Maduuro waxa uu intaasi ku daray in dawladiisu marnaba aanay aqbalayn fikirka ku dhisan Imbiraaliyada ee…

Read More

Loolan Xoogan oo Xalay Hargaysa ka Dhacay,Sadex Murashax oo u Taagan Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda & Mas’uulka ugu Dhow ee Loo Saadaalinayo

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka oo arbaca ah fadhi yeelanaya Golaha Wakiiladda Somaliland iyadoo Gudoomiyaha Golahaasi Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro uu Si rasmi ah ugu dhawaaqi doono inuu iska casilay Xilka Gudoomiyaha Golahaasi oo uu soo hayay 12 Sano ee u danbeeyay Taas oo ka dhigaysa Gudoomiyihii ugu Mudadda dheeraa ee soo…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Ka Hadlay Is Casilaadiisa Maalinta Beri ee Xilkii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda & Tartan Xoogan oo Hargaysa Ka Socda Kaas oo Loogu Kala dheeraynayo Qofka Noqonaya Hab Maamuuska 3aad ee Qaranka DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Arbacada Berri bannayn doona Xilkaas oo uu hayey tan iyo 205-tii markii Golahaas la soo doortay oo xilkaas loo doortay, waxaana loo ballansan yahay in Berri oo Arbaca ah fadhiga Golahaasi yeelan doono uu Iscasilaaddiisa ku shaaciyo, sida uu sheegay Guddoomiye…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo Bulshada la Wadaagay Boob iyo Dhac ay Dalka ka Gaysteen Siyaasiyiin ka Tirsan WADDANI

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa jawaab cad ka bixiyey hadallo deelqaaf ah oo kasoo yeedhay xubno siyaasiyiin ah oo dhawaan ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, kuwaas oo eedaymo beer-la-xawaysi ah goobo fagaareyaal ah kaga qaaday xukuumadda KULMIYE. Afhayeenka xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo…

Read More

Golaha Guurtida oo Ku Fashilmay inuu Ergo Nabadeed u diro Ceel-afweyn iyo Guddoomiyaha oo ka hadlay Hakad 2-aad DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Guurtida, ayaa markii labaad shaaciyey in Hakad ku yimi Ergo-nabadeed oo Goluhu iska xulay, si ay uga hawlgalaan nabadaynta Beelaha ku diriray deegaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo aan weli si rasmi ah u sheegin sababta…

Read More

Qodobbo laysku mariwaayey oo lagaga hadlay Kulan dhex-maray Guddiga Doorashooyinka, Saddexda Xisbi iyo Xukuumadda

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashooyinka, Saddexda Xisbi Qaran iyo Xukuumadda Somaliland, ayaa kulan ay  yeesheen kaga wadahadlay ajande la xidhiidhay guud ahaan sugidda ammaanka goobaha Kaadh-qaadashada ee gobollada Sanaag iyo Sool oo ay ka bilaabmayso Kaadh-qaybintu 12 August, 2017, gaar ahaan goobaha deegaannada Ceel-Afwayn ee dirirta soo noqnoqotay ku dhex martay Beelaha Walaalaha…

Read More

‘’Madaxweyne Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid waa Diyaar Waxaan doonayaa inuu Madaxweyne Ku Xigeenku qabto Shaqada badankeeda aniguse waxaan la soo Hadhayaa Difaaca iyo Arrimaha Dibada’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay inuu xisbigiisa uu ka diyaar yahay Murashixii Jagada madaxweyne ku xigeen inkasta oo Gudoomiyuhu aanu shaacin shakhsiga uu yahay Siyaasigani hadana waxa uu xusay inuu qaban doono hadii uu talada dalka ku guulaysto Shaqada ugu badan. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxaa kale…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Kulamo Madhalays ah oo Ku Saabsan Sidii Shaqo abuur Loogu Samayn lahaa Dhallinyarada Hargaysa Kula Yeelatay Qaar ka Mid ah Hay’adaha Caalamiga ah DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Xukuumadda ayaa kulan ku saabsan sidii loo samayn lahaa fursado shaqo waxay la qaateen Saraakiil ka Socotay Qaar ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee Somaliland ka hawl gala.

Read More

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Xisbiyada Ugu Baaqay Inay Xurmeeyaan Shuruucda Doorashooyinka & Doorka Maxkamada Distooriga ah DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda   Somaliland, Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ugu baaqay saddexda xisbi qaran in ay ilaaliyaan sharciga dalka u yaalla,    una hoggaansamaan  xeerarka doorashooyinka. Prof. Aadan waxa  uu sheegay in qaranka Somaliland ka  ballaadhan yahay saddexda murrashax ee u tartamaya hoggaanka dalka,waxaanu  u soo jeediyay    shacabka in…

Read More