Webmaster

    Cutubyo Hubaysan oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Saaka Ku Sugan Lasqoray iyo Madaxweyne Gaas Oo Wax Ka Beddelaya Ajandaha Sagarkiisii

    Lasqoray:23-March-2014(SDN)-Sida ay  sheegayaa wararka  ay Shaqabadda Qurbejoog.com ka Helayso Degmada Lasqoray, waxa Xalay Fiidkii hore Halkaas Gaadhay Cutubyo ka Tirsan Ciidanka qaranka Somaliland oo si Aad ah u hubaysan, kadib markii la ogaaday inuu Madaxweynaha Puntland Halkaas ku soo Fool leeyahay. Ciidankan oo Saanadooda Militeri u dhamaystiran Tahay ayaa Ka Dhaqaaqay Furinta Hore ee ciidanka…

    Read More

      Waaxda Argagixisada La Dagaalanta Ee Ciidanka Puntland Oo Talis Cusub Loo Magacaabay

      Garowe:23-March-2014(SDN)-Taliska Guud ee Ciidanka Puntland General Siciid Dheere, ayaa  Kornayl Cabdiqaadir Xasan Cadde u magacaabay  inuu Noqdo Taliyaha Ciidanka Puntland eek u sugan Aagga Galgala. Wareegto ka Soo Baxday Taliska Guud ee Ciidanka ayaa lagu sheegay in Cabdiqaadir Xasan uu Yahay nin Karti iyo aqoon Buuxda u leh Hawsha loo Dhiibay, waxana loo Rajeeyey inuu…

      Read More

        Al-Shabab Pushed Out of Town Near Somali Capital

        A Somali government official says troops have overpowered al-Shabab militants and regained control of Qoryoley, a town located about 100 kilometers south of Mogadishu. Shabelle region deputy governor Abdifitah Haji Abdulle said Somali and African Union troops met heavy resistance from fighters with the al-Qaida-linked group before overpowering them on Saturday. He told VOA Somali…

        Read More

          It is time for action and delivery,” President tells legislators at opening of Parliament

          His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today opened Parliament, calling on legislators to rise to the challenges ahead. “I congratulate you on this, your fourth session during this government’s period in office,” the President said. “It is now time for action and delivery. This year we have embarked on a review of the constitution, implementation…

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland

            Geneva Mar 22,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xalay magaalada Geneva waxaa uu kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland, waxaa uu warbixin ka siiyay booqashada uu ku joogo dalka Switzerland iyo holwgallada ay dawladdu ku baacsanayso Nabad-diidka Al-Shabaab oo dhibaatada ay ku hayaan dadka iyo dalkaba uu sheegay in lasoo afjari doono….

            Read More

              Universal Tv oo Hab ka Baxsan Anshaxa Saxaafada iyo Qiyamka Dadnimada Uga Hadlay Shilkii uu ku Dhaawacmay Wasiirka Warfaafinta Somaliland DAAWO

              London 22.March 2014 (SDN)- Telefishanka Universal ayaa si ka baxsan Anshaxa Saxaafada Waxay uga Hadleen Shilkii Maalintii Khamiistii uu Galay Wasiirka Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse Xili uu Weftiga Madaxweyne Siilaanyo hogaaminayay ay ku soo fool lahaayeen Magaalada Berbera isla markaana Sababay inuu dhaawac ka soo gaadho Wasiir Cukuse oo gaadhigii uu saarnaa uu…

              Read More

                Ciidamada Somalia oo Amisom Gacan ka Helaya oo Alshabaab ka Qabsaday Qoryooley

                Qoryooley 22.March 2014 (SDN)- Ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee midowga Africa ayaa maanta ururka al-Shabab kala qabsaday degmada Qoryooley ee gobolka shabeellada Hoose. Ciidamada oo saaka weerar xoog qaaday halkaasi, ayaa iska cabin xooggan kala kulmay maleeshiyaadkii ururka al-Shabab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus. Ciidanka AMISOM ayaa isticmaallay taangiyo, iyadoo taasi la…

                Read More

                  Wasiirka Dibu dejinta oo ka Hadlay Sida Dhaqaale laga dhalin karo Gaar ahaan Jasiirada Sacadadiin iyo Buurta Daalo Qurbejoog ka DAAWO

                  Hargaysa 22.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Dibu Dejinta ee Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin ayaa Maanta Guul lama Ilaawaan ah ku tilmaamay Socdaalka Hilaaca Xeebaha ee Madaxweynaha Somaliland ku maray Deegamo badan oo ka Tirsan dalka. Wasiirka Wasaarada Dibu Dejinta ee Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin Waxa uu Sheegay in Somaliland leedahay Jasiirado iyo Buuralay…

                  Read More

                    MALAHA AFKA DHAGOOLKAA LAGU SHEEGI DOONAA?

                    Taariikhdu markay ahayd 20kii March 2014 oo ku beegnayd maalin Khamiis ah ayaan waxaan ka anba baxay magaalada Hargaysa oo aan safar shaqo u tegay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Borama. Waxa safarkayga igu wehelinayey nin aan wada shaqayno oo la yidhaah Abdirahman Maxamed. Markaan gaadhay magaalada Boorama waxaanu  bilaabanay shaqadii aan u tagnay. Markaan…

                    Read More

                      Wasiirka Deegaanka oo Sheegtay inaan Ceel iyo Dhaam Biyood la Qodi Karin ilaa la soo Ogaysiiyo

                      Hargaysa 22.March 2014 (SDN)- Wasiirka Horumarinta Degaanka Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa sheegtay inay qorshaynayaan sidii aan Meelo biyo qabatin ah sida Barkaddaha, dhaamamka iyo wixii la mida loo samayn lahay iyadoonay ogayn Wasaaraddaha Degaanka iyo Biyuhu. Wasiirka oo ka hadlaysay Xuska Maalinta Biyaha dunida Waxay sheegtay in Wasaaradda Degaanka iyo Wasaaradda biyuhu…

                      Read More

                        Hello madaxweyne; maxaad kaga jawaabi dhawaaqa ban ki moon?

                        Hargaysa 22.March 2014 (SDN)- Horaantii bishan March, wuxuu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki Moon , golaha ammaanka u gudbiyay warbixintiisa saddex biloodlaha ah ee uu kaga xog-waramo xaaladaha Somaliland iyo Somaliya. Warbixintan u dambaysay oo golaha ammaanka loo akhryey, toddobaadkii horena uu Wargeyska Geeska Afrika baahiyay intii Somaliland khusaysay, waxa doorkan laga…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somalia oo Isagoo aan ka Hadhsan Weerarada Alshabaab Hadana Ku Faanay inay Alshabaab ka Adkaadeen

                          Muqdisho 22.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa ku faanay inay kooxda ka dagaalanta Soomaaliya ee Al-Shabaab inay a adkaadeen isla markaana ay deegaamo badan ka qabsadeen kuwaasoo ay nolol yididiilo leh ka bilaabeen,isal markaana ay qorshaynayaan sidii ay Soomaaliya doorasho uga dhici ahayd 2016 ka taasoo ay hortii madaxweyneyaal ka horreeyay ku riyoon…

                          Read More

                            Madaxweynaha Punt land oo faahfaahin ka Bixiyay Maxsuulka Safarkiisa Qardho

                            Qardho 22.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha maamul-goboleedka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), ayaa maanta  ka warbixiyay socdaal wafdi uu hogaaminayay ay ku kala bixinayaan magaalada Boosaaso iyo deegaanno kale. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in ujeedka socaalkiisa uu ahaa inay qiimeyn iyo la-tashiyo ay la samaynayaan dadka ku nool Bosaaso oo ah xarunta ganacsiga ee Puntland, isla…

                            Read More

                              Ogaysiis Muhiim u ah Akhyaarta Ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com Dhagayso

                              (Shabakada Qurbejoog.com)- Waxaanu la socodsiinaynaa dhamaan dadka ku taxan Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com,dal iyo dibad meel kasta oo ay ku suganyhiin in  Marka la gaadho 0 1-04-2014,aanu idiin bilaabi doono Barnaamijyo taxane ah oo aanu kaga hadli doono arimaha Bulshadda sida: Waxabarashadda,Caafimaadka,Deegaanka,Suugaanta iyo Ganacsiga.waxa kale oo intaas dheer Barnaamijyo Madadaalo ah oo xog iyo…

                              Read More

                                Fadhiisimo Hor leh oo ay Sameeyeen Ciidamada Qaranka kaabigana u saaran Qardho

                                Carmaale 22.March 2014 (SDN)- Ciidanka Qaranka Somaliland,ayaa maanta markii ugu horaysay fadhiisin cusub ka samaystay xadka ay Dhanka gobolka Sanaag kala wadaagaan Soomaaliya,aar ahaan Maamul goboleedka Puntland. Ciidanka Qaranka Somaliland,ayaa maanta ka qabsaday askarta Maamul goboleedka Puntland deegaanka loo yaqaanno carmo oo  ugu yaraan 60 KM dhanka bari kaga began magaalada Badhan ee gobolka Badhan…

                                Read More

                                  Muxuu Daaran yahay Kulan Addis ababa ku dhexmaray Maanta Madaxweynihii Hore ee Puntland iyo Wasiirka Khaarajiga Itoobiya SAWIRO?

                                  Addis Ababa 22.March 2014 (SDN)-Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta Addis ababa kula shiray wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Mr.Tedros Adhanom. Farole iyo Adhanom ayaa ka wada hadlay xaalada Somalia gaar ahaan Puntland oo uu shantii sano ee ugu danbeeyay soo mamulayay wuxuna wasiirka arrimaha dibada Farole uga mahad celiyay…

                                  Read More