Madaxweynaha Dawlada Federaalka oo Furay Fadhigii 4-aad ee baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho 22.March 2014 (SDN)- Fadhigii afaraad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaddib muddo bil ah oo ay fasax ku maqnaayeen mudaneyaasha. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay fadhiga ayaa xildhibaannada uga mahad-celiyay sida ay u gudanayaan howlahooda dastuuriga ah. Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan…
