Wasiirkii Hore ee Amuuraha Gudaha Somaliland oo talo u soo Jeediyey Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland
Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Warancadde haddana ah lataliyaha gaarka ah ee madaxweyne Siilaanyo ayaa waxaa uu fariin u direy xisibiyadda Somaliland. Isagoo saxaafada kula hadlayey magaaladda Hargeisa ayaa waxaa uu sheegey in xisbiyadu ay muhiim tahay in ay ilaaliyaan sidii nabada loo ilaalin lahaa,…
