Webmaster

    Somalia launches ideology war against Al-Shabaab

    MOGADISHU – Somalia has declared an ideological war against Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group, creating a government office for Muslim scholars to refute Al-Shabaab’s militant ideology and influence public opinion. “You are a very important part of the governance of this nation and play a leading role in the fight against Al-Shabaab,” Premier Abdiweli Sheikh Ahmed told…

    Read More

      Newly Displaced Somalis Face Dire Situation

      TEHRAN (FNA)- Newly-displaced people in Somalia are facing a dire situation after the government launched another military operation against local fighters, a report said. Some 6,000 families have fled towns in the Southern and Central parts of the country over the past few weeks after Somali government forces backed by 22,000 African Union soldiers began…

      Read More

        Ra’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada Ururka Iskaashiga Islaamka

        Muqdisho, March 16, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa la kulmay xubno matalayay hay’addaha iskaashiga la leh ururka iskaashiga Islaamka, waxaana kulankan looga hadlay sidii loo gaarsiin lahaa gobolada la xoreeyey  mashaariicda horumarineed ee ururka iskaashiga islaamku bixiyo soona marsiiyo hay’addahan gudaha ka howlgala.   Kulanka ayaa waxaa sidoo…

        Read More

          President congratulates Somali National Army and AMISOM for string of successes against “the enemies of Islam”

          His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today congratulated the Somali National Army (SNA) and AMISOM leadership for liberating six towns from Al Shabaab, “the enemies of Islam”. The President said: “I have personally congratulated SNA and AMISOM leaders for liberating six towns from Al Shabaab in the space of a few days. Make no mistake,…

          Read More

            Muuqaladii Maanta ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Magaalada Laasqoray Habkii loogu soo Dhaweeyay Daawo

            Laas qoray 16.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee maalmahanba socdaalka ku maraayey Xeebaha Somaliland ayaa saaka subaxnimadii waxay ka ambabaxeen Maydh iyaga oo u sii jeeday Degma Laasqoray oo ah Cidhifka Xeebaha Somaliland, Marka laga reebo Ceelaayo oo iyadu soo xidha Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland, waana markii…

            Read More

              Magaalada Muqdisho oo Hawl galo Ciidanku sameeyeen ku soo Qabteen Dhallinyaro lala Xidhiidhiyay Alshabaab iyo Hub ay Wateen

              Muqdisho 16.March 2014 (SDN)- Howlgallo ay ciidamada booliska iyo nabad-sugidda Soomaaliya ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ayay ku soo qabteen dhallinyaro lagu tuhmay inay ka tirsan yihiin al-Shabaab iyo hub. Ragga la qabtay iyo hubka oo la geeyay xarunta nabad-sugidda ee magaalada Muqdisho ayaa loo soo bandhigay saxaafadda kaddib howlgallada ciidamada. Tuhmaneyaasha qaarkood…

              Read More

                “Waxaan u arkaa Madaxweyne Dadaalay oo Shacabkiisii Kasbaday” Xildhibaan C.qaadir Xaamud Jaamac {DHAGAYSO}

                Hargaysa 16.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jaamac oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ayaa Xogwaran uu Maanta Siiyay Shabakada Qurbejoog.com ayaa Sheegay in Safarka uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Tagay Magaalada Laasqoray uu ka Turjumayo in Madaxweynuhu bulshadiisa ka war hayo. Waxaa kale oo Mudanahani uu Tilmaanay in…

                Read More

                  Eedayn ay Mujaahidiintii SNM u soo Jeediyeen Xukuumada Somaliland iyo Isu soo bax ay ka Hor dhigeen Xarunta Maamulka Togdheer ka Daawo QURBEJOOG.COM

                  Burco 16.March 2014 (SDN)- Qaar ka Tirsan Mujahidintii SNM Ee Gobalka Togdheer ayaa Maanta Banaanbax Baladhan Oo Cabasho ah ka Hordhigay Xarunta Gobalka Togdheer ayaa Eedayn usoo Jeediyay Xukumada Talada Haysa. Waxaanay Mujaahidintani Maanta Sameyay Banaanbaxa Cabashada ah ay Xukumadu ku Eedeyeen inay ka Gaabisay Wax u Qabashada Dadkii usoo Halgamay Dibu Xoraynta Dalka. Burco…

                  Read More

                    Shirkada Telesom iyo Dadweyne Gadoodsan oo Magaalada Wajaale isku Galay iyo Xaalad Bandoo ah oo lagu soo rogay

                    Tog Wajaale 16.March 2014 (SDN)- Magaaladda Wajaale ayay saaka ciidanka RRU iyo SPU-du ku soo rogeen bandoo kadib markii rabshado waaweyni dhex mareen Dadweyne gadoodsan iyo shirkadda Telesom, rabshadahaas oo ka dhashay laba nin oo Laydh shirkadda Telesom leedahay ku dhigay, kuwaas oo midkoodna dhintay ka kalena dhaawac halis ah soo gaadhay. Dhacdada labada nin…

                    Read More

                      Wasiirka Hawlaha Guud iyo Maayarka Caasimada oo Cadeeyay inay is afgarad ka gaadheen Khilaaf soo kala dhex galay Xukuumada iyo Golaha Deegaanka {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 16.March 2014 (SDN)- Wasaaradda hawlaha Guud iyo Guryaynta iyo dawladda hoose ee Caasimadda ayaa maanta heshiis kama dambays ah ka gaadhay is faham la’aan dhowaan soo kala dhex gashay oo ku saabsanayd hanaanka loo marayo ilaalinta dhulka danta guud iyo waxyaabaha la hal maala. Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta ee Somaliland Mudane C.risaaq…

                      Read More

                        ”Puntland waxay diyaar u tahay inay difaacdo xaduudeeda waxayna ka digaysaa wax kasta oo keeni kara colaad dhexmarta dariskeeda” Wasiirka Warfaafinta Punt land {DHAGAYSO}

                        Garowe 16.March 2014 (SDN)- Dowladda Puntland ayaa ka hadashay socdaal uu madaxwaynaha  Somaliland maanta ku gaaray magalada Laasqoray oo ka tirsan Gobalka Sanaag ee Puntland. Shir jaraa’id uu galabta ku qabtay magalada Garowe wasiirka warfaafinta Puntlad Cabdiwali Xirsi Indhoguran ayuu ku sheegay Puntland inay ka xun tahay Socdaalka Siilaanyo ee Laasqoray ayna tahay daandaansi hor…

                        Read More

                          Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Ka Hadlay Doorka Culimadu ku leeyihiin Hogaaminta Dalka

                          Muqdisho 16.March 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay xaqiijineyso doorka culumaa’uddiinka Soomaalida ay ku leeyihiin talada dalka. Wuxuu tilmaamay in culumada ay kaalin mug leh ku leeyihiin taariikhda halgankii gobanimo doonka iyo dhismihii qarannimada Soomaaliyeed, ayna lagama maarmaan tahay inay ka qeyb-qaataan badbaadinta mustaqbalka dalka iyo…

                          Read More

                            Warbixin ku Saabsan Socdaalkii Madaxweynaha ee Magaalada Laasqoray iyo Dareenadii uu bixiyay {DHAGAYSO}

                            Laas Qoray 16.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka subaxii hore gaadhay Magaalo xeebeeda laas-qoray,kadib Markii uu ka ambo baxay Degmada Maydh oo ay Xalay u Hoydeen. Shacabka ku dhaqan magalada Laasqoray ayaa Si Balaadhan u soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo Weftigiisa iyagoo u Muujiyay Sida ay ugu Faraxsan yihiin inuu Socdaal…

                            Read More

                              Alle Ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec oo Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay iyo Dardaarankiisii oo la Baal maray

                              Muqdisho 16.March 2014 (SDN)- Maxamed Suleymaan Tubeec oo ahaa fannaan weyn ayaa maanta oo Axad ah lagu aasay magaalada Muqdisho. Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka qeyb-galay aaska oo ka dhacay qabuuro ku yaalla dugsiga tababarka ciidanka booliska ee Jeneraalka Kaahiye. Meydka marxuumka ayaa saaka laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaana…

                              Read More

                                Xaaska Maayarka Saylac Oo Middi ku DHaawacday Haweenay Boolis ah Oo Khilaaf DHex Maray

                                Salel:16-March-2014(SDN)-Wararkaka imanaya Magaalada Saylac eeGobolkaSalal ayaa sheegaya in Haweenayda  Xaaska u ah  Maayarka Saylac ay Toorray ku dhaawacday Gabadh  Ka Tirsan Ciidanka Booliska Deegaankaas. Wararka ayaa intaas ku daraya in Haweenayda Booliska ah ee DHaawacu gaadhay iyo maayarku ay isku khilaafeen DHul ay Deggen yihiin dad ay Gabadhan Booliska ahi ku jirto, kuwaas oo si…

                                Read More