Guddoomiyaha degmada Xarfo oo la sii daayay kaddib markii dambi lagu waayay iyo Xubno Xukun lagu riday
Boosaaso 17.March 2014 (SDN)- Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta xorriyaddiisa dib ugu celisay guddoomiyaha degmada Xarfo ee gobolka Mudug, Cabdullaahi Faarax Beyla, kaas oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa lunsashada raashin gargaar ah oo loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ku nool degmada. Hase yeeshee maxkamadda ayaa xabsi min saddex sano ah…
