Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo oo Salaadii Jimce ee Maanta kula Tukaday Bulshada Gobolka Saaxil Masjid ku Yaala Berbera SAWIRO

    Berbera 14 .March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu la tukaday Salaadii Jimcaha Dadweynaha ku nool Magaalada Berbera ee Caasimada Gobolka Saaxil, gaar ahaan masjidka Gobolka ku yaal ee la yidhaahdo Khaalid-Binu Waliid. isaga oo madaxweynuhu salaada ka dib soo dhawayn balaadhan kala kulmay dadweynihii kula tukanaayey masjidka…

    Read More

      “ Dadka dhulkaas degan iyo wasaaradda duulistu si fiican ayey isu fahan san yihiin, waxa ilaa shalay isa soo urursaday dad waji ku macaash ah.” Agaasimaha Duulista

      Hargaysa 14.March 2014 (SDN)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan ayaa beeniyey warar sheegayey inay jiaraan dad degan Koonfurta Madaarka Hargeysa oo Wasaarada duulistu ay ku tacadiday. Agaasimaha Guud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sidoo kalena   sharaxaad ka bixiyey qorshaha ay Xukuumadda Somaliland u…

      Read More

        Saldhig Boolis oo Hargaysa ku yaala oo Bad baadiyay Ilma yar oo Markii uu dhashay Hooyadii Suuli ku riday

        Hargaysa 14.March 2014 (SDN)- Saldhiga Daloodho ee waqooyga Hargeysa ayaa saaka oo Jimce ah ku Guulaystay in uu badbaadiyo Ilmo yar oo xalay dhashay oo Hooyadii markii ay Umushay ku riday Suuli ku yaala guri u dhaw Saldhiga. Mustafe Maxamuud Maxamed oo ka mih Askarta saldhiga Daloodho ayaa Warbaahinta u xaqiijiyey in Taliye ku-xigeenka saldhigaasi…

        Read More

          Guddida Baadhista Xasuuqa Somaliland oo u mahad celiyay Xukuumadda iyo warbaahinta

          Hargaysa 14.March 2014 (SDN)- Gudida baadhista xasuuqa ayaa  u mahad celiyay xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo, khubarradii beesha caalamka iyo warbaahinta maxaliga ah kaalintii ay ka geysteen hawl-galkii ay dib ugu aaseen 44 qof oo rayid ah oo Dawladdii Siyaad Barre ku xasuuqday Magaaladda Hargeysa. Kulankan oo ay goob joog ka ahaaayeen dhammaan xubnaha gudida baadhista…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo Berri Safar Diyaaradeed Ku Tegi Doono Ceerigaabo iyo Agabkii Dhismaha Waddada Sanaag iyo Togdheer Oo Horraantoodii Halkaas Gaadheen

            Berbera:14-March-2014 (SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, oo Wali ku jira Safarkiisii uu Gobolada Dalkka ku soo Marayey, ayaa Haatan u diyaargaroobay inuu Gaadho Gobolada Bariga Fof fog ee Sanaag. Madaxweynaha oo Habeenkii Xalay ahaa Joogay Magaalada Berbera ayaa Wararka ay qurbjoog.com helaysaa waxa ay sheegayaan inaanu Mari doonin Waddada dheer ee Rafka ah ee…

            Read More

              Puntland Oo Xabsiga Dhigtay Nin Kenyan Dhakhtarnimo Been Abuur ah Kaga Dhex Shaqaysanayey Garowe iyo Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Hadlay

              Garowe:14-March-2014(SDN)-Maamulka Puntland ayaa Xabsiga Dhigay nin Kenyan ah oo ay ku eedeeyeen inuu si been abuur ah dhakhtarnimo kaga dhex shaqaysanayey Garowe. Ninka Dhakhtarnimada Been abuurka lagu eedeeyey ayaa magaciisa lagu sheegay Stephen Wengoma ayaa la sheegay inuu Xarun Caafimaad oo Dadka Cudurrada Guud lagaga Daweynayo uu ka Furtay Magaalada Garowe, waxana ay Halkaas ka…

              Read More

                Somalia Oo Ku Dhex Milantay Muranka Dawladaha Carbeed Dhexyaalla Iyo Qatar Oo Qarka U Saaran Inay Taageerada Maaliyaddeed Kala Noqoto Dawlada Xasan Sheekh

                Doha:14-March-2014 (SDN)-Siyaasadii dhex Taallay Dawladaha Carabta ee La Xidhiidhay Taageerada Dawlaha Qaar siiyaan Ururka Ikhwaanka, ayaa Haatan la Sheegayaa inay Soo Gaadhay Dalka Somalia.   Warar Diblomaasiyeed oo Soo Baxaya ayaa sheegaya in Dalka Qatar oo ka mid ah dalalka Kaalmada Weyn siiya Dawladda Xasan Sheekh ay haatan si weyn uga Shaki qabto Jihada ay…

                Read More

                  Shacabkii Ka Baracay Buullaburde Oo Baaq Loo Diray Iyo Xaaladda Deegaankaas Oo Saaka Deggen

                  Buulaburde:14-March-2014(SDN)-Kadib Gacan ku Dhigistii Magaalada Buulaburde Ee Gobolka Hiiraan, ayaa La Ogaaday in Shacabkii Halkaas Degenaa ay Dhammaantood ka Wada Baxeen, Maadaama Alshabaab ay Amarkaas Bixisay. Gaanshaanle sare C/laahi Bare oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada Buulabarde ayaa ugu baaqay Shacabkii Degmada ka Barakacay in ay Dib Degmada ugu…

                  Read More

                    Qaramada Midoobey oo Xayiraadii ka Qaaday Mulkiilihii Barakaad oo eedaha loo heystay ay ka mid ahaayeen Taageerada Al Shabaab iyo khal-khal gelinta Somaliland

                    New York Mar 14,2014(SDN)-Guddida la socodka cunaqabateynta Hubka ee Qaramada mada bidoobay  ee Soomaaliya oo shaaciyay in ay diwaanka xanibaada ka rogeen Ganacsade Soomaaliyeed oo guddidu hore u sheegtay in xiriir dhaw la leeyahay. Gudida ayaa hore Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale ugu eedeysay in uu ka tirsanaa hogaankii Maxkamadihii Islamiga Muqdisho,taageero dhaqaale siin jiray…

                    Read More

                      The black stuff can be very useful

                      The ramshackle capital of Somaliland, Hargeisa, in northern Somalia has a bustling market for camels and is a frequent destination for aid workers. International businessmen are relatively rare. Yet untapped oil reserves have lured a number of foreign companies to the city, chief among them the Turkey’s Genel Energy under the leadership of ex-BP CEO…

                      Read More

                        5 killed in Somalia landmine blast

                        MOGADISHU – Five people were killed when a government convoy struck a landmine in southern Somalia’s Lower Juba region, eyewitnesses said. Government forces sealed off the area following the blast. Somali authorities have yet to comment on the incident, for which no group has claimed responsibility. Somalia has suffered from on-again, off-again violence since the…

                        Read More

                        Gudoomiyihii (Manager) ee Bayren Munich Uli Honesse Ayaa Xabsiga Loo Taxaabey Muxuuse Galabsadey? By Jaahuur.

                        Germany-13-Mar-2014- SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaaiyo Germany,gudoomiyihii ama (Manager) Bayren Munich Uli Hoeness oo xabsiga loo taxaabey maxaase lagu suusey? Gudoomiyihii (Manager) ee kooxda facaweyn ee dalka Germany Bayren Munich Uli Hoeness ayaa  jeelka loo taxaabey markii uu lunsadey isdabamarina ku sameeyey Canshuur celin. Hoeness ayaa lagu soo eedeeyey in uu si…

                        Read More

                          BURCAD DHULEEDKA HARGEISA :LOOLANKA WASIIR KKALIIF – MAYOR SOLTECO & XILDHIBAAN TIMACADE

                          Waxa Hargeisa ka dilaacay  koox dilaalin ah “ Real Estate Brokers”  oo ku gaashaaman Telefoonka  Gacanta iyo  gawaadhi yar-yar oo  Grande ah . Waxay xafiisyo ka furteen  Degmooyinka   Kood-Buur, Gacan Libaax . Waxa  kale oo ay  laba Xafiis  ka furteen  London  iyo Dubai. Waxay diiradda saaraan dhulka ay ka maqanyheen qurbjoogto  .Kooxdaas dilaalinta ahi marka…

                          Read More

                            Rybak endorses Noor for Rep. Kahn seat

                            Mohamud Noor got a significant boost in his challenge of long-time state Rep. Phyllis Kahn on Thursday by winning the endorsement of former Mayor R.T. Rybak. Rybak’s endorsement is sure to shake up the race, an intraparty DFL battle that has already exposed tensions within the city’s Somali-American community. Noor would be the legislature’s first…

                            Read More

                              KULMIYE WAA XIGBIGII KULMIYEY DHALINYARADA SOMALILAND IYO SIYAASADA

                              Bismilaahi raxmani raxiim, marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahda Hadhwanaagnews  iyo akhristayaashaba ( Asc )waxaan jecleystey in aan xalkan idiin kusoo  gudbiyo aragtideyda kooban ee ku wajahan Asxabta qaranka  iyo kaalmaha ay kaga jiraan dhalinyara  Somaliland. Wuxuu qalinku saaka ila galey xalkaas iyo siyaasadii oo aan jecleystey in aan wax kooban ka idhaahdo aragtideyda gaaban…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo dhoweeyay Warmurtiyeedka kasoo baxay shirweyanaha aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD(SAWIRO)

                                Adis Ababa Mar 13,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ka qaybgalay Shirweynaha 25aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD ee maanta ka dhacay magaalada Addis Ababa ayaa soo dhoweeyay taageerada loo fidiyay dalka Soomaaliya iyo heshiiska Koonfurta Suudaan, waxaana uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadda…

                                Read More

                                  Amnesty censures Kenya over Somali refugees

                                  Amnesty International says extensive intimidation and human rights abuse is forcing Somali refugees out of Kenya. In a report published on Wednesday, the human rights group warned over the hostile environment in Kenya, saying that the refugees are actively targeted by the police with indiscriminate arrests. According to the report, named No Place Like Home,…

                                  Read More