Webmaster

    Less Than Three Years After Famine Gripped Somalia’s Breadbasket, Somali Farmers Bounce Back

    MOGADISHU- For the first time, Somali farmers are turning themselves into suppliers of high-quality food assistance, which WFP will use to support their fellow Somali people. Agricultural communities – especially in south-central Somalia, the country’s grain basket – have, over the last two decades, been severely affected by conflict and recurrent drought, which has resulted…

    Read More

      Madaweynaha Soomaaliya oo Maanta la Kulmay Boqorka Dalka Japan

      Tokiyo Mar 13,2014(SDN)-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay  boqorka dalkan Japan  Akihito. Boqorka Dalka Japan ayaa u sheegay Madaxweynaha Soomaaliya  inuu aad uga walaacsan yahay xaaladda Soomaaliya isla-markaana ballan-qaaday in Dowladda Japan ay juhdi xoog leh gelin-doonto sidii Soomaaliya mar kale u noqon lahayd wadan…

      Read More

      Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele si Diiran Ugu Soo Dhaweyey Qasriga Madaxtooyada Orod Yahan Ayaanle Suleyman oo Hantiyey Biladda Dahabka 1500 ee Mitir (DAAWO) By Jaahuur.

      Jabuuti-13-Mar-2014- (SDN)-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo geeska Afrika iyo Jabuuti oo siweyn loogu soo dhaweeyey orod yahan Ayaanle Suleyman oo ku guuleystey Biladda dahabka 1500 ee Mitir (2014 Poland) Haddaba runtii ordyahankan oo mustaqbal ku leh oradada caalamiga ah ayaa waxa hubaal ah inuu hantiyidoono bilado badan hadii uuna ka caajisin. Dadweynaha reer…

      Read More

        Hambalyo iyo Mahadnaq loo jeediyay Xildhibaan Qabile

        Marka hore waxaan u mahadnaqaynaa ALLAHA AWOODA BADAN SWTC ee noo  suurta galiyey in manta aan halkan ku soo gudbino maqaalkan. Marka xiga waxaan hambalyo u soo gudbinaynaa bahda saxaafada, ee hadh & habeyn heeganka ugu jirta in ay bulshada u soo gudbiso wararka dalka gudihiisa iyo kuwa caalamkaba, isla markaana suurto gelisa in bulshadu…

        Read More

          Daawo: Telefishanka Dawladda oo Baahiyey Ogeysiiska Diyaar-garowga Shirweynaha Beel Cudud ku leh Xisbiga Kulmiye oo Ka tashanaysa sidii ay uga diga-rogan lahayd Taageerada Xukuumadda Siilaanyo‏

          Hargeysa Mar 13,2014(SDN)-Telefishanka Dawladda Somaliland ayaa Baahiyey Ogeysiiska Diyaar-garowga Shirweynaha Beel ka mida kuwa cududa ku leh Xisbiga Kulmiye oo Ka tashanaysa sidii ay uga diga-rogan lahayd Taageerada Xukuumadda Axmed Siilaanyo. Warbaahinta Qaranka ayaa inta badan kolba cida soo saarta ay ka yeesha wixii ay doonto isla markaana aaney cidi kula xisaabtamin.

          Read More

            DAAWO Fadeexada Mayorka Hargeysa oo Amaan kula dul kufay Madaxweynaha Jabuuti iyo Faysal Cali Waraabe oo sharaxaya Sababta

            Jabuuti Mar 13,2014(SDN)-Mayor ka magaalada Hargeysa oo dhawaan khudbad amaan ah kula dul dhacay madaxweynaha Jabuuti ayaa khudbadiisu meel ku dhac taarikhi ah ku noqotay shacabka labada dal. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa isna sharaxaya sababha keena in siyaasiyiinta reer Somaliland ay qadiyada Somaliland uga hormariyaan taaageerada indho la’aanta ah.  

            Read More

              Mucaaridka Somaliland Oo Idaacad Gaar Ah Samaystay, Xukuumadda Oo Sas Ka Qaadday iyo Xuuraan Badan Oo Suuqyada La Geliyey

              Hargeysa:13-March-2014(SDN)-Axsaabta Mucaaridka Somaliland ayaa la sheegayaa inay dhammeeyeen Qorshe ay dalka kaga Hirgelinayaa Idaacad Ballaadhan  oo  Somaliland laga Dhegaysan doono, taas oo ay Arrimahooda ku fushan Doonaan. Idaacaddan oo aan Saldhigoodu Somaliland Noqon doonin, ayaa la sheegayaa in qorshaheedu muddo dheer soo Socday, waxana Haatan lagu gudo jiraa Sidii  loo diyaarin lahaa Wariyayaashii Hawshaas dalka…

              Read More

                Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Al-shabaabka Oo Gacanta Dawladda Soo Galay

                Xuddur:13-March-2014 (SDN)-Waxa Galabnimadii Shalay Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool Lagu soo Bandhigay Sarkaal sare oo Kooxaha Alshabaab hore uga Tirsanaan Jirey Balse Haatan ka yimi. Sarkaalka la soo bandhigay oo lagu magacaabo Sheekh Yaasiin Axmed Macallin (Sheekh Bismilaah) wuxuu Shabaabka u qaabilsanaa madaxa dacwadda ee gobalka Bakool. Sarkaalkan ayaa Warbaahinta u sheegay markii uu in…

                Read More

                  Hargeysa: Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka oo amar ku bixiyay xidhitaanka Taliye Saldhig Boolis oo amar-diido ku kacay iyo kala-safashadii ciidanka ee maanta (Akhri Amarka Maxkamadda)

                  Hargeysa 12, March 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex Faysal Cabdilaahi Ismaaciil (Dhagadhago), ayaa amar ku bixiyay in la xidho taliyaha Saldhiga Booliska Qudhacdheer ee degmada Maxamuud-Haybe ee magaalada Hargeysa Mr. Axmed Dacawo, taasoo sababtay in ciidan taliyaha weheliyay iyo kuwa maxkamaddu ay laba dhinac u kala saftaan. Sida ku cad go’aan ay Maxkamaddu soosaaray…

                  Read More

                    Xukuumada Somaliland oo Daboolka Ka Qaaday In Gudi Heer Qaran ah loo saarayo Aaska Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Dar Daarankiisi {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 12.March 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Caawa daboolka Ka Qaaday inay Isu diyaarinayso Sidii ay Aas Heer Qaran ah ugu Samayn lahayd Alle ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec oo Shalay ku geeriyooday dalka Jarmalka. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.waaxid C.qaadir C.raxmaan oo Caawa ka Hadlay kulan uu la…

                    Read More

                      Dawlada Federaalka oo Qaban qaabinaysa Aas Qaran oo Muqdisho loogu samaynayo Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec

                      Muqdisho 12.March 2014 (SDN)- Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in aas qaran magaalada Muqdisho loogu sameeyo Allaha u raxmadee fannaankii caanka ahaa, Maxamed Suleymaan Tubeec, oo Talaadadii ku geeriyooday dalka Jarmalka. Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo ku-xigeenkiisa oo la kulmay xubno ka tirsan fannaaniinta hoballada Waaberi ayaa kala hadlay…

                      Read More

                        Halkan ka daawo waraysi xiiso badan oo wariye Maxamed jamac luqmaan uu la yeshay Gudoomiyaha Saddexad ee xisbiga Ucid daawasho wacan

                        London 13March14(SDN) Halkan ka daawo waraysi xiiso badan oo wariye Maxamed jamac luqmaan uu la yeshay Gudoomiyaha Saddexad ee xisbiga Ucid iyo gudoomiyahii oo u adkaysan wayey waraysiga isaga oo goobtii si lama filaana uga kacay waa maxay sababtu uu uga kacay isaga oo ku celiyey Edamahi hore u soo jeediyey daawasho wacan. )

                        Read More

                          Waa ayaan darro in masuul sare oo ka mid ah Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelku uu qayb ka noqdo barnaamijyada xaalad abuurka ah ee ay xukuumaddu ka dhaqdhaqaajinayso bari iyo galbeedba Musharaxa madaxwayne ku xigeenka Ucid

                          London 12March 14(SDN) Musharaxa madaxwayne ku xigeenka Ucid Cabdirashiid xassan Mataan ayaa jawaab kulul ka bixiyey warbaxin uu soo saray Gudomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga Ucid waxana uu hadalkiisa u dhigay sida tan Waa ayaan darro in masuul sare oo ka mid ah Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelku uu qayb ka noqdo barnaamijyada xaalad abuurka…

                          Read More