Webmaster

    Ciidanka Ethiopia ee Buurdhuubo Qabsaday Oo Xalay Maydadkoodii iyo Dhaawacoodii U Rartay Dhinaca Adis Ababa

    Buurdhuubo:15-March-2014(SDN)-Wararka laga Helayo Deegaanka Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidanka Ethiopia eek a Qaybta ahaa kuwii dhawaan Gacanta kudhigay Halkaasi ay Bilaabeen inay Maydadkooda Halkaas ka Gurtaan, iyagoo u guranaya Dhiinaca Dalkooda si  loogu Aaso. Warar hoose oo Soo Gaadhay Qurbejoog.com ayaa sheegaya in ugu yaraan  20-askari oo dhaawac kala duwan qaba iyo…

    Read More

      Sarkaal Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Arrimo Musuqmaasuq Loo Xidhay

      Garowe:15-March-2014(SDN)-Guddoomiyihii Deegaanka Xarfo Ee Gobolka Mudug ayey Shalay gelinkii Dambe Ciidamo Hubaysan oo Maamulka Puntland ahi Xabsiga u taxaabeen. Mas’uulkan oo lagu Magacaabo C/laahi Faarax Bare ayaa laga KaxaystayGurigiisa oo ku yaala Deegaanka Xarfo, waxaana Guriga kala Baxay Maleeshiyaad Puntland ah oo watay Gaadiid Dagaal.   Wararka ayaa sheegaya in C/laahi Faarax Bare la Dhigay…

      Read More

        Duqaymo Diyaarado Aan Cidi wadin Xalay U Geysteen Saldhigyo Shabaabku Leeyihiin iyo Dawladda Oo Sheegtay inay Natiinada Dib ka SHeegi Doonto

        Jowhar:15-March-2014(SDN)-Diyaaradaha Dagaalka Nooc aan Duuliyaha lahayn oo aan la Aqoonsan Meesha laga Leeyahay ayaa Habeenkii Xalay Duqeeyey  Saldhigyo Kooxaha Alshabaab ku leeyihiin Gobolka Shabeelaha Dhexe.   Duqeynta ayaa ka dhacday Deegaanka Gamboole oo u dhaw Degmada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe, sida ay sheegayaan wararka aanu haynaa.   Wararka ayaa sheegaya in Duqeynta ay Fuliyeen…

        Read More

          Farah focused despite sacrifices

            Double world and Olympic champion Mo Farah has spoken about the continuing sacrifices he makes to remain the world’s top distance runner. Farah won the 5,000 and 10,000 metres at the London Olympics in 2012 and repeated the golden double at the World Championships in Moscow last year. The Somalia-born 30-year-old had also won…

          Read More

            The real fight is behind closed doors

            NARRATIVES about countries, especially under-reported ones, can be hard to shift. For the last two years Somalia’s narrative has been one of fragile progress. The international community rallied around Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s president, selected in murky circumstances in 2012. The main threat to the new man was said to the continued presence of Islamist…

            Read More

              Reward Offers for Information on al-Shabaab Members

              U.S Department of State Press Release Friday, March 14, 2014 Office of the Spokesperson Washington, DC The U.S. Department of State’s Rewards for Justice program is offering rewards for information on three members of the Somalia-based terrorist organization Harakat Shabaab al-Mujahidin, al-Shabaab. The Department has authorized rewards of up to $3 million each for information…

              Read More

                Hargeysa: Shirkadda Telesom oo munaasibaddii 11aad ee Abaal-marinta Shaqaalaheeda ku maamuustay hawlwadeenada hantiyay qiimayntii shaqo-wanaagga 2013

                Hargeysa 14, March 2014 (SDN) – Shirkadda ugu wayn Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ee Telesom, ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay munaasibaddii 11aad ee ay abaalmarino ku guddoonsiiso shaqaalaheeda, gaar ahaan hawlwadeenadii ugu fiicnaa sannadkii tegay ee 2013. Munaasibadda oo xalay lagu qabtay hotelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa, waxa ka qaybgalay Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska,…

                Read More

                  Madaxweynaha Somaliland oo Wakhti Dheer kadib Galabta ku dabaashay Xeebta Batalaale ee Berbera Daawo

                  Berbera 14.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu galabta wakhti qaali ah oon hore u soo marin dhalin-yarada Gobolka Saaxil ku nool gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Badda ka dhigata Jaamacada Berbera oo maanta nasiib u yeeshay in ay Masuulkii qarankan ugu sareeyey kula dabaashaan baddooda qiimaha badan,  oo daba socota…

                  Read More

                    Dawladda Ruushka oo ka hadashay gelitaanka gobollada Bariga Ukraine iyo wararkii u dambeeyay ee Aftida qabashadeeda lagu muransanyahay ee gobolka Crimea

                    London 14, March 2014 (SDN)- Dawladda Ruushka ayaa sheegay in haynin qorsheyaal ay ku gelayso deegaanka Koonfur-bari ee wadanka Ukraine, balse Kremlin oo ah aqalka looga taliyo dalkaasi uu ixtiraami doono natiijada kasoo baxda aftida laga qaadayo gobolka Crimea, sida uu sheegay Wasiirka Khaarajiga Moscow Mr. Sergei Lavrov. Siday faafisay wakaalada wararka ee Reuters, kadib…

                    Read More

                      Ceerigaabo oo uu Gaadhay Qalabkii dhismaha Wadada+Dareenka Bulshada ka Daawo Qurbejoog.com

                      Ceerigaabo 14.March 2014 (SDN)- Waxaa Maanta Magaalada Ceerigaabo Soo Gaadhay Wejigii Kowaad Qalabka Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco. Qalabkan ayaa Waxaa Gelbinayay Xubnihii Gudida Heer Qaran ee dhismaha Wadada Ceerigaabo ilaa Burco,Dadweynaha Ku dhaqan Gobolka Sanaag ayaa Jewi farxadi ku dheehnayd ku soo dhaweeyay Qalabkan iyagoo qaarkood ku Tiraabeen inay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku dooranayaan…

                      Read More

                        Wasaarada Duulista iyo Hawada oo Weji Ku Macaash ku Tilmaantay Dad Cabasho ka Tirsanaya Ka Daawo Qurbejoog.com

                        Hargaysa 14.March 2014 (SDN)-  Agaasimaha Guud ee wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan ayaa Sheegay Maanta in aanay Jirin dad degan Koonfurta Madaarka Hargeysa oo Wasaarada duulistu ay ku tacadiday. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista ayaa sidoo kalena waxa uu sheegay in wasaaradda ahaan ay ka go’an tahay in la dhawro…

                        Read More

                          Somalia: Take Whatever You Can Get Any Way You Can

                          March 14, 2014:  Foreign aid workers are demanding better security now that al Shabaab has been largely driven from Mogadishu and much of the countryside. That’s not going to happen and there’s a simple reason why. In the last few weeks a large offensive by peacekeepers and Somali troops drove al Shabaab out of five…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

                            Muqdisho Mar 14,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo noqday dalka kadib markii uu shalay uga qaybgalay magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia shirweynaha 25-AAD ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD  iyadoo garoonka uu kusoo dhoweeyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka iyo Wasiirka Gaashaandhiga. Ra’iisul Wasaaraha oo garoonka kula hadlay…

                            Read More

                              14 Sanno Kadib oo Gacanta Xukuumada Somaliland la soo Geliyay Gacan Ku Dhiigle Dilay Taliyihii Saldhiga Booliska ee Oodweyne

                              Oodweyne 14.March 2014 (SDN)- Gacan ku dhiigle Cabdi Jaamac Bide 14 Sanno ka hor dilay Taliyihii Ciidanka Booliska ee Magaalada Oodweyne ayaa Maanta loo soo Gacan geliyay Xukuumada Somaliland. Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh Jamaal Xuseen Hure oo Khadka Telefoonka ugu Waramayay Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com ayaa Sheegay in Soo Gacan Gelinta Gacan ku dhiiglahani ay…

                              Read More