Webmaster

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in ay gurmad deg deg ah gaarsiinayaan goobaha laga saaray nabad-diidka Alshabaab

    uqdisho Mar 11,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay weheliyaan qaar kamid ah ah xubnihiisa Golaha Wasiirada ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha beesha caalamka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay kamid ahaayeen wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya, Safiirka Britain, Safiirka Turkey, Imaaraadka iyo xubno kale. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii…

    Read More

      Dheemanay: Dhaantadu Ma Xadraday La Dhalatay

      Sida aad ka warqabtaan waxaa ayaamahaan soo badanayey fanaaniin cusub oo casriyey ciyaarihii hidaha iyo dhaqanka, una bedelay qaab heeseed oo ay dhalinta maanta ka daba dhacday. Intaas waxaaba dheer, in madaxwaynaha Soomaaliya markii uu booqday Kismaayo, shabakadaha wararka ayna tuseen isaga oo dhaanto ciyaaraaya. Waxaa sidoo kale, shabakadaha wararka aan ka daawanay madaxwaynaha Dowlad…

      Read More

        Prime Minister: “Following liberation of key towns from Al-Shabaab efforts must now turn to stabilisation”

        His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today hosted a meeting attended by Special Representatives and Ambassadors from the UN, EU, UK, Turkey, Ethiopia, UAE, Italy and the USA to update them on the ongoing offensive against Al-Shabaab and urge them to do all they can to support the stabilisation efforts in newly liberated areas….

        Read More

          IFJ Appeals for Release of Somali Journalist Jailed in Ethiopia

          The International Federation of Journalists (IFJ) has stated that the guilty verdict and prison sentence given to veteran Somali journalist, Mohamed Aweys Mudey, is unacceptable and appealed to Ethiopian authorities to quash his sentence and release him with immediate effect. According to IFJ affiliate, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), Mudey has been sentenced…

          Read More

            “Wasiirku Waxay Ahayd Hadduu Dhul Doonayo Inuu Na Weydiisto..” Xildhibaan Maxamed Cabdi

            Hargaysa 11.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa,ayaa Wasiirka Hawlaha Guud u soo jeediyay hadduu dhul doonayo inuu si toos ah u  soo weydiisto isla markaana wareegtada uu shalay Wasiir Cabdirisaaq Khaliif soo saaray ku tilmaamay mid aan sharciga waafaqsanayn. Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon oo ka hadlayay…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa u Hoyday Magaalada Saylac iyo Mashruuc uu Magaalada Boorama Xadhiga kaga Jaray

              Hargaysa 11.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwada 1aad ee Qaranka Marwo Aamina Waris Sh. Maxamed  Jirde, Wasiirrada wasaaradaha Madaxtootada, Arrimaha Gudaha, Arrimaha Dibada, Xidhiidhka Golayaasha, Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Kaluumaysiga, Beeraha, Warfaafinta, Waxbarashada, Caafimaadka, Gaashaandhiga, Taliayaasha ciidanka Booliska iyo Qaranka Xildhibaano ka tirsan golayaasha qaranka iyo Wasiir…

              Read More

                Golaha Deegaanka ee Hargaysa oo Daboolka ka Qaaday inaanay u Hogaansami doonin Wareegtadii Wasiirka Hawlaha Guud Ka Daawo QURBEJOOG.COM

                Hargaysa 11.March 2014 (SDN) Maayar Xigeenka Caasimada Hargaysa oo ay Weheliyaan Ku dhawaad Labaatan Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimada oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Dawlada hoose ayaa Shaaca ka qaaday inaanay u Hogaansami doonin Wareegtadii lagu maanacay in dhulka danta guud ay Mas’uuliyadeeda la wareegtay Xukuumada Somaliland ee uu soo saaray…

                Read More

                  “Dunnida waxaa wax lagu bedelaa Inqilaab amase inuu Taayirku Wareego” Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Wakiilada oo Waraysi gaara siiyay Qurbejoog {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 11.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cumar Axmed Sanweyne ayaa faahfaahin ka bixiyay Waajibaadka Gudidooda loo Xilsaaray,Waxaa kale oo uu Sharaxaad ka Bixiyay Doorka ay ku leeyihiin daba galka Miisaaniyada uu Golahoodu ansixiyo in Sidii la rabay ay u socoto iyo in kale. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO…

                  Read More

                    Madaxweynaha Somalia oo Markii 1aad Safar ku Tagay Caasimada Japan ee Tokyo SAWIRO

                    Tokyo 11.March 2014 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Tokyo ee dalka Japan. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiirrada arrimaha dibadda, howlaha guud iyo qorsheynta, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Japan oo uu ka mid yahay safiirka…

                    Read More

                      Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa oo Ganafka ku Dhuftay Digreetadii Wasiirka Hawlaha Guud iyo Nuxurka Jawaab Celintooda

                      Hargaysa 11.March 2014 (SDN)- Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa,ayaa jawaab wadareed siiyay Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ka dib markii uu soo saara wareegto uu dhulka danta guud kaga joojinayo dawlaha Golaha deegaanka caasimada Hargeysa oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xarunta dawlada Hoose ayaa waxay sheegeen inaanay in wareegtada uu soo…

                      Read More

                        “Maanta quluubteennu waxay la jirtaa fannaankii weynaa ee Maxamed S. Tubeec ” Ra’isal Wasaaraha Somalia

                        Muqdisho 11.March 2014 (SDN)- Fannaanka weyn ee Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa Aroortii Talaadada ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka. Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geerida Tubeec. “Maanta quluubteennu waxay la jirtaa fannaankii weynaa ee Maxamed S. Tubeec “Boqorka codka” oo geeriyooday, Waxa uu u adeegay ummadda, ayuu raysul wasaare Cabdiweli…

                        Read More

                          Xisbiga Kulmiye oo Banaanka u Tuuray Ururkii Jamhuuriga Calaamad Su’aalna Saaray Ururkii Xaqsoor

                          Hargaysa 11.March 2014 (SDN)- Xarunta Xisbiga Kulmiye waxa shalay lagu qabtay kulan loogu gogol xaadhayey qaban qaabada shirweynaha iyo sidii loo soo xuli lahaa xubnaha Golaha Dhexe iyo Fulinta, kuwaas oo lagu Ansixin doono shirweynaha. Kulankan oo uu shalay ka qayb galay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici iyo xubnaha Hogaanka oo dhan waxa lagu falanqeeyey…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo oo Saaka ku Jarmaaday Gobolada Galbeedka Somaliland

                            Boorama 11.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Saaka Socdaal ugu Kicitimay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama,Isagoo Xadhiga ka Jaray Jidka isku xidha Magaalooyinka Dilla iyo Boorama oo dhamaaday kaas oo ay sameeyeen Hay’ada Horumarinta Wadooyinka ee Gobolada awdal iyo Salal ee ASARDA oo Kaashanaysa  Xukuumada Somaliland . Madaxwaynaha waxaa Safarkiisan…

                            Read More

                              SOMALILAND: SADDEXDA XISBI QARAN CUNSURIYADDA MIYEY KU RAACSAN YIHIIN GUDDOOMIYEYAASHOODA BOORAMA?

                              Waxaa reer Somaliland ku MAGACXUMO ah, gaar ahaan Madaxweynaha iyo madaxda saddexda Xisbi Qaran, in beesha Ciisaha Bari ee dorraad dagaalka loogaga qixiyey Somaliland, “Maxaad SNM ugu hiilinaysaan oo Siyaad Barre noola taageeri weydeen” in maantana loogu hanjabo dalka ma soo degi kartaan!” Shalayto, waxaa wadajir war saxaafadeed hadalkaas kaga bayaamiyey magaalada Boorama saddexda guddoomiye-heer-degmo…

                              Read More

                                Horn Cable Television refreshed the bad wounds healed by Somalilanders

                                Somali-land government issues television licences to the television channels operating in Somali-land, which is subject to certain conditions, that you must abided by. As universal television did not abide the conditions which is obligatory to be observed, the government has withdrawn their licence to work permit in Somali-land in view of not respecting the code of conduct and set of rules…

                                Read More