Ruushka oo Dalkiisa Ka soo Eryaya Ku Dhawaad 800 oo Dublamaasiyiin Iyo Shaqaale Maraykan ah & Fal Celinta Maraykanka?
Washington 01. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Arimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa ku sheegtay bayaan ay soo saartey siday xun yihiin tallaabada Mosko ay dalkeeda kaga Eridey Todoba boqol iyo Shan iyo Konton (755) ka mid ah diblumaasiyiinta maraykanka ee ka hawl-gala dalka Ruushka. Wasaarada khaarajia Mareykanku waxay ku tilmaamtay tallaabadan dalka Ruushku qaaday inay tahay…
