Webmaster

    Madaxweyne Xasan “Heshiiska Dowladda iyo QM waa saldhiga wadashaqeynta iyo gar-gaarka shacabka.

    Muqdisho 26- Feb- 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu saxiixay heshiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey. Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibedda C/Raxman Ducaale Beyle iyo Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicolas Kay. Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabadda ayaa yiri “Waxaan u mahadceinayaa…

    Read More

      Qurbejooga reer Gabilay oo ka dhiidhiyey dhacdo naxdin leh oo ka dhacday gobolka Gabilay

      Gabiley26Feb14(SDN)Anagoo ah qurbejooga reer gabilay ee ku sugan Uk iyadoo anay 4bilood ka soo wareegin geeridii jeef caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo maanta xaaskiisii Safiya Maxamed Jamac oo asaydii ku dhexdhigtay jeelka Gabiley ka dib markii loo xidhay shaqaaqo ciyaal taas oo maanta sababtay in shaqaaqo ciyaal isdilay inay gabadhaasi maanta ay jeelka asayga ku…

      Read More

        ” Xaaji Saalax waxaa ka dhacday Dhibaato weyn. Arintaasi waxay inooga baahan tahay Go’aan Adag iyo Gacan Bir ah” Gudoomiyaha Golaha Guurtida

        Hargaysa 26.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta ka hadlay Xaalada Degmada  Xaaji Saalax ee Gobolka Daadmadheedh oo habeen hore lagu dilay Taliyihii Bilayska ee Degmada X. Saalax. waxa uu tilmaamay in Arin khatar ahi ka dhacday degmadaasi islamarkaana guurtidu gurmad ka gali doonto. waxa uu sheegay in arintaasi soo…

        Read More

          Midawga Yurub oo bilaabay in ay Ciidamo ku tabobaraan Muqdisho

          Muqdisho Feb 26,2014(SDN)-Ciidamada Midawga Yurub ee tabarada u fidiya Soomaaliya ayaa ka hawlgalay magaalada Muqdisho markii u horeysay ilaa intii ay shaaciyeen in ay tababaradii Soomaaliya u soo rareen. Kulan lagu qabtay xerada tababrada ee Jaxiira oo xarun u ah barnaamijka tababrada midawga Yurub ayaa waxa ka soo xaadiray wasiir ku-xigeenka difaaca Soomaaliya Cabdulahi Xuseen…

          Read More

            Boobe Boobe Yusuf Duale has preferred his wish that the ministry of aviation offices be located close to his residence

            As informed in my article titled as ‘Boobe lacks the vision of neutrality’ which will find in Google in the event you wish to read same, Boobe has just again confirmed what I was mentioned earlier in my previous article. A Journalist from Hadhwanaag news net work  inquired whether he agrees the reality that, the government has built numerous building for…

            Read More

              Ciidamada Somaliland iyo Itoobiya oo Ku Hawlan soo Qabashada Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii booliska ee Xaaji Saalax iyo Hub Gacanta lagu dhigay

              Xaaji Saalax 26.Feb 2014 (SDN)- Hub ka mid ah qoryihii ay ku hubaysnaayeen kooxdii dishay taliyihii Booliska degmada Xaaji Saalax Marxuum-Hurre Sahal,ayaa laga helay guri ku yaalla deegaanka lagu magacaabo Balli-siciid oo ka tirsan degmadda Gaashaammo ee Kililka Shanaad ee Itoobiya oo ay xuduud wadaagaan degmadda Xaaji Saalax. Maayerka Degmadda Xaaji Saalax Khadar Cabdi Oday…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya oo ka hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland

                Adis Ababa Feb 26,2014(SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Itoobiya Dr Tedros Adhanom ayaa ka waramay kulan uu la yeeshay madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas oo booqasho ku jooga magaalada Adib Ababa. Madaxweynaha Maamul Goboleedka Putmand C/weli Gaas ayaa sheegay in aad ugu faraxsan yahay in uu ku soo noqdo magaalada Adis Ababa doorashadiisii ka…

                Read More

                  Ra;iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo beeniyay inuu leeyahay Account Facebook ah oo lagu dacaayadeeyay madaxweynaha Soomaaliya

                  Muqdisho Feb 26,2014(SDN)-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)  ayaa markii ugu horeysay waxaa uu   iska fogeeyey lahaanshaha  barta Facebook ee ku furan magaciisa ” Abdi Farax Shirdoon (Saacid)” kuna tilmaamay been abuur magaciisa lagu sameynayo.   Abdi Farax Shirdoon ( ayaa waxaa uu sheegay inuusan laheyn facebook-ga magaciisa wata oo dhawaan…

                  Read More

                    Obama Oo Dhiggiisa Afghanistan Ugu Hanjabay inuu Ciidankiisa Kala Bixi Doono Dhammaadka Sanadkan

                    Washington DC:26-Feb-2014(SDN)-Madaxeynaha Dalka Maraykanka Barack Obama, ayaa Hanjabaad u Diray Madaxweynaha Dalka Afghanstan Xamid Krazai oo ay Haatan Isku Dhacsan yihiin.   Madaxweyne Obama ayaa Dhiggiisa Afghanistan ugu Hanjabay inuu La Soo Bixi Doono Ciidamadiisa Halkaas Ku Sugan Dhammaadka Sanadkan oo Haatan si weyn uga Shaqeeya Amniga Dalkaasi iyo Hannaanka ay Dawladdu u shaqayso.  …

                    Read More

                      Xog: Abaabulaha Weerarkii Villa Somalia Oo Noqday Wiil Xasan Sheekh Abti U ahaa Oo Madaxtooyada Ka Shaqaynayey

                      Muqdisho:26-Feb-2014(SDN)-Waxa isa Soo Taraya Macluumaadka Kala Duwan ee laga Helayo Weerarkii Maalintii Jimcihii ina Dhaafay Lagu Qaaday Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia oo Dad Badan Dhako Faar ku Riday. Inkastoo Dawladdu Diidan tahay inay Weerarkaas Faahfaahin ka Bixiso, Haddana Xogo Dheeraad ah oo ay Heshay Qurbejoog.com ayaa sheegaya in Abaabulka ay Laheen Dad Badan oo Ka…

                      Read More

                        Boqolaal Ka Tirsan Ciidamada Ethiopia Oo Xalay Si Lama Filaan ah u Soo Galay Magaalada Garbahaaray

                        Garabahaarey:26-Feb-2014 (SDN)-Ciidamo aad u Tiro badan oo Ka Tirsan kuwa Ethiopia ayaa Habeenkii Xalay La Soo Buuxdhaafiyey Magaalada Garbahaarray ee Gobolka Gedo ee Konfur Galbeed Somaliya. Sida ay Qurbejoog.com u xaqiijiyeen Dadka Deegaanku, Ciidamada Ethiopia  ayaa  ka soo Dhaqaaqay Deegaanka Buulo Gaduud, oo 15-km u jira Magaalada Garbahaarey, kadib markii ay isniintii kasoo baxeen Degmada…

                        Read More

                          Borama: Dhacdo Ugub ah Oo ay Ku Kaceen Afar Xildhibaan Oo Dawladda Hoose Ka Tirsani

                          Borama:26-Feb-2014(SDN)-Dhacdadii Ugu Yaabka Badnayd ayaa Maalintii Shalay ka Dhacday Xarunta Dawladda Hoose ee Boorama, kadib Markii ay Afar ka Tirsan Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Degmadaasi isku Dayeen inay Dhacaan Dhakhligii Shalay ee Dawladda Hoose. Isku Daygan oo Markii Dambe Fashilmay ayaa Looga Gol lahaa in Baabuur Bas Caasi ah lagu Qaato Lacagta Dhakhliga ah ee Dawladda…

                          Read More

                            Somalia – Security Agents Still Hound Journalist after Detaining, Torturing Him

                            Reporters Without Borders is appalled by the way the National Intelligence and Security Agency (NISA) is persecuting Mohamed Bare, the director of Mogadishu-based Radio Danan. Released on 13 February after being held arbitrarily for three days and tortured, Bare received a summons yesterday for interrogation at NISA headquarters. “Repeated arrests and interrogations are being used…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka ee Somaliland oo Markii Kowaad Socdaal Shaqo ku Tagay Gobolka Badhan

                              Badhan 25.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Hay’adda Imtixaanaadka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax (Daa’uud gadhweyne), ayaa socdaal ku maraya degaamada Bariga sanaag ee Somaliland gaar ahaan degmada Badhan oo uu xalay u hoyday isaga iyo wefti uu hogaaminayo. Guddoomiyaha Hay’adda Imtixaanaadka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax (Daa’uud gadhweyne), ayaa socdaal ku maraya degaamada Bariga sanaag ee Somaliland gaar…

                              Read More

                                Dimuqraadiyadii curdinka aheyd ee JSL ma waxay ku soo ururtey ” Waar dhabarka ii xoqa aan idiin xoqee” ? qalinkii A/rahman fidhinle UK

                                Waxaa Dastuurka Qaranka Somaliland uu damaanad qaadayaa in muwaadin kasta oo Somalilander ahi  uu qaab-kasta oo uu doono  uu dareenkiisa u cabiro karo Xukuumadiisana u dhaliili karo. Waxaa kale oo uu dastuurku uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garadnimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa,…

                                Read More

                                  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Khudbaddii caawa ee ku aaddan weerarkii madaxtooyada

                                  Muqdisho Feb25,2014(SDN)- Raiisul wasaaraha dalka Soomaaliya Md C/weli Sheekh Axmed ayaa jeediyay khudbad dheer oo uu uga hadlayo weerarkii Jimcihii ina dhaafay lagu qaaday aqalka Villa Somalia, khudbadiisiina waxa uu ku yiri:Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku salaamayaa salaanta Islaamka, Assalaamu calaykum wa raxmatu laahi wabarakaatuhu. Mar kale, waxaan tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed…

                                  Read More