Webmaster

    Xisbiga Waddani ayaa u qabtay Xaflad soo dhaweyn ah Dallad ay ku Bahoobeen ardayda Jaamacadaha Somalilnad

    Hargeysa Feb 27,2014(SDN)-Waxa maanta lagu qabtay Hotel Amassador ee Magaaladda Hargaysa Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynayay arday kala matalaysay 10 Jaamacadood oo Somalind ka dhisan oo sheegay inay smaysteen Dallad guud kuna biireen Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.xafladan oo ay kasoo qeyb galeen Gud. Xisbiga Wadani ahna Gud. Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro,Ku-xigeenka 1-aad ee…

    Read More

      Beesha Karanle/Murusade oo kalsoonidii kala laabatay Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud warmutiyeena iyo qodobodiidmo ahna ka soo saartay SAWIRO

      Beesha Karanle/Murusade oo kalsoonidii kala laabatay Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud warmutiyeena iyo qodobodiidmo ahna  ka soo saartay. Munaasibad lagu soo gabagabeyey shir weyne u socday mudo 15 cisho ah xubno matalayey beesha karanle hawiye murusade Waxaana idinkaga diyarinay si aad uga bogotaan warbixintaan Shirka ka Mudadii u socday ka dib ayaa waxaa kalsoonidii beeshu…

      Read More

        Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Punt Land oo Hargeysa dhex Saqaafaya iyo Xukuumada oo ka Aamusan

        Hargaysa 27.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa maalmahan lagu arkayey iyagoo dhex mushaaxaya boqolaalka kun ee Qof ee ku sugan caasimada Hargeysa oo aan suntanayn, taasoo meesha ka saaraysa kaalintii ay Ciidanka Amnigu ku lahaayeen ilaalinta siyaasiyiinta Somaliya oo xukuumaddu meel adag iska taagtay in ay Somaliya iyo Somaliland u kala safraan…

        Read More

          Guddida ruqsad bixinta iyo anshax marinta Qareenada Somaliland oo gudoomiye dooratey

          Hargeysa 27.Feb 2014 (SDN)-Gudida Ruqsad Bixinta iyo Anshax-marinta Qareenaddu waa mid ku xusan, fadhigoodii ugu horeeyey qabsadey tan iyo intii la ansixiyey Wax ka bedelka iyo Kaabistii ay Baarlamaanku ku sameeyeen xeerkaasi isla markaana uu Madaxweynuhu saxeexay sanadkii hore badhtamihiisii. Waxaana jiray khilaaf wasaaradda Cadaaladda gudaheeda ka jiray oo dib u dhac ku keenay hirgelinta…

          Read More

            DHEGEYSO:Guddoomiyaha Gollaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel oo nooga Waramay xalkii laga gaaray khilaafkii Kulmiye

            Hargeysa Feb 27,2014(SDN)-Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Md Jaamac Shabeel ayaa Wareysi gaar ah oo siiyay Shabakadda Caalimaga ah Qurba-joogta kaga waramay dareenkiisa ku aadan habkii iyo hanaankii loo xaliyay Khilaafkii kala irdheeyay garabyadii isku hayay Hogaanka sare ee Xisbiga,rajadda uu ka qabo in Shir-weynihii Xisbigu uu wakhtigii loo asteeyay uu ku dhaco iyo…

            Read More

              Ka Dib Dhabarkii Ku Dhacay Dimuqraadiyaddii Kulmiye, Wasiirro, Oday-Dhaqameedyo, Saaxiibo iyo Qaraabo Madaxweyne Siilaanyo Hurdada U Diidday Iyo U Jeeddadooda

              Hargeysa:27-Feb-2014(SDN)-Tallaabadii Xisbiga Talada DalKa Somaliland Haya ee Kulmiye Lagaga Dhigay mid aan Shanta Sano ee Soo Socda Lagula Tartamin Kooxda Haatan Haysatay, ayaa Shacabka Reer Somaliland si Weyn u Hadal Hayaan. Tallaabadaas oo ay Jideeyeen Guddi Lagu Sheegay Turxaan bixin oo Bilo ka Hor Madaxweyne Siilaanyo u igmaday inay Meesha ka Saaraan Khilaafyo soo Noqnoqday …

              Read More

                Nin Hooyo Iyo Wiilkeed Mindi Qudha Kaga Gooyey Laba Habeen Ka Hor Oo Ciidanka Booliska Muqdisho Loo Gacan Geliyey

                Muqdisho:27-Feb-2014 (SDN)-Dhacdo Naxdin leh ayaa Laba Habeen ka Hor ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Somalia, kadib markii uu Nin dhallinyaro ahi Toorray ku Dilay Hooyo iyo Wiilkeedii. Dilkan Naxdinta Leh ayaa ka Dhacay Xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid, waxana Xalay Fiidkii Hore Ciidanka Booliska Loo Gacan Geliyey Gacan-ku-dhiiglihii Arrintan Geystay oo la Soo…

                Read More

                  Ra’isalwasaare Cabdiweli Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta La Filayo Inay Baydhabo Gaadhaan

                  Muqdisho:27-Feb-2014 (SDN)-Warar Hoose Oo Warbaahintu ka Heshay Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegayaa inuu Ra’isalwasaare Cabdiweli uu Maanta Safar Hoose ugu Ambabixi doono  Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay oo Shirar ka socdeen in Muddo ahba. Wararkan ayaa sheegaya in Ra’sialwasaare Cabdiweli iyo Wafti sare oo Xukuumaddiisa ka Tirsani ay Maanta Gaadhi doonaan Magaalada Baydhabo oo Shirar iska…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan “Heshiiska Dowladda iyo QM waa saldhiga wadashaqeynta iyo gar-gaarka shacabka.”

                    Muqdisho 27- Feb- 2014(SDN) – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu saxiixay heshiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey. Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibedda C/Raxman Ducaale Beyle iyo Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicolas Kay. Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabadda ayaa yiri “Waxaan u mahadceinayaa…

                    Read More

                      Hees Cusub (WARIYE XORA) Waa Murtidii iyo Mirdhihii Qarniga Abid Waa Erayadii Al abwaan Sidiiq Maxamed Burmad

                      London Feb 27,2014(SDN)-Waa Hees si dhaba uga hadlaysa kuna socota Wariyayaasha iyo dhamaanba Bahda Saxaafada Dhabta ah. Waa Murtidii iyo Mirdhihii Qarniga Abid Waa Erayadii Al abwaan Sidiiq Maxamed Burmad. Muxuu Yidhi Abwaanku Waxaan wariye Xora Wariye wariye Xuuraama oo waraysta xogtaan ahoo dad iyo xoolaba ka qora xaqoodo la duudsiyoo Xaqiiqada raadiyee  

                      Read More

                        Saadaal Samaatay

                        Hadii aanay dabeel hurin Awood ma leh naftayduye Markaan uurka hooyadey Ifka uuga soo baxay Anigoon afac baran Neecawdiisa uduga leh Kii igu canqariyoow Arligaygoow Akhriste maqaal kooban waxaan uga dan leeyahay inaan timaano isbadalka ku yimid haayda wadaanyinka Somaliland isla markaana aan ku bogaadiyo wax qabadka ay ku talaabsatay mudooyinkan ugu dambeeyay idinkuna baraarujiyo…

                        Read More

                          Somalia’s Al-Shabab: Striking Like Mosquitoes

                          Mogadishu, 26 Feb 2014 (SDN) – As Somalia’s government plans a new offensive against al-Shabab, the BBC’s Mary Harper considers why the Islamist militants remain so brazen. The storming by al-Shabab fighters of Villa Somalia, the seat of government in the capital, Mogadishu, last Friday did not take me altogether by surprise. On a recent…

                          Read More

                            Afartan Shirkadood oo Dalal kala Duwan oo Adduunka ka Socda oo Hargaysa u Jooga Qandaraaska Mashruuca Balaadhinta Biyaha ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                            Hargaysa 26.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Biyaha oo uu Weheliyo Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Biyaha Hargaysa  ayaa maanta ka qeyb galay kulan balaadhan oo ay kasoo qeyb galeen afartan shirkadood  oo iyagu u socda in ay qaataan qandaraaska biyo balaadhinata caasimadda Hargaysa. Mashruucan  balaadhinta biyaha caasimadda oo Somaliland ay ugu deeqeen dawladaha midawga yurub  isla…

                            Read More

                              “Waxaa Cad Inay Iyagu Yihiin Cadowga Dhabta Ah Ee Diinteena iyo Dadkeena..” Raysal-wasaaraha Soomaaliya

                              Muqdisho 26.Feb 2014 (SDN)- Raysal-wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed,ayaa sheegay in baadhitaanka ka soo baxa guddigii loo saaray waxa sababay weerarkii jimcihii la soo dhaafay ay  kooxda Al-Shabaab ka fulisay gudaha Madaxtooyada Soomaaliya in lagu dhaqmi doono isla markaana cid kasta oo gacan ku siisay kooxda Al-Shabaab inay weerarkaa fulisaa in ciqaabtiisa la marin doono….

                              Read More