Maamulka Juba oo Diiday inay Dawlada Federaalka ku Wareejiyaan Dekeda Kismaayo
Kismaayo 28.Feb 2014 (SDN)- Mamulka KMG ah ee Jubba ayaa maanta sheegay inaysan DFS ku wareejin doonin mamulka dekadda Kismaayo iyo garoonka diyaaradaha ka dib markii waxbadan ka dhaqan gali waayay heshiiskii 13-ka Agoosto ee sanadkii hore lagu gaaray magalada Addis ababa. Maanta ayay ku ekayd waqtigii lagu heshiiyay ee mamulka Jubba uu wareejin lahaa…
