Gudoomiyihii ugu horeeyay ee Urur siyaasadeedkii Xaqsaoor,ayaa Been abuur ku tilmaamay warar laga baahiyay,Qurbejoog ka Daawo Beenintiisa
Hargeysa Feb 24,2014(SDN)-Gudoomiyihii ugu horeeyay ee Urur siyaasadeedkii ku hadhay Doorashooyinkii Golaha Deegaanka ee Xaqsoor,kana mid ah garabkii ku Biiray Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye,Md. Axmed-nuur Aw Cabdi Shaacir,ayaa been abuur ku tilmaamay warar warbaahinta qaar keed lagu qoray oo sheegaya in meel banana lagaga dhaqaaqay. Xisbiga Kulmiya-na uu ka baxay heshiiskii hore ee…
