Webmaster

    Magaalo Cusub oo la Dejiyay Barakacayaasha iyo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka Qayb galay SAWIRO

    Hargaysa 23.Feb 2014 (SDN)- Madaxwayne ku xigeen ka Jamuuriyada Somaliland mudane cabdiraxmaan c/laahi Ismaaciil, (Saylici). waxaa madaxwayne ku- xigeenka ku wahelinayay  wasiirka dib u  dejinta, Maayarka caasimada hargaysa ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23-02-2014,  ka qayb galay xaflad loo qabtay  furitaanka magaalo cusub ee la dejiyay dadkii Baraka-cayaasha ah ayaa waxay ku talaa duleedka…

    Read More

      Dowladda Federaalka Somalia oo guddi u saartay baaritaankii weerarkii Villa Somalia

      Muqdisho 23.Feb 2014 (SDN)- Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo shalay fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa ka dooday arrimaha amniga waddanka gaar ahaan qaraxii lagu weeraray aqalka madaxtooyada Villa Somalia. Wasiirka  gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Gen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo la hadlay saxaafadda kulanka kaddib ayaa sheegay in golaha wasiirradu uu…

      Read More

        Daawo Kulankii Xalay Wasiir Xirsi u Sameeyay soo Bandhigida Xadiga Lacageed ee Wadada Ceerigaabo

        Hargeysa 23.Feb 2014 (SDN)- Waxa habeenkii xalay ahaa xaflad aad u qiimo badan lagu qabtay Magaalada Hargeysa Gaar ahaan xarunta Hay’adda waddoonka Somaliland ee magaalada Hargeysa. taas oo Lagu Soo Bandhigay Xaddiga Lacagta Qaadhaanka Waddada Ceerigaabo loo hayo laguna dhaqaajin doono wejiga koowaad ee wadada Ceerigaabo iyo Burco isku xidha. Waxaa halkaasi isugu yimid Masuuliyiin…

        Read More

          Mujaahid Maxamed Yusuf Libaan oo jawaab adag ka bixiyey hadaladii gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga Ucid Muj Cali Gurey Daawasho Wacan

          London 23Feb14(SDN) Mujaahid Maxamed Yusuf Libaan oo jawaab adag ka bixiyey hadaladii gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga Ucid Muj Cali Gurey doodan oo daba socotay dood hore oo ay soo qaban qabiyey wariye cabdixaafid doodan oo la filayey in uu ka qayb galo Mujaahid Cali Gurey ayaa waqti yar ka hor baraamijka ka cudur daartay taas…

          Read More

            “Waan Ka Xumahay In Wasiirradu Dumiyaan Nabad-gelyada Ay Masuulka Ka Yihiin”Af-hayeenka Dhallinyarada Talo iyo Tawfiiq

            “Aniga oo ah Af-hayeenka Dhallinyarada Talo iyo Tawfiiq, waxa aan hore u soo saaray qoraal aan ku cambaarayno xadhig sharci-darro ah oo ay Xukuumaddu kula kacday Guddoomiyaha Guddiga Guurtida Talo iyo Tawfiiq Md Xasan Xuseen ee lagu doortay Shiweynihii Daallo.                                Waxa aan ka xumahay oo aan si xooggan u cambaaraynaa, in  taas lagaga jawaabo…

            Read More

              Wasiir Xirsi oo Xalay Munaasibad Uu Tashuushka Kaga Saarayo Qurbejoogtii Lacagta Ceerigaabo Bixiyey u Qabtay Qalab Duug ah Oo Uu Dhawaan Sabab Aan La Garanayn Djibouti uga Soo Dejiyey

              Hargeysa:23-Feb-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Habeenkii Xalay Munaasibad Shaki saar ah ku Qabtay Xarunta Hay’adda Waddooyinku Ku Leedahay Magaalada Hargeysa. Wasiir Xirsi ayaa Munaasibaddan uga Dan lahaa inuu Tashuushka Kaga Saaro Qurbejoog Tiro Badan oo Lacago Ku Bixiyey Dhismaha Waddada Ceerigaabo-Burco iyo Kuwa La Diyaar ahaa oo uu Ballamo ka Haystay…

              Read More

                Hogaamiyaha Xisbiga NDP ee dalka Canada oooo booqday Gobolka QanigaShidaalka ku ah ee Alberta

                Fort McMurray Feb 23,2014(SDN)-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Canada ee NDP Thomas J. Montclair ayaa booqasho ku marayay todobaadkan Gobolka Shidaalka Qaniga ku ah ee Alberta. Guddoomiyaha oo la kulmayay bulshada Gobolka qeybeheeda kala duwan ayaa u kuur gelayay xaalada nololeed ee Gobolka ka jirta. Gobolka Alberta oo soo saarida shidaalka caan ku ah ayaa hadan waxa…

                Read More

                  Madaxweyne Xasan Sheekh Oo KuLamo Gooni Gooni ah La Leh Hoggaanka Ciidanka Qalabka Sida iyo Nuxurka uu Kala Hadlayo

                  Muqdisho:23-Feb-2014 (SDN)-Dawladda Xasan Sheekh ayaa la Sheegayaa inay Ka Baaraan Degaysa Qorshe cusub oo La Xidhiidha Sidii ay Kooxaha Alshabaab ugu Qaadi Lahaayeen Hujuum Cusub oo lagu Beegsanayo Deegaano Gaar ah oo Kooxdu Haatan Gacanta ku Hayso. Sidda qorshaha uu yahay haddii gacanta dowladda ay soo galaan degmooyinka  Haatan laga Hadlayaa, waxaa loo sameen doono…

                  Read More

                    “qoladayada Hoggaanku waa idinku mahad naqaynaa Haddaad Tidhaahdeen Shanta sano ee Soo Socdaa Waa idin Dooranay……..”Muuse Biixi Cabdi

                    Hargeysa:23-Feb-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka Hadlay Sida uu u Arko Go’aankii ay Guddida Turxaan Bixintu Ka Soo Saareen Khilaafkii xisbiga Soo Kala Dhex Galay. Guddoomiye  Muuse oo ka Hadlaye Madashii Qoddobada Xisbiga lagu Kala Furfuray laga Soo Saaray, ayaa Sheegay inuu aad ugu Faraxsan yahay Natiijada ay Guddidu Soo Saareen, isagoo si…

                    Read More

                      Biyo La’aan Daran Oo Soo Foodsaartay Shacabka Ku Dhaqan Degmada Badhan Iyo Foostada Biyaha ah Oo Gaadhay $12

                      Badhan:23-Feb-2014(SDN)- Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag waxaa Ka Taagan Harraad Daran oo Aafeeyey Dad iyo Duunyo  wixii Halkaas ku Noolaa.  Harraadkan ayaa ka Dhashay Roobabkii Dayrta ee Deegaanada Dalka oo Dhan ka Da’ay oo Halkaas ku Yaraa, waxana Haatan Guud ahaanba Gabaabsi ah amaba Dhammaaday Goobihii Biyaha laga Dhaansan jirey ee Halkaasi ku Yaallay. Maayar-ku-xigeenka…

                      Read More

                        Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Go’aano Ay Kasoo Baxeen

                        Muqdisho Feb 22,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo caawa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo looga hadlay arimo ay kamid yihiin qorshaha dhanka amaanka ah ee Xukuumadda Soomaaliya iyo ka-hortagga falalka argagixisanimo ee kooxaha Nabad-diidku ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo kulankaasi looga hadlay weerarkii la fashiliyay ee…

                        Read More

                          Attack meant to get president ‘dead or alive’

                          Islamist militants said yesterday that their attack on the Somali president’s compound, in which at least 11 people died, was an attempt to kill or abduct him. Shebaab fighters blasted through a gate with a car bomb on Friday and fought a gun battle with guards at the heavily-fortified compound known as Villa Somalia. President…

                          Read More

                            Who is the best candidate to stand as a president in peace, unity, and development party (Kulmiye)

                            I was monitoring the developments with respect to power struggle within Peace, Unity, and Development Party (Kulmiye party). It is a nature for human being or politician to look the possibility of higher positions including the highest position of the country, but there is as criteria to nominate for any occupation, which possibly include qualification,…

                            Read More

                              Talyaaniga oo Raysul-wasaarenimo u dhaariyay ninkii ugu da’da yaraa ee xilkaas qabta

                              ROME Feb.22, 2014 (SDN/AP)- Matteo Renzi ayaa Sabtidii loo dhaariyay inuu noqdo Raysul-wasaarihii ugu da’ yaraa soo mara dalka Talyaaniga. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Associated Press, Mr. Renzi oo 39-jir ahi, wuxuu balanqaaday dhismaha dawlad cusub oo xilli degen ah, kadib kacdoono siyaasadeed oo galaaftay dawladdo badan oo ka horeeyay. Mr. Renzi wuxuu…

                              Read More

                                Kiev: Baarlamaanka oo eryay Madaxweyne Viktor oo ka cararay caasimadda iyo Cabsi ka taagan in dalka Ukraine laba u qaybsamo, xilli qulqulatooyinka siyaasadeed sii socdaan; Warbixin

                                Kiev Feb. 22, 2014 (SDN)- Baarlamaanka dalka Ukraine ayaa xilkii ka qaaday Madaxweynihii dalkaas Mr. Viktor Yanukovych, kadib qulqulatooyin siyaasadeed oo muddooyinkii u dambeeyay ka socday caasimadda Kiev. Kadib qalalaase todobaadkii u dambeeyay galaaftay inka badan 70 qof, baarlamaanka dalkaasi waxay maanta u codeeyeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Yanukovych, maalin uun ka dib markii…

                                Read More

                                  54 Sanno kadib oo ay Magaalada Boorama Yeelatay Wado Laami ah ,Cida Tacabkaas Fulisay oo ASARDA ah (SAWIRO)

                                  Boorama 22.Feb 2014 (SDN)- Dhawrkii km ee u dambeeyay ee wadada laamiga ah ee isku xidhi doonta Boorama iyo Caasimada Hargaysa ayaa maanta daamurkii lagu shubay, waxana maanta goobjoog u ahaa madaxda hayada ASARDA, culimaaudiin, qurbojoog iyo suxufiyiin. Talaabadan ayaa waxa ay noqonaysaa mid taariikhi ah oo ku suntan markii ugu horaysay ee 54 sano…

                                  Read More