Ra’isalwasaarihii Hore Ee Somalia Oo Sawir Shacabka Soo Jiitay Ka Gudbiyey Madaxwne Xasan Sheekh
Muqdisho:24-Feb-2014 (SDN)-Siyaasadda Somalida ayaa Haatan U Muuqata mid u Gudubtay Dhinaca Warbaahinta Bulshadu KU Xidhiidho ee Face-book-ga Loo Yaqaanno, waxana Haatan Sawirkii ugu Hadal Haynta Badnaa ee Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh Soo Dhigay Ra’isal Wasaarihii Hore ee Somalia Mr Saacid Shirdoon. Ra’isal Wasaare Saacid oo Muddo ka HOr loo Beddelay Muran Soo Kala Dhex…
