Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ka Waramay Kulan ay la qaateen Gudida Dhex dhexaadinta ee Golaha Guurtida {DHAGAYSO}
Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ee Golaha Wakiilada ee Somaliland Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Sheegay inay Maanta Kulan la qaateen Ergadii Golaha Guurtidu u Xilsaaray soo Afjarida Khilaafka Golaha Wakiilada. Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa Waxa uu Cadeeyay inay Ergada u Balanqaadeen inay Garabkoodu aqbalayaan Waan Waanta Golaha Guurtidu isu Xilsaaray Isla Markaana…
