Webmaster

    Dulucda Eedaymaha Xildhibaanada Labada Garab u qaybiyay Golaha Wakiilada iyo Halkay Saldhigto

    Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Garabada Golaha wakiilada Somaliland u saaray dhexdhexaadinta Khilaafka cakirnaa mudooyinkii u dambeeyay ayaa maanta ku kala kacay fadhiyo maalmihii u dambeeyay ay laheeyeen. Xildhibaanada dhexdhexaadinta goluhu u saaray oo 14 xubnood ahaa ayaa dhinacba dhinaca kale ku Eedeeyay masuuliyada khilaafka Golaha iyo Isfahan la’aanta guddida khilaafka loo saaray. Xildhibaan Muxaafidka u hadlay…

    Read More

      “Ma waxaa nala barayaa in Ku Simayaashu ay Madaxdooda uga wanaagsanaan doonaan sugidda ammaanka? Siyaasiga Yusuf Garaad

      Muqdisho 15.Feb 2014 (SDN)- Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar, ayaa  dawladda Soomaaliya ku dhaliilay ammaanka Muqdisho ee sii xumaanaya maalmihii u dambeeyay iyo labada masuul ee Soomaaliya ugu sareeya oo socdaalo ugu maqan dalka dibadiisa. Yuusuf Garaad Cumar oo Muqdisho ku sugani waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu ku daabacay bogga uu ku…

      Read More

        Xisbiga Cadaalada oo soo Qodobeeyay Dhaliilaha Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo la Daalaa-dhacayso

        Hargaysa 14.Feb 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, ayaa si qodobaysan u soo taxay dhaliilaha iyo galdaloolooyinka ay u hayaan xukuumadda Somaliland.Xisbiga UCID waxa ay sheegeen in xuduudaha Somaliland ay dhinaca barri ee dalka soo faydmeen ka dib markii bulshada deegaanadaasi ay ka qadeen mansabadii xukuumadda oo ay dawlad goboleedka Puntland ka faa’iidaysatay oo…

        Read More

          Mawqifyada ay Isku Mari Waayeen Labadii Gudi ee Golaha Wakiilada,Iyo Golaha Guurtida oo Hawshii la Wareegay {DHAGAYSO}

          Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Xubnihii gudida baarlamaanka ee isku dhafka ahaa ee dhexdhexaadinayey khilaafkii ka taagnaa golaha wakiilada dhexdiisa ayaa maanta si wada jir ah u sheegay inay dhexdhexaadintii khilaafkaasi u gudbiyeen Golaha Guurtida ee Somaliland. Labada Gudoomiye ee labada dhinac u kala meyelayey gudida xalinta khilaafka golaha wakiilada oo kala ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan…

          Read More

            Ra’iiusl Wasaare Cabdiweli oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xooga ee dalka Ethiopia.

            Addis Ababa 15.Feb .2014 (SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Ethiopia General Samora Muhammad Yunis kadibna waxaa uu Ra’iiusl Wasaaruhu booqasho ku tagay Warshadda Weyn ee dalka Ethiopia ee lagu magacaabo Metal and Engineering corporation (METEC). Kulanka uu la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Taliyaha ciidanka xooga dalka…

            Read More

              Xukuumada oo ka Hadashay Digniinta Ingiriiska iyo Mawqifka Xayiraada Universal Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

              Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta warbaahinta uga warbixiyey arimo ay ka mid yihiin xannibaadii la saaray TV-ga Universal iyo go’aanka dawlada Britain kaga dalbatay muwaadiniinteeda inay ka soo baxaan Dalalka geeska Somaliland iyo Somalia. Hargaysa SDN. Qurbejoog.com  

              Read More

                Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda Ethiopia.

                Addis Ababa 15.Feb 2014 (SDN)- Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa galinkii danbe ee maanta kulan dheer la qaatay Wasiirka Arimaha Dibadda Ethiopia Mudane Tedros Adhanom Ghebreyesus iyagoo ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo kordhinta iskaashiyo kala duwan oo labada dal ay ka yeeshaan…

                Read More

                  Gaadiidka Cagaf Cagafta oo Wasaarada Beeruhu Maanta kala soo Degtay Dekada Magaalada Berbera

                  Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa la soo degtay caga cagafyada lagu qodo beeraha iyo kuwa waaweyn ee loo yaqaano bal-dawsarka ee baneeya Beeraha Dhaamamkana lagu xidho. Caga cagafyada Wasaaradda beeruhu la soo degtay oo shalay ku soo xidhay marsada Berbera ayaa ah sideed xabo oo nooca Fergusonta loo yaqaano iyo dhawr midh…

                  Read More

                    Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Qaraar Ingiriisku Soo Saaray iyo Xayiraadii Tvga Universal

                    Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta warbaahinta uga warbixiyey arimo ay ka mid yihiin xannibaadii la saaray TV-ga Universal iyo go’aanka dawlada Britain kaga dalbatay muwaadiniinteeda inay ka soo baxaan Dalalka geeska Somaliland iyo Somalia Wasiirka  oo ka hadlayey arinta baaqa ah ee ay…

                    Read More

                      Garabyadii Labada Dhinac ee Khilaafka Golaha Wakiilada oo Is Mari Waayay,Una Gudbiyay Qadiyadooda Ergadii Golaha Guurtida

                      Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Guddiyada Golaha wakiilada Somaliland u saaray Xalinta khilaafka mudooyinkii u dambeeyay ka taagnaa Golaha wakiilada ayaa maanta ku kala kacay fadhiyo joogta ah oo ay lahaayeen maalmihii u dambeeyay. Dhexdhexaadinta ayaa la isku mari waayay qodobka xil ka qaadista gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa oo la isku hayo in lagu rido 42…

                      Read More

                        Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo Hakisay Imtixaan ay ka qaadi lahayd Shaqaale ay Wasaarada Arrimaha Guduhu Qaadan lahayd

                        Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Hayada shaqalaha  dawlada  ayaa maanta dib u dhigtay  imtixaan ay ka qaadi lahayd  shaqalihii ay qaadanaysay wasarada arimaha gudaha somalilnd.   Gudoomiyaha  hayada shaqalaha  dawlada Md Nuux Shuukh Muusu Decaale  ayaa maanta mar uu saxafada la hadalyayeuy waxa uu sheegay  in dadka CV-yada u soo xeraystay  boosaska shaqo ee ka banaan…

                        Read More

                          Madaxweynaha Soomaaliya oo ku waayay kalsoonida beesha Caalamka cagajugleyntii loo geystay Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe Yusur Abrar

                          Muqdisho Feb 15,2014(SDN)-Warbixin dheer oo ay qortay wakaalada Wararka ee Reuters ayaa lagu sheegay in beesha caalamku ka dib markii ay isu dhegeysatay eedihii ka soo yeeray Yusur Abrar iyo isdifaacii Madaxweyne Xasan Sheekh in ay ku qanceen eedaha Yusur Abrar. Yusur Abrar oo heysay xilka Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Soomaaliya Todobo todobaad uun ayaa…

                          Read More

                            Taliyaha Ciidanka Dawlada Soomaaliya oo beeniyay in hub laga musuqmaasuqay ciidanka

                            Muqdisho Feb 15,2014(SDN)-Taliyaha ciidanka dawlada Soomaaliya ayaa beeniyay warbixin ay dhawaan shaacisay wakaalada wararka ee Rueters oo sheegtay in hub Soomaaliya soo iibsatay ay masuuliyiin dawlada ka tirsani Shabaabka ka iibiyeen. Taliyaha ciidamada Gen Daahir Aadan Cilmi waxa uu sheegay in Warbixinta ay Rueters daabacday aaney dhab aheyn. Rueters ayaa daabacday warbix horu dhaca oo…

                            Read More

                              Odayaal U Afduuban Alshabaab Oo Warkooda La La’ yahay

                              Jowhar:15-Feb-2014(SDN)-Wararka Ka Imanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Somalia ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay  Degmadda Aadan yabaal Gaadhsiiyeen Odayaal ay ka kaxaysteen Meel u dhaw Magaalada Jowhar.  Odayaasha ayaa waxaa afduubay alshabaab xilli ay doonayeen inay waanwaan ka sameyaan 100 neef oo lo’ ah oo Halkaas Lagu  kala dhacay.   Wararka ayaa sheegaya in odayaasha…

                              Read More