Somaliya iyo Nidaamka Federaaliga: Yaa diidan, Yaase Ogol?
Macnaha cinwaanka qoraalkayga aqristow waad iska garan kartaa madaama labada arin ee lagu xusay cinwaanka aad mid uun aaminsan tahay, midna aad ka soo horjeedo. Si kastaba ha ahaatee, hadaan nahay dadka Soomaali ku abtirsada Bari, Galbeed, Waqooyi iyo koonfurba, dhamaanteen, waxaa naga go’an Soomaalinimada iyo in Soomaaliya ay Soomaali leedahay. Waxaase xusid mudan, in…
