Webmaster

    Five Challenges for Somalia’s Economic Reconstruction

    By Anjli Parrin Nairobi, 14 Feb 2014 (SDN) –Somalia’s economy has managed to survive state collapse, maintaining reasonable levels of output throughout the country’s two-decade-long civil war. Now, with political recovery and transition slowly underway, the country’s economy faces new hurdles. Investors have come to Somalia looking to cash in on the rebuilding process and…

    Read More

      Africa’s Growing, Expensive Valentine Culture

      Mogadishu, 14 Feb 2014 (SDN) –Overlooking the azure waters of the Indian Ocean is a stylish upmarket restaurant that stands on the powder-white beaches. Couples hold hands and stroll barefooted as a group of children plays volleyball. A number of European adventurers wade into the water to snorkel. This is the trendy Lido Beach, found…

      Read More

        Maamulka Caafimaadka ee Gobolka Togdheer oo ay Dul hoganayaan Musuq Maasuq Salka ku Haya Hawlgalka Talaalka

        Burco 14.Feb 2014 (SDN)- Maamulka Wasaarada Caafimaadka Gobolka Togdheer Ayaa Musuq Maasuq Baahsan Ka Gaystay Talaalkii DHawaanahan Ka bilaabmay Gobolka Togdheer.kaasoo Ay Bulshadu Ka Biyo diiday. Madaxda Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka togdheer aya noqday masuuliyin ay dul hoganayaan eedaymo ku saabsan musuq maasuq baahsan oo la xidhiidha gaadiidka loo qorsheeyey inay ka hawlgalaan Goobaha Laga…

        Read More

          Mareykanka oo ka carooday Maxaabiis ay siideysay dawlada Afganistaan,maxey tahay sababtu?

          Kabul Feb 14,2014(SDN)-Ciidamada dalka Mareykanka ee ku sugan dalka Afgaanistaan ayaa caro weyn ka muujiyay siideynta maxaabiis loo qabqabtay falal argegixiso oo dilal ay ka dhasheen. Xeer ilaaliyaha dalka Afgaanistaan Mohammad Ishaq Aloko oo ooda ka rigay maxaabiistan tiradoodu aheyd 65 ruux ayaa sheegay in wax denbi ah lagu waayay. Taliska Mareykanka ee Afgaanistaan ayaa…

          Read More

            Baramijka Arimaha Bulshada oo uu marti ku yahay Sheekh Maxamed Idiris oo ka hadlaya xalada dalka iyo doorka ay culumadu uga qayb qadan doonto daawasho wacan

            London14Feb14SDN)Baramijka Arimaha Bulshada oo uu marti ku yahay  Sheekh Maxamed Idiris oo ka hadlaya xalada dalka iyo doorka ay culumadu uga qayb qadan doonto dhismaha wadanka baaraamijka ayaa waxa idiin soo diyaariya wariye Cabdixafid oo ka tirsan tvga universal iyo shabakada qurbejoog.com  daawasho wacan  

            Read More

              Xisbiga Waddani UK oo ku gudojira horumarinta iyo balaadhinta laamaha xisbiga ayaa xafiis cusub ka furtay Bariga magaalada London ee cariga Ingriiska.

                London 14Feb14(SDN) Xisbiga Waddani UK oo ku gudojira horumarinta iyo balaadhinta laamaha xisbiga ayaa xafiis cusub ka furtay Bariga magaalada London ee cariga Ingriiska. Xafladii furitaanka xafiiskan oo si balaadhan looga soo shaqeeyey ayaa waxa kaalimo muhiim ah ka geystay furitaankeedii iyo abaabulkeediiba Laanta Koonfur Bari (SE) London oon u kala hadhin, iyo xubno…

              Read More

                Dood xiiso badan oo ka baxday Barnaamijka Xulashada todobaadka oo looga hadlayo khilaafka Barlamanka Somaliland dawasho wacan

                London 14Feb14(SDN Dood xiiso badan oo ka baxday Barnaamijka Xulashada todobaadka oo looga hadlayo khilaafka Barlamanka Somaliland dawasho wacan waxana ka qayb galay khuboro ka kala socda xisbiyada wadani iyo kulmiye iyo Ucid oo khadka telefonka kala qayb galay siyaasiga xisbiga ucid ee arimaha siyaasada laanta uk siciid xariir diiriye oo ka waramay xalada dalka…

                Read More

                  Maxaad Ka Ogtahay Valentine’s Day? Maalinta Jaceylka?

                  Hargeysa:14-Feb-2014(SDN)14-kii bishan Februari waa maalinta loogu yeedho Valentine’s Day ama Maalinta Jaceylka aduunka. Hadaba waxaan eegayaa taariikhda iyo asalka maalintan iyo Meesha ay ka Timi si aanu ugu iftiimino dad Badan oo Soomaali ah oo Maalintan aan wax badan ka Fahan sanayn.   Maalinta Valentine’s Day oo aduunka si aad ah looga xuso ayaa taariikhdeedu…

                  Read More

                    Ciidamada Somaliland Oo Tallaabo-Tallaabo Ugu Sii Fidaya Xuduudaha Gacantooda Ka Maqan ee ay La Leeyihiin Dhinaca Puntland

                    Laascanood:14-Feb-2014(SDN)-Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa Maalimihii Ugu dambeeyey Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Xooggan oo Ciidan Ka Wada Dhinaca Xuduudda ay la Leeyihiin Maamulka Puntland. Wararka aanu ka Helayno  dhinaca  Gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo xoogani ay u dhaqaaqeen dhinaca Bari iyo Koonfureed ee Magaalada, waxana ay ku sii durkayaan Meelaha Xuduudda ah ee aanay hore u…

                    Read More

                      Ciidamo Ethiopian ah oo Fadhiisimo Ka Samaystay Guriceel iyo Heshiis Hoose oo ay Ahlu Suna ay La Galeen

                        Guriceel:14-Feb-2013(SDN)-Wararka Saaka Laga Helayo ayaa sheegaya in Ciidamo Ethiopian ah o dhawaan Halkaas Gaadhay ay Fadhiisimo Hor leh ka Samaysteen Halkaas. Shacabka Halkaas ku dhaqan ayaa sheegaya in Ciidankan ay  hor kacayaan saraakiil ka Tirsan Maamulka Ahlusunna, iyadoo Halkaas Maalmo ka hor ay ciidankani kaxaysteen Xubno ka Tirsan Ururka Dawladda Ethiopia Dagaalka Kula Jira…

                      Read More

                        Diblomaasigii Soomaaliyeed ee Kenya u Xidhnaa Iyo Dhallinyaradii La Taxaabnayd oo Dammiin Lacageed Lagu Sii Daayey

                        Nairobi:14-Feb-2013(SDN)-Maxkamad ku taala magaalada Nairobi ayaa  Qaab Damiin ah ku sii Daysay Afar qof oo soomaali ah oo uuu ku jiro Dublomaasi  ka Tirsan Dawladda Federalka ah kuwaas oo lagu eedeeyey inay ka Dambeeyeen Weerar dhawaan lagu qaaday Garoonka Diyaaraha ee Jomo Kenyata. Kooxdan dhallinyarada  ah iyo Diblomaasigan Wehelinaya ayey Maxkamaddu ku Sii Daysay midkiiba…

                        Read More

                          45-shaqaale La Shaaciyey inay Wasaaradda Arrimaha Guduhu Qaadan Doonto Oo La Musuqmaasuqay iyo Imtixaan Dadka Lagu Majara-habaabinayo Oo Berri Loo Ballansan Yahay

                          Hargeysa:14-Feb-2014(SDN)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa hore u shaacisay inay Qaadan Doonto Shaqaale Tiradoodu Dhan Tahay 45-Qof Oo ka Hawlgeli doona Arrimaha Diiwaangelinta Shacabka oo Dhawaan Dalka ka Bilaabmi Doona, waxase soo Baxay Warar Murugo leh oo sheegaya in Madax kala Duwan oo Xukuumadda Ka Tirsani si Badheedh ah u kala Qaybsadeen Shaqaalahaas. Hay’adda Shaqaalaha Dawladda…

                          Read More

                            Qaramada Midoobey oo sheegtay in laba beelood qeybsadeen Hub Dawlada Soomaaliyeed loogu deeqay

                            Muqdisho Feb 15,2014(SDN)-Kooxda la socodka Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in la marin habaabiyay hub dhawaan dawlada Soomaaliya ay soo iibsatay. Qaramada Midoobey ayaa sanadkii ina dhaafay bishii March dabcisay cunaqabateyn dhanka hubka ah oo Soomaaliya saarneyd intii ka danbeysay sanadii 1993dii. Kooxdan oo la yiraahdo UN…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku yimid Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. (Sawiro)

                              Adis Ababa Feb 14,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin qaar ka tirsan Xukuumaddiisa oo galabta kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray caawa soo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay wafdiga Ra’iisul Wasaarah garoonka dayuuradaha ee Addis Ababa.  …

                              Read More