Webmaster

    Phone data cut after Somali militant threat

    MOGADISHU, Somalia (AP) – Residents in parts of Somalia under militant control say at least one cellular telephone company has shut down data services in response to a threat from al-Qaida-linked extremists. Al-Shabab gave phone companies until Friday to close down data services over fears the U.S. can tap into data and target militants. Liban…

    Read More

    Xiddigadda Reer China Li Na Ayaa Ku Guuleysatey Australia Open Grand Slam.By Jaahuur.

    Australia-25-Jan-2014-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa Australia iyo xiddigadda reer China Li Na oo ku guuleysatey Australian Open (Grand Slam) Li oo No-ka 4-aad aduunka ka soo gashey Tennista ayaa ka guuleysatey Slovokian Dominika Cibulkova oo u dhalatey dalka Check Republic Tow Sets 7-6- 6-0. 31-jirtan reer China ayaa 2010-kii hantidey France Open waxayna uruursatey 2-ba…

    Read More

      Xisbiga Waddani oo Cadeeyay in aanay aqbali doonin in hal Maalin ay doorashadu Wakhtigeedii dib uga dhacdo

      Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha gudida arimaha dibada xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Dr. Maxamed Cismaan Fadal, ayaa si adag u sheegay in aanay xisbi ahaan aqbalayn in doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa maalin kaliyaata lagu daro. Waxa uu Dr.Fadal uu ku cel celiyay inay ka xisbi mucaarad ahaan doonayaan in doorashadu wakhtigeedii…

      Read More

        Somaliland: Vice-President Zaylici Meets with Visiting American Doctors

        Hargeisa, 26 Jan 2014 (SDN) –Somaliland’s Vice-President Abdirahman Abdulahi Ismail Zayli’I has on Saturday received a visiting Harvard University medical team at the presidential palace. The visiting American doctors led by Dr. David C. Henderson, an Associate Professor of Psychiatry at Harvard Medical School and an Associate Psychiatrist at Massachusetts General Hospital (MGH) arrived in…

        Read More

          “Dulqaadka Dadweynuhu Meel ayuu Gaadhsiisan yahay ee ka Joog Madaxweyne,Beesha aynu ka soo Wada Jeednaana iyadaa ku Keliyaysatay Sahaminta Shiidaalka ” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}

          Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudi hoosaadka Nabadgalyada ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahin Rayte Isla markaana Xubin ka ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani ayaa maanta  si ba’an uga hadlay hanaanka maamul ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku hogaaminayo talada waddanka . Xildhibaan Ibraahin Rayte oo ka hadlayay Munaasibad uu Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ku…

          Read More

            Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Magaalada Jabuuti Kulan kula qaatay Wasiirka Diinta iyo Dhaqanka ee Jabuuti ka Daawo Qurbejoog.com

            Jabuti 25.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland oo ku Sugan Wadanka Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Diinta,Awqaafta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyada Jabuuti. Wasiirka oo uu Weheliyo Afhayeenka Madaxtooytada Somaliland ayaa ka Wada Hadlay Arrimaha ay labada Wasaaradood iska kaashan karaan. Jabuuti SDN. Qurbejoog.com

            Read More

              “Wada hadalladani waxa ay u dhaw yihiin inay qaataan billo badan ka hor inta aan laga gaadhin guul” Ambassador David Shinn

              Washington 25.Jan 2014 (SDN)- Ambassador David Shinn oo hore maraykanka danjire uga ahaan jiray dalka Itoobiya, ayaa sheegay inay dawladda Turkigu ka tahay daacad wada hadallada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Ambassador Shinn oo ah dublomaasi ku xeel-dheer arrimaha Geeska Afrika oo ka hadlayay mar laga wareystey war murtiiyeedkii ka soo baxay shirkii Istanbul, waxa…

              Read More

                Qaar ka Mid ah Iskaashatooyinka Gaadiidka oo Muqdisho ka Sameeyay Shaqo Joojin iyo Cabasho amaan oo ay soo Bandhigeen

                Muqdisho 25.Jan 2014 (SDN)- Xubno ka tirsan guddiga iskaashatada gaadiidleyda gobolka Banaadir iyo darawallada gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha weyn ee Ex-katarool ee magaalada Muqdisho. Waxay ka cabanayaan arrimo la xiriira jid-gooyooyin ay sheegeen inay ku soo kordheen waddada dheer ee xiriirisa Muqdisho…

                Read More

                  Shir lagu Darsayo Xog Ururinta Cudurada ugu badan ee bulshada Somaliland oo Hargaysa ka Furmay

                  Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka ee JSL Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta Hotel Maansoor ee Magaalada hargeysa ka furtay kulan hawleed tababar ah oo lagu gorfeynayo xog ururinta cudurada ugu badan ee bulshada reer Somaliland ku  keena dhimashada. Tababarkan oo ay soo qabanqaabisay waaxda xog ururinta ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa…

                  Read More

                    “Sadexdayadii Nin ee Gaadhigu la dhacay Marxuun Cali Maarshaal ayaa Ugu Nasiib badnaa oo Siilaanyo oo Talinaya aan arag” Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Siyaasi Cabdiraxman C/qaadir oo ka mid ahaa Aasasayaashii Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Madaxweyne Siilaanyo u jeediyey hadalo dardaaran ah isaga oo sheegay in haddii musuqmaasuqa iyo Qabyaalada uu joojiyo,ay ku Keenayso Cawaaqib Xumo baahsan, waxaanu tilmaamay wax kali ah ee adduunyada dadka ka raaacaya ay tahay Kafata  sidaasi darted uu iska…

                    Read More

                      Hawl Gal Talaalka Xoolaha ah oo laga Fulinayo Gobolada Somaliland iyo Kooxihii ka Qayb qaadanayay oo Maanta ambo baxay {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa maanta Gobolada iyo Degmooyinka dalka u kala dirtay Koox Qaabilsan Caafimaadka Xoolaha kuwaas oo soo fulin  doona hawl gal talaalida Xoolaha Gaar ahaan riyaha oo laga talaali doono Cudurka Sambabka. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xannaanada Xoolaha Dr Maxamed Axmed Cago Weyne ayaa ku booriyay hawl…

                      Read More

                        Mudaharaad lagaga soo Horjeedo Alshabaab oo Ka Dhacay Muqdisho

                        Muqdisho 25.Jan 2014 (SDN)- Dibadbax looga soo horjeeday maleeshiyada al-Shabaab, laguna beeninayay kulan ay sheegtay inay magaalada Buulo-mareer kula yeelatay odayaal dhaqameed taabacsan ayaa maanta ka dhacay degmada Warta-nabadda ee magaalada Muqdisho. Dibadbaxa oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda wada-hadalka bulshada ee CCD ayaa waxaa ka qaybgalay xildhibaanno ka tirsan baarlammaanka federalka ah ee Soomaaliya, guddoomiyeyaasha…

                        Read More

                          “Maalintii Axmed Siilaanyo Yimid dalka kamay Jirin Khaatumo,Awdal State iyo Wixii la Hal Maala Markaa waxaan leeyahay Saaxiibkay Axmed Sidani kaa Socon Mayso” Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 25.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay In Somaliland u baahan tahay Talo qaran oo lagu Badbaadiyo Waxaa kale oo uu digniin u diray Shirkado Maalgashi oo Xukuumadu heshiisyo la Gashay Waxaanu Sheegay in Heshiisyadaasi ay Yihiin Waxba kama Jiraan. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa Hadalkan ka Sheegay Munaasibad uu…

                          Read More

                            Khasaarihii Dagaalkii Buuralayda Galgala Ku Dhex maray Ciidamada Punt land iyo Kooxda Alshabaab {DHAGAYSO}

                            Galgala 24.Jan 2014 (SDN)- Ciidanka ammaanka dowladda Puntland oo saakadii hore howlgal dagaal ka fuliyay buuraha Galgala ayaa la sheegayaa inay saddex Shabab ka tirsan ku dilleen todobo kalena ay ku dhaawacmeen sida uu saxaafada goor dhawayd u sheegay wasiirka Amniga. Ku simaha wasiirka Amniga Dowladda Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay inay ka war…

                            Read More

                              ‘Somali People Must Intensify Their War’

                              Mogadishu, 25 Jan 2014 (SDN) –Somalia’s Shebab insurgents called on Saturday for renewed attacks against foreign forces, after arch-enemy Ethiopia joined the African Union force battling the extremists. Top commanders of the al-Qaeda-linked group, including insurgent supremo Ahmed Abdi Godane, met this week after Ethiopia formally joined the UN-backed mission known as AMISOM, Shebab spokesman…

                              Read More