Webmaster

    SOOMAALILAND & SIYAASADA SANADKA CUSUB 2014

    Shacbiga S/land & saxaafada w Waxaan ku salaamayaa salaanta  islaamka ASCW. Intaa ka dib waxaan ku guda jirnaa sanad cusub oo saadaashiida  & sahamintiisa wata,sidaa darteed 23 sano oo S/land ahayd maamul ka madax  banaan soomaaliya inteeda kale ama ay dib ula soo noqotay madaxbanaanideedii  halkee bay maraysaa siyaadasada S/land ee ku wajahan aduunka aynu…

    Read More

      Agab iyo Saanad Milateri oo Ciidamada Punt land ku qabsadeen Buuralayda Galgala oo Alshabaab ay ka furteen SAWIRO

      Garowe 26.Jan 2014 (SDN)- Mas’uuliyiinta ammaanka Puntland ayaa maanta soo bandhigay hub iyo agab dagaal oo ay ku qabsadeen dagaal ay maleeshiyada Al-Shabaab shalay kula galeen buuralleyda Galgala ee gobolka Bari. Wasiir ku xigeenka amniga Puntland, Cabdijamaal Cismaan Maxamed iyo taliye ku xigeenka booliska Puntland, Muxyadiin Axmed Muuse oo shir jaraa’id wadajir ah maanta ku…

      Read More

        Wasiiradii Hore ee Maaliyada iyo Qorshaynta ee Xukuumada Federaalka Somalia oo Xilkii ku Wareejiyay Wasiirada Cusub SAWIRO

        Muqdisho 26.Jan 2014 (SDN)- Munaasabad ballaaran oo xilka uu ku wareejinayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada iyo qorshaynta Maxamuud Xasan Sulaymaan (Cawil) ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qayb galay Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka diinta iyo Awqaafta Ridwaan Xirsi Maxamed, Wasiirada xilka la wareegayay Xuseen Cabdi Xalane, iyo Siciid C/laahi Maxamed, Wasiiru…

        Read More

          Nuxurka Warbixintii Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka uu Siiyay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta Warbixin dhinacyo badan leh Siiyay Mudanayaasha Golaha Wakiilada Wasiirku Waxa  faahfaahin kaga bixiyay mashruuca loo yaqaano somaliland fund  kaasoo ay iska kaashadaan dawladaha ingiriiska  Denmark  iyo Norway  waxaanu intaa daray  In sanduuqaasi ay ku jirto xiligan lacag dhan sagaal…

          Read More

            Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta oo Jawaabo u kala diray Madaxda Xisbiyada Mucaaridka {DHAGAYSO}

            Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ahna ku simaha Wasiirka  oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay dhinacyo kala duwan oo ku saabsan marxaladda dalku marayo gaar ahaan dhinacyada nabadgelyada, siyaasada arimaha dibadda, dhanka arimaha bulshada iyo horumarka maalinba ta xigta…

            Read More

              Prime Minister opens 2014 Program conference: “by learning from previous successes and setbacks we will ensure government delivers for the Somali people”

              His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today opened a two-day Cabinet conference at Villa Hargaysa, centring on the priorities, implementation and delivery of the government’s 2014 Program.   The two-day working session is being attended by His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud, H.E. Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, H.E. Speaker of Parliament Mohamed Sheikh Osman…

              Read More

                Ra’iisul Wasaaraha oo furay kulan howleed Golaha Wasiirada uga arrinsanayaan qorsheyaasha sanadka 2014

                Muqdisho, January 26, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay kulan howleed labo cisho socon doona kaasoo Golaha Wasiirada ee Xukuumada si gaar ah uga wadatashan doonaan howlaha baaxada leh ee horyaala iyo sidii loogu fulin lahaa muhiimadaha ay kala leeyihiin, gaar ahaana qorshaha sanadka 2014-ka.   Cinwaanka…

                Read More

                  Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo Golaha Wakiilada Warbixin ka siiyay Mashruuca Somaliland Found

                  Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda jsl  oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golahaasi mudane cabduraxamaan maxamed cabdilaahi [ cirro] ayaa waxa  hor yimi wasiirka wasaarada qorshayanata qaraanka dr sacad shirre . Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka dr sacad cali shrre  ayaa mudanayaasha fadhiga kazoo xaadiray warbixin ka siiyay hawlaha way wasaaradu u qaabilsantaya…

                  Read More

                    Telefishanka Somali Channel oo Laga Joojiyay Hawlihiisii War tebineed ee Gobolka Hiiraan

                    BeledWeyne 26.Jan 2014 (SDN)- Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in uu si ku-meel gaar ah u joojiyey howlihii warbaahineed ee telefishinka Somali Channel uu ka waday gobolka. Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca arrimaha bulshada ee Beledweyne, Cabdikariim Shire Cabdi oo shir jaraa’id maanta ku qabtay Beledweyne ayaa sheegay in telefishinku xalay baahiyey barnaamij lid ku ah nabadgelyada…

                    Read More

                      Maamulka Kismayo Oo Soo Abaabulay Bannaabax Lagu Taageerayo Ciidanka Kenya Ee Halkaas Ku Sugan

                      Kismayo: 26-Jan-2014(SDN)-Wararka Ka Imanaya Magaalada Kismayo ayaa sheegay in maamulka Halkaas ka Arrimiyaa ay Saaka Soo  Abaabuleen Bannaan Bax Ballaadhan oo Lagu Taageerayo Joogitaanka Ciidanka Kenya. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Dadweyne Tiro badani isku soo  Baxeen, kuwaas oo muujinaya inay Taageero ballaadhan u hayaan Sii Joogitaanka Ciidanka kenya oo in muddo ah…

                      Read More

                        Madaxweyne Cabdiweli Oo War Farxad geliyey Ka Helay Maamulka Gal-Mudug

                        Galkacyo:26-Jan-2014(SDN)-Madaxweynaha Cusub ee dhawaan Puntland yeelatay ayaa warkii  ugu horreeyey ee Farxadeed ka Helay Maamulka Gal-mudug oo ay Deris yihiin. Maamulka Gal-Mudug ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan Qorshayaal ay isku dhax galayaan Shacabka ku kala Nool Koonfurta Iyo Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, isla-markaana ay Isu furan dhinaca Bulshada ah hirgelin doonaan.  …

                        Read More

                          Xubin Bulshada Dhexdeeda Muhiim Ka Ahayd Oo Xalay Lagu Kaarajiyey Magaalada Galkacyo

                          Gaalkacyo:26-Jan-2014 (SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu Dilay Allaha u naxaristee Madaxii Hay’adda NRO Cabdi Maxamed Aadan (Cabdi dheere). Dilka Marxuumka ayaa la sheegay inay ka Dambeeyeen Koox Hubaysan Oo Wajiga Soo Duubtay Xilli uu ku Sugnaa Xaafadda Garsoor ee Ka Tirsan Magaalada Galkacyo. Allaha u naraxiistee Marxuun Cabdi Maxamed ayaa…

                          Read More

                            Beledweyne: Guddoomiye Ku Xigeenkii Gobolka Hiiraan Oo Xabsiga La Dhigay

                            Beledweyne:26-Jan-2014 (SDN)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa la sheegayaa inay Xabsiga Dhigtay Guddoomiye-ku-xigeenkii Gobolka Hiiraan, isla-markaana uu Haatan xidhan yahay. Wararka Saaka Ka Imanaya Deegaankaas ayaa sheegaya Ninkaasi Xidhan yahay, Iyadoo  Guddoomiye ku xigeenka dhinaca arrimaha bulshadda Sheekh Xuseen Cismaan Cali, oo xalay la hadlay warbaahinta uu xaqiijiyay in uu xidhan yahay Cabdulaahi Maxamed Cumar oo…

                            Read More

                              Deputy Prime Minister tells Director Generals: “you must be the engines of reform and delivery across government”

                              His Excellency Deputy Prime Minister Ridwan Hirsi Mohamed today met with Director Generals from Ministry of Finance, Ministry of Information and the newly created Ministry of Labour.  The first in a series of meetings to be held by the Deputy Prime Minister with all Director Generals from across government, the Deputy Prime Minister reiterated their…

                              Read More

                                Somali Islamists vow to boost attacks as Ethiopia join AU force

                                Somalia’s Shebab insurgents called Saturday for renewed attacks against foreign forces, after arch-enemy Ethiopia joined the African Union force battling the extremists. Top commanders of the Al-Qaeda-linked group, including insurgent supremo Ahmed Abdi Godane, met this week after Ethiopia formally joined the UN-backed mission known as AMISOM, Shebab spokesman Ali Mohamud Rage told AFP. “They…

                                Read More