Webmaster

Muxuu Sharciga Somaliland ka Qabaa in Mas’uuliyiinta Dawladu aanay la Hadlin Warbaahinta Gaarka ah? DAAWO

Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Maalintii Axadii ee Todobaadkan ayaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan Guri barwaaqo Waxa uu Golaha Wakiiladda ka hor sheegay inaan la ogolaan doonin in Mas’uul kasta oo dawladeed xilka uu doono ha hayee uu la hadlo Warbaahinta gaarka ah taas oo saxaafada madaxa bannaani u aragtay Cabudhin lagu…

Read More

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2018 safar shaqo  oo qaadan doona maalmo kooban ugu ambo-baxay dalka Itoobiya. Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa daba socda marti-qaad rasmi ah oo uu usoo diray ra’isal wasaaraha  dalka Itoobiya Hailemariam Desalegne, waxaana sida…

Read More

Asaraarka Ku Duugan Buuga Sannadka 2018 ee Cadho iyo Dab ee Gilgilay Madaxweyne Donald Trump Waxaa Turjumay Kamaal A.Cali Qaybtii 2aad

Washington 14. January 2018 (SDN/QJ):-Madow badani kuma jiro sababta keentay qoraalka buuggan. Isla markii 20kii Bishii Koowaad ee 2017 ka loo dabbaaldegeyey caleemasaarka madaxweyne Trump, waxa uu Maraykanku dhex muquurtay duufaantii siyaasadeed ee aan caadiga ahayn ee ugu darnayd, ugu yaraan intii ka dambaysay fadeexaddii ‘Watergate’. Markii maalintan [Caleemo saarka] la gaadhay waxa aan isu diyaariyey…

Read More

Nuxurka Khudbado ay Maanta Golaha Wakiiladda Somaliland ka Jeediyeen 9 Wasiir oo Goluhu Ansixiyey DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Sagaal Wasiir oo Maanta ay ansixiyeen Golaha Wakiiladda Somaliland kana mid ah Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa Warbixino la xidhiidha Shaqooyinka loo igmaday Waxay Maanta ka Jeediyeen Fadhigii Golaha Wakiiladda. Wasiiradan ayaa midkiiba la siiyey Wakhti Shan daqiiqo ah oo uu kaga hadlo Waxyaabaha uu Mudnaanta siinayo.

Read More

Khudbad uu Jeediyey Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal oo Hadal hayn badan dhalisay & Madax Dhaqameedka Somaliland Qaarkood oo Si adag uga Falceliyey kuna sifeeyeen Mid kala Qoqobaya Shacabkii ka soo baxay Doorashadii Madaxtooyadda ee Kala qaybsanaantu Ku dhex jirtay DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Xubno ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland oo siyaabo kala gaar gaar ah maanta ula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay ka xun yihiin Hadalkan ka soo yeedhay Suldaan Xasan Suldaan C.laahi kaas oo ay sheegeen inuu kala qoqobayo bulshadda.

Read More

Wiil uu Dhalay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Dabayaaqadii Sannadkii Tegay Ku Dhintay Dalka Suuriya Kadib Markii ay Duufsadeen Kooxaha Argagixisadu & Dareenka Aabihii!! DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Eng Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, ayaa sheegay in sanadkii iminka uun dhamaaday ee 2017 lagu diley dalka Suuriya wiil uu dhalay. Sayid Xuseen Faysal Cali Waraabe ayaa suuriya tegey sanadkii 2013-kii, ka dib markii la duufsaday oo warbixin khalad ah la siiyey…

Read More

Maamul Goboleedka Somaaliyeed ee Punt land oo Shaaciyey Dagaal ka dhan ah Somaliland & Weedho Colaadeed oo ay u Direen Xukuumadda Somaliland DAAWO

Garowe 14. January 2018 (SDN/QJ):-Todobaadkii tegay ayay ahayd Markii Ciidamadda Qaranka Somaliland ay Qabsadeen Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool,Degmadan ayaa markii hore fadhiisin u ahayd Ciidamo ka tirsan kuwa Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Punt land. Hadaba Mas’uuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka Punt land ayaa Maanta ku baaqay dagaal ka dhan ah Somaliland waxay sheegeen in aanay…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay in Mas’uul Kasta oo Dawladeed aanu adeegsan doonin Warbaahinta Gaarka ah Taas badalkeedana ay adeegsan doonaan Warbaahinta Dawladda DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri Barwaaqo) ayaa Maanta golaha wakiillada u sheegay in ay isla garteen in madaxda dawladdu adeegsato warbaahinta xukumadda “Wasaaradda warfaafintu waxay noqon doonta mid isku xidha goleyaasha, wasaaraddaha iyo dawladda, waxaanu isla garanay ama noo qorshaysan in aanay madaxda dawladdu heerka ay doonan ba ha ahaadaane…

Read More

‘’Nin ayaa igu Yidhi Abti ayuun-baad I leedahay ee Xageed Abti iga noqotay Waxaan ku idhi Wiilka Habar Yoonis ee Jeegaantu dhashay Waxaan u ahay Abti’’ Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo ka hadlayay Madal dhaqan oo lagu Caleemo saarayay Ugaas Cusub oo ku soo biiray Madaxda Dhaqanka Somaliland ayaa soo xoqay boogihii ka dhashay doorashadii Madaxtooyadda Somaliland ee kala qaybisay Ummada somaliland.

Read More

Xisbiga Ucid oo Shaaciyey in Musuq Maasuq Baahsani uu Ka Jiro Wasaaradda Warfaafinta & Jawaabta Wasaaradda DAAWO

Hargaysa 13. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Ucid oo Shir jaraa’id maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa cadeeyay in Musuq Maasuq baahsani uu ka taagan yahay Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Waxaanu xusay inay Jiraan dad ka dhiigaysatay hantida qaranka Isla Markaana Caddaadis ku haya Shaqaalaha Wasaaradaasi. Dhanka Kale Xasan Maxamed Yuusuf oo…

Read More

‘’Arrinta Iminka Jirtaa waxa weeye ilaa Afar Gobol oo Somalia Goboladeeda ka tirsan ayaa Ciidamadii laga soo qaaday Waxaana la soo dul dhigay Ciidanka Somaliland’’ Wasiirka Arrimaha Gudaha S.land DAAWO

Hargaysa 13. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka warbixiyay Xaalada Guud Xuduuda Bariga JSL, Halkaaso Maalmahii u Dambeeyay ay Maamul goboleedka Puntland ka wadeen Xaalad Abuur iyo Farogalin dhanka Xuduuda ah. https://www.youtube.com/watch?v=Dy6qlxhRVq8

Read More

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Maanta Magacaabay Afar Agaasime oo ka Mid ah Hay’adaha Dawladda

Hargaysa 13. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-22/012018, uu ku magacaabay Afar Agaasime.   Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:-      Magacaabid Markaan Arkay:               Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (kh);   Markaan Arkay:                   Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;   Markaan ku Qancay:          In ay Hanan…

Read More

Ku Xigeenka Madaxweynaha Somaliland oo Daboolka ka Qaaday in Madaxweyne Muuse Biixi uu Daaqada ka saarayo La Taliyeyaasha Tirada badan ee Wasaaradaha Dawladda una Aqoonsaday Mid dad gaar ah Lagu Naas-nuujiyo DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa go’aamiyey in la yareeyo tirada badan ee La taliyeyaasha ay Wasaaradaha dawladu qortaan taas oo uu ku sifeeyay mid lagu naas nuujinayo dadkaas. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa sidaas ka sheegay kulan lagaga hadlayay kor u qaadista wax…

Read More