Dagaal Beeleed Maanta Dib uga Qarxay Deegaan ka Tirsan Gobolka Sanaag Khasaaraha Ka Dhashay & Sida ay Xaaladu Tahay DAAWO
Ceel-Afweyn 21. January 2018 (SDN/QJ):-Saaka arooryaddii hore ayaa dagaaal ku dhex maray beelaha walaalaha ah ee deegaanka Darar-wayne ee Dagmadda Ceel-afwayn labada beelood ee Baho-baciide iyo Sacad Yoonis kuwaas oo ay is rasaaseeyeen dad reer guuraa ah waxaana halkaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac aan tiradooda wali si rasmi ah loo xaqiijin waxaana kal dhex galay…
