Webmaster

Somaliland: President Behi Receives UN Delegation

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-His Excellency Musa Behi Abdi, President of the Republic of Somaliland, today, received Mr. Michael Keating, Special Representative of the Secretary-General of the United Nations for Somalia/Somaliland, and a delegation he led at his office at the Presidency, Hargeisa. Somaliland Minister for Foreign Affairs, Dr. Saad Ali Shire, and Mr. Keating, jointly,…

Read More

Court in Somaliland Sentences 4 Youngsters who Robbed a Japanese Photo Artist

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Hargeisa regional court in Somaliland yesterday sentenced four youngsters who robbed a Japanese photographer on broad daylight. The four youngsters admitted of the robbery they committed and further revealed that they stole 5000 US dollars from him. The court sentenced 2 years and 9 months jail term and ordered to pay…

Read More

”Sidaa ogtihiin Puntland Waxay Dagaal Kula Jirtaa Kooxaha Shabaab iyo Daacish, weerarkii Maamulka Somaliland Waxa Uu Gaashaan U Yahay Argagixisada Aan Dagaalka Kula Jirno,Shacabka Punt land Dagaal ha u Diyaar Garoobaan” Madaxweyne Gaas DAAWO

Garowe 10. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si adag uga hadlay weerarkii xooganaa ee dhawaan ciidamo katirsan Somaliland kusoo qaadeen Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.   Waxa uu sheegay Madaxweynaha Puntland in weerarka Somaliland ujeedkiisu ahaa carqaladeynta munaasabad balaaran oo ka socotay magaalada Garawe iyo booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ku joogo…

Read More

“Golaha Waxaa Uu Ka Wadda Hadlayay Gar-Darooyinka Putland Laba Qodob Oo Ka Dhinaana Waan Ku Daray Waxaanay Kala Ahaayeen” Xildhibaan Indho Indho DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho Indho oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somali land ayaa ka hadlay kulan ay yeesheen Golaha Guurtidu oo laga hadlayay Colaada ka dhex aloosan Somali land Iyo Put land waxaanu sheegay in uu Shirgudoonka u gudbiyay laba qodob oo uu ku kala sheegay in ay…

Read More

Garyaqaanka Guud ee Somaliland oo Ka Difaacay Madaxweyne Muuse Biixi eedaymo Sharci oo ka dhashay Xeer Nidaamiyaha Xukuumadda ee uu dhawaan soo saaray DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Garyaqaanka Guud ee Qaranka Cabdi-samad Cumar Maal ayaa Sheegay inuu sax yahay Xeer nidaamiyaha dhismaha wasaaradaha iyo Hay’adaha Xukuumadda ee uu soo saaray dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Kaas oo Xeel dheere Sharci uu ku tilmaamay mid nasaqaya Xeerka Kala Xadaynta nidaamka Xukuumadda. Xeel dheerayaasha dhanka Sharciga ayaa aaminsan inuu Khalad…

Read More

Waa Sidee Isu Socodka Dadka Iyo Gaadiidka ee Somaliland Iyo Punt land Kadib Dagaalkii Doraad? DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Waxaa Doraad ka dhacay Deegaanka Tuko-raq Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Kuwa Maamul Goboleedka soomaliyeed ee Punt land iyadoo deegaankaasi ay markii hore ku sugnaayeen Ciidanka Punt land. Waxaa soo baxayay Warar Sheegaya in Maamulka Punt land uu Hakiyey Isu Socodka dadka iyo Gaadiidka labada dhan u kala Gooshi…

Read More

Dowlada Somalia oo War kasoo saartay Xiisada Colaadeed ee u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland

Muqdisho 10. January 2018 (SDN/QJ):-Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq ay si deg deg ah oo shuruud la’aan ah u joojiyaan dagaalka. Qorshaha Dawladda Federaalka ayaa ah in si deg-deg ah ay u joojiso dagaallada iyo colaadaha, waxeyna…

Read More

Dadweynaha Reer Burco Oo Ka Hadlay Culayska Nololeed Ee Sicir-bararka Dollarku Ku Hayo & Aamusnida Xukuumadda DAAWO

Burco 10. January 2018 (SDN/QJ):-Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ee Somaliland, ayaa Cabasho ka muujiyey hoos u dhaca Qiimaha Shilinka Somaliland iyo Kor u kaca Dollarka oo saamayn weyn ku yeeshay Qiimaha Maceeshadda daruuriga ah. Dadweynaha oo la waydiiyey Rayigooda ku aaddan sicir-bararka Dollarka oo saamayn weyn ku leh Maceeshadda Quutal-daruuriga…

Read More

Puntland Oo Ciidammo Soo Dhoobtay Duleedka Magaalada Tuke-raq Oo Doraad Milletariga Somaliland Kala Wareegay!!

Garowe 10. January 2018 (SDN/QJ):-Ka dib, markii Ciidammada Qaranka Somaliland Maalintii doraad ay qabsadeen Degmada Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa waxa halkaasi ka soo baxaya Warar kala duwan oo ku saabsan dhaqdhaqaaqyo Puntland waddo. Wararka qaarkood ayaa sheegaya in Maamulka Puntland oo doonaya inuu dib u qabsado Tukaraq iyo meelo kale oo ka mid ah Gobolka…

Read More

Shirgudoonka Guurtida oo Fadhi gaar ah maanta ka Yeeshay Xaaladaha ka soo Kordhay Deegaanada Bariga Somaliland & Nuxurka Qoraal uu Madaxweyne Muuse Biixi u Diray DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Fadhi gaar ah oo ay  Yeesheen Golaha Guurtidda Somaliland Ayaa Shirgudoonka Golahaasi Waxay Digniin Adag U Direen Maamulada Somalia Iyo Punt Land Oo ay sheegeen inay Ku Soo Xadgudbeen Deegaano Ka Tirsan Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=Xr6vJIZ52Mg

Read More

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo Markii u Horaysay Masaafo dheer oo dhulka ah Isaga Gudbay,Dareenada Ku Meersan Iyo Waxay Ishiisu Qabatay !! WARBIXIN

Qardho 10. January 2018 (SDN/QJ):-Markii ugu horeysay, tan iyo markii loo doortay xilka madaxweynaha, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayay maraysaa leyrta ama hanfida dhulka baaxadda leh ee Soomaaliya. Wuxuu marayaa dhulka qarfaha iyo buuraha ah ee caanka ku ah beeyada iyo xijiga ee Bari, dhul geedka uu aad ugu yaryahay balse lagu sheegay kaydka kheyraadka dabiiciga ah…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya & Arrimaha Laga Wada Hadlay DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Michael Keating oo dalka booqasho ku jooga. Kulankan oo xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ka qabsoomay maanta, ayaa waxa madaxweynaha ku wehelinayey madaxweyne ku-xigeenka Somaliland,…

Read More

Khilaafka u Dhexeeya Waddamada Turkiga iyo Imaaraatka Oo Weji Cusub Yeeshay!!

Ankara 10. January 2018 (SDN/QJ):-Turkiga ayaa si rasmi ah u bedelay astaanta waddada ay ku taallo saraafadda dalka Isutagga Imaaraatka uu ku leeyahay magaalada Ankara, ka dib hadal dhaliyay khilaaf diblumaasiyadeed oo labada dal soo kala dhexgalay. Waddada waxaa loogu magacdaray Fahreddin Pasha, ka dib markii wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraatka uu internetka ku baahiyay isagoo…

Read More

‘’Laba Nin oo Geel isku darsaday ayaa Markii ay isku afgaran waayaan kala Soocda,Hadii Dawladnimadii aynu isku darsanay aynu wada Dhaqan kari waynay Waxaan leeyahay Somalia halkiina Ilaahay ha idiin Barakeeyo’’ Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ka mid ah Madax dhaqameedka Waaweyn ee Somaliland ayaa Fariin waayeelnimo u diray Dawladda Somalia. Suldaanka oo ka hadlayay Madal uu Xisbiga Waddani hadhiimo Sharafeed ugu Sameeyay Suldaan Bile Rafle Guuleed oo Xiligii taliskii Maxamed Siyaad bare ka talinayay Somaliland Xilal Gudoomiye Gobol ka soo…

Read More

Muxuu Sharcigu Ka Qabaa Xeer Nidaamiyaha Wasaaradaha Ee Uu Soo Saaray Madaxweynaha Somaliland? Mase Jirtaa Khaladaad Maamul Iyo Mid Sharci oo Ku Jiraa? DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Dhawaan ayay ahayd Markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu soo saaray Xeer-Nidaamiyaha Dhismaha Wasaaradaga iyo Hay’adaha xukuumada ee Xeer Nidaamiye Lr.01/2018, Kaas oo Qeexaya Shaqada ay qabanayaan Wasaaradaha dawladda si looga baaqsado inay hal shaqo oo isku mid ah qabtaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda. Xeel dheerayaasha dhanka Sharciga ayaa…

Read More

“Qabawga Iyo Kulaylkuba Waan La Qabsaday oo ima dhibaan” Wiil Dhallinyaro ah oo Ku Nool Hargaysa oo Dabeecad u leh inaanu Shaadh Xidhan & Waxa ku dhaliyey DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Khaalid Maxamed Xaashi Waa Wiil dhallinyaro ah oo ku nool Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxaa uu Caan ku yahay in aanu Xidhan Shaadh Waxaanu kala hagaa Gaadiidka iyadoo uu u shaqeeyo sida Ciidanka nabadgalyadda waddooyinka. Xiligan oo ay Caasimadda hargaysa laga dareemayo qabow xoogan qof kastaana xidhan yahay dhar culus ayuu…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Madaxweyne Muuse Biixi uga Digay Aqbalaada Heshiiska Saldhiga Mileteri kana Hadlay Ruqaansashadii Ciidanka Qaranka DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa maanta uga digay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland inuu ogolaado Heshiiska Saldhiga Mileteri lagaga siinayo Imaaraadka Madaarka Magaaladda Berbera. Xoghaye Uurcade waxa uu Madaxweyne Muuse Biixi ku amaanay qaraarka uu ka qaatay dhulka raasiga ee Marsada Magaaladda Berbera waxa uu dhanka…

Read More

Gudi Hoosaadka Difaaca ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Kulan la yeeshay Wasiirka Gaashaandhiga & Xaaladaha ka soo Kordhay Dagaalkii Shalay ee Somaliland Iyo Punt land DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Guddida Difaaca Ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa kulan la yeeshay Maanta Wasiirka gashaan dhiga Somaliland Ciise Yuusuf Waxayna ka wada hadleen arrimo sharci oo ku saabsan Sidii loo ansixin lahaa Wasiirkan oo ka mid ah Wasiiradda Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Arrimaha kale ee is xogwaraysigani ku saabsanaa…

Read More