Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo kulan la Qaatay Isu duwayaasha Wasaaradaas ee Gobolada
Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo awqaafta Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa xafiiskiisa kulan balaadhan kula yeeshay isu duwayaasha gobolada Dalka, kuwaasoo uu kala hadlay siyaasadda wasaaradda ee ku aaddan hirgelinta qorshayaasha sanadka cusub ee 2014. Wasiirka oo isu duwayaasha kala hadlay dhinaca hanuuninta bulshada ayaa sheegay in mas’uuliyadoodu tahay in bulshada lagu…
