Burco:Ciidanka RRU-da Oo Xalay Jiifka U diiday Shacabka, Guddoomiye-ku-xigeenkii Hore Gobolka Togdheerna Gurigiisa Kala Baxay
Burco:03-Janu-2014 (SDN)-Wararka Naga Soo Gaadhaya Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Xalay ay ciidamada Sida Gaarka ah u tababar ee RRU-du dadka Shacabka ah Jiifkii u diideen, isla-markaana ay Gelelefeen Guryo badan oo halkaas ku yaalla. Ciidanka ayaa la sheegay inay Xalay Habeen-badhkii Gurigiisa kala Baxeen Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir…
